مركز إشراق - Ishraq
122K subscribers
1.34K photos
68 videos
8 files
352 links
Ishraaq; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada ✨.

Halkan nagala soco:
https://t.me/IshraqCenter/10
Download Telegram
🔔Baraarujin:

✅ Xogta rasmiga ah ee barnaamijyada Ishraaq waxaad kala socon kartaan oo keliya baraha rasmiga ah ee xarunta:

🔵Facebook: https://www.facebook.com/share/1CLzVDY1T2/?mibextid=wwXIfr
🎨 TikTok: https://www.tiktok.com/@ishraqcenter
📷 Instagram: https://www.instagram.com/ishraaqcenter
🚀 Telegram: https://t.me/IshraqCenter
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
F.G: Barnaamijka Zaad Al Mufasiriin waxa uu leeyahay hal bog oo keliya, waana barta Facebook:
🔵 https://www.facebook.com/Zaadulmufasiiriin

Wixii intaa ka baxsan masuul kama nihin.

#زاد_المفسرين
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
#Filasho_wacan✨

Hal maalin oo kaliya ayaa inaga xigta diiwaan-gelinta Dufcaddii 3aad ee barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir, insha Allaah! ⏳

https://www.facebook.com/share/16SaGQkrdsF/?mibextid=wwXIfr

#زاد_المفسرين
#الدفعة_الثالثة

https://t.me/IshraqCenter
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
✅Wargelin:

📱La Soo daga Application-ka Turath:
https://onelink.to/cuhq7w

Barnaamijyada Ishraaq doorkan waxa lagu diiwaangelin doonaa App-ka Turath.

Sidoo kale, ardaydu waxay si toos ah App-kan ugala socon doonaan xogtooda waxbarasho sida: imtixaannada, natiijooyinka, iyo shahaadooyinkaba.

F.g: Telegram-ka waxa lagala soconayaa casharada, App-ka Turath-na waxa lagu keydinayaa oo la gala soconayaa xogta ardayda.

🌐https://turaath.so

#زاد_المفسرين
#الدفعة_الثالثة

https://t.me/IshraqCenter
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Qaabka diiwaangelinta berri ayaa la shaacin doonaa, insha Allaah.

Imika la soo daga uun App-ka Turath.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Bishaaro🎉

Waxa bilaabantay diiwaangelinta Dufacaddii 3aad ee Barnaamijka Zaad Al-Mufasariin.

La soo deg application-ka Turath oo iska diiwaangeli:
https://onelink.to/cuhq7w

Kaddib ku biir kanaalka casharrada:
https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk

Qaabka is diiwaangelinta halkan ka daawo:
https://youtube.com/shorts/l3tHwXQBgP4?si=BpEsWUM7hjW_Z9f_

https://www.facebook.com/share/1AmHL7emFF/?mibextid=wwXIfr

#زاد_المفسرين
#الدفعة_الثالثة

T.me/ishraqcenter
Diiwaangelintu waxay furnaanaysaa muddo bil ah insha Allaah.

Wakhti badan baad haysataan, ee culayska ka dhima App-ka fadlan.
Baraarujin:

Dadkii hore ula soo dagay App-ka Turath maalmihii hore, fadlan ha cusboonaysiiyaan; (ha update gareeyaan).👇

https://onelink.to/cuhq7w
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Waddamada ka dhiman App-ka waxa lagu soo darayaa dhawaan, insha Allaah; ee ciddii ka weyda waddankiisa fadlan ha yara sugto.

Kanaalka casharada ku sii biira:
https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk
Bishaaro!

Diiwaangelintii waa loo furay isticmaalayaasha nidaamka Android (Samsung, Tecno, iwm).

Hadda la soo dag update-ka cusub ee App-ka Turath!👇
https://onelink.to/cuhq7w

https://vt.tiktok.com/ZSgL3ACJL/

T.me/ishraqcenter
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Waddamadii kale waa lagu soo kordhiyay Iphone-ka ee dib ha ugu noqoto ciddii ka wayday waddanka ay dagan tahay.
Farriinta xaqiijinta (Code-ka) Telegram-ku qaabkan ayay kuugu imaanaysaa, ee hubso marka aad App-ka iska diiwangelinaysid.
Tirada badan ee codsiyada ardayda ayaa keenaysa farriintan.

Iska suga inta uu culeysku ka kala dagayo, lama xidhayo hadda diiwaangelintee.
Qaabkan haddii uu kuu soo baxo update gare ama iska saar oo dib ula soo dag Appa-ka. Waa noocii qadiimka ahaa..
مركز إشراق - Ishraq
Waddamadii kale waa lagu soo kordhiyay Iphone-ka ee dib ha ugu noqoto ciddii ka wayday waddanka ay dagan tahay.
=
Mobilada Android-ka (Samsung, Tecno ..iwm); dhawaan ayaa waddamada ka maqan lagu soo dari doonaa, insha Allaah.