مركز إشراق - Ishraq
122K subscribers
1.34K photos
68 videos
8 files
352 links
Ishraaq; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada ✨.

Halkan nagala soco:
https://t.me/IshraqCenter/10
Download Telegram
Bishaaro!

Diiwaangelintii waa loo furay isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm).

Hadda la soo dag update-ka cusub ee App-ka Turath!👇
https://onelink.to/cuhq7w

https://vt.tiktok.com/ZSgL3ACJL/

T.me/ishraqcenter
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Waddamadii kale waa lagu soo kordhiyay Iphone-ka ee dib ha ugu noqoto ciddii ka wayday waddanka ay dagan tahay.
Farriinta xaqiijinta (Code-ka) Telegram-ku qaabkan ayay kuugu imaanaysaa, ee hubso marka aad App-ka iska diiwangelinaysid.
Tirada badan ee codsiyada ardayda ayaa keenaysa farriintan.

Iska suga inta uu culeysku ka kala dagayo, lama xidhayo hadda diiwaangelintee.
Qaabkan haddii uu kuu soo baxo update gare ama iska saar oo dib ula soo dag Appa-ka. Waa noocii qadiimka ahaa..
مركز إشراق - Ishraq
Waddamadii kale waa lagu soo kordhiyay Iphone-ka ee dib ha ugu noqoto ciddii ka wayday waddanka ay dagan tahay.
=
Mobilada Android-ka (Samsung, Tecno ..iwm); dhawaan ayaa waddamada ka maqan lagu soo dari doonaa, insha Allaah.
Bishaaro!

Waxaanu dhowaan App-ka Turath kusoo kordhinaynaa qayb u gaar ah qoysaska, Insha Allaah.

Qaybtani waxay waalidka u saamaxaysaa inuu carruurtiisa hal moobil kaga diiwaangeliyo barnaamijyada (sida barnaamijka hadda socda ee Zaad Al Mufasiriin), natiijadoodana kala socdo, sidoo kalena ay qoysku ku wada tartami karaan.

🔗 https://turaath.so

https://www.facebook.com/share/p/1GppvG7By2/?mibextid=wwXIfr

https://t.me/IshraqCenter
#100k

✅ Lix maalmood kaddib iyo tirada ardayda is-diiwaangelisay barnaamijka Zaad Al-mufasiriin!✨

Diiwaangelintu weli way furan tahay. La soo deg App-ka Turath oo iska diiwaangeli:
https://onelink.to/cuhq7w

F.G: Fadlan, ardayda is-diiwaangelisay ha ku biireen kanaalka casharrada ee Telegram-ka.👇🏻
https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk

https://www.facebook.com/share/p/19hXXedCHP/?mibextid=wwXIfr

https://t.me/IshraqCenter
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
#Wacyigalin

🔐 Qaabka looga hortago in lagaa jabsado Telegramka.

Fadlan, tallaabooyinkan raac oo ilaasho lambarkaaga:
https://youtube.com/shorts/o1n2Y4hyU5g?si=3eIlWeyaz5sBwfvf

https://t.me/IshraqCenter
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Ogeysiis:
Waddamadii ka maqnaa mobilada Android-ka (Samsung, Tecno ..iwm) waa lagu soo daray iyo arrimo kaleba.

Fadlan, update gareeya Turath:
https://onelink.to/cuhq7w