Ifiyaha Nolosha
1.45K subscribers
32 photos
104 links
Kanaalka Ifiyaha Nolosha waxaad ka hellaysaan Xikmado, Murti, Dhiirigelin, Iyo qoraallo Ku xiisa geliya.
13-03-2022
Https://t.me/Ifiyaha_Nolosha
Download Telegram
*Subaxmimo wacan oo wanaagsan Eebbe ha idiin Aqbalo wax kasta oo Niyadiina kujira 🤲. fadlan isoo raac Hadey Macquul tahay👉 https://www.instagram.com/p/CoBjjg8rYUz/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
https://vm.tiktok.com/ZMYNkhU98/

Like noogu deeq❤️
"Ninkasta oo guulaysta  waxa ka danbaysa gabadh, hadaba haddii aad doonaysid inaad gulaysato waa inaad gabdhaha  badsataa, yacni 2, 3 iyo 4 guurso😂

Sirta halkaa bey ku jirtaa😁

📥 @Ifiyaha_Nolosha 📥
Forwarded from Kooxda Kobcis
🎇 Wakhti Wanaagsan 🎇

@KOOXDA_KOBCIS

💡 "Wax Akhrisku waa Furaha Guusha" 🔐
••••••••••••••••••••••••••••••••••••

┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
📚 @SheekooyinJacayl 💔
📚 @SheekooyinJacayl 💔
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿  📥 @Ifiyaha_Nolosha📥    ✿
✿  📥 @Ifiyaha_Nolosha📥    ✿
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿     📚  @DhigaalBooks📚    ✿
✿     📚 @DhigaalBooks 📚    ✿
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿      ➡️  @Turjumaad         ✿
✿      ➡️  @Turjumaad        ✿
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
💎 @Dhemantt ☑️
💎 @Dhemantt ☑️
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿   ➡️ @Afsoomaaliga       ✿
✿   ➡️ @Afsoomaaliga       ✿
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛


👉 "Kubiir Oo Ka Faa'iideyso"

••••••••••••••••••••••••••••••••••••
🧑‍💻 "Kanaalka Ifiyaha Nolosha waxaad ka hellaysaan Xikmado, Murti, Dhiirigelin, Iyo qoraallo Ku xiisa geliya.
13-03-2022.
👨‍💻
___
Si aad linksgan ugusoo
biirto, La xidhiidh. @Abwaan_Saajac
▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁

✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
📌 @Ifiyaha_Nolosha
📌 @Turjumaad

Https://T.me/Turjumaad
↬❢ Dhammaad ❢↫
"Ii ballan in aadan mar qudha i iloobi doonin. si tartiib tartiib ah ii ilaw; Maanta codkayga, Berrina qosolkayga, waxa soo raaca waa dhaldhalaalka indhahayga. Waxaan rabaa inaan xusuustaada uga daato sida dhibicda roobka, Ma aha sida meyd kor kasoo dhacay oo kale." 💔😥

t.me/Turjumaad
"𝐇𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐀𝐲 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐨𝐨𝐝 𝐊𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐲𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐇𝐚𝐝𝐚𝐟𝐤𝐚𝐲𝐠𝐚, 𝐋𝐚𝐠𝐚𝐦𝐚 𝐘𝐚𝐚𝐛𝐨 𝐢𝐧 𝐀𝐚𝐧 𝐁𝐞𝐝𝐞𝐥𝐥𝐨 𝐘𝐨𝐨𝐥𝐤𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐍𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚, 𝐗𝐢𝐭𝐚𝐚 𝐇𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐀𝐚𝐧 𝐇𝐚𝐥 𝐐𝐨𝐟𝐧𝐚 𝐈 𝐓𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐞𝐲𝐧, 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐧  𝐒𝐨𝐜𝐨𝐧-𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐨𝐝 𝐈𝐥𝐚𝐚 𝐀𝐚𝐧 𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐨 𝐇𝐢𝐠𝐬𝐢𝐠𝐞𝐲𝐠𝐚"

☆ 𝐆𝐨'  𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐎𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐊𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚-𝐥𝐚𝐛𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐖𝐚𝐚 𝐅𝐮𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐥-𝐃𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚.

➪  @Abwaan_Saajac ♡︎
Kama Xumaan, Kamana Murugoon Xiriirkeenii Fashilmay, Waayo Anigu Waxan Waayay Qof aan I jeclayn! Se Adigu Waxaad Weyday Naf ku Jecel!
Haddaba Ma Waxa Jirta Sabab Aan U murugoodo.

@Abwaan_Saajac
"Haddii qofku dabeecad wanaagsan yahay foolxumadiisu qurux ayay noqon(oo waa qof lala dhaqmi karo)se hadduu qurxonyahay se aanu dabeecad lahayn quruxdiisa foolxumo ayay ka dhigan tahay"

t.me/Ifiyaha_Nolosha
"Gaadhi Maaysid Meel Aan Lagu Idmin Ka Gaabin Maysid Meel Lagu Idmay Xaalku Waa Qalin Alle Xukunkii Iyo Meeshu Ku Geeyo Illahey Ayaa Og Meesha Ku Roon, Ee Samir in Badan,

t.me/Ifiyaha_Nolosha
Debci Iyo Wanaag, Qurux loogu Daray, Dulqaad Iyo Hanaan, Edeb loogu Daray, Diin iyo Aqoon, Anshax Loogu Daray,*
*Dunnimoyo Kalgacal, Xishood Loogu Daray, Dhankastaba Dayoo, Waad i Deeqdayoo, Kuma Diidi Karo.

𝑨𝒃𝒘𝒂𝒂𝒏 𝑺𝒂𝒂𝒋𝒂𝒄 ♡︎

❤️🔐👸

t.me/Ifiyaha_Nolosha
Kannaalkeena @Ifiyaha_Nolosha Wuxuu Qaban-Doonna Barnaamij Amaan Dumar Ah, Kaasi Oo la aamanayo Magaca Gabadhii Soo dalbata.
Hadii aad rabtid in Magacaaga ama mid kale la guu soo Amaano, Buuxi Shuruudaha.
Ugu horayn Join Dheh Channelka @Ifiyaha_Nolosha.
1- Join Dheh Channelka @Turjumaad
2- Like saar Postiga
3- Share-gree linkiga Channelka
4- Comment ahaan U dalbo Magacaa Aad Rabto In Laguusoo Amaanno.

"Sida ugu Dhaqsaha Badan ayaa laguugu soo Jawaab-celin-doonnaa".
Nimcooy, Waxa tahay Naftayda, Nolosha Nolosheediyeey, Ogoow Naxli Kuuma Quuro, Adiga Naag Kulama Simo, Asaageed Ka Nuursaneey, Quruxda Rabigay u Uumay, Qalbiga Nugul Iyo Xishoodka, Adaa Nimcadaydiyeey, Dabeecad Nasiib U Yeeshay....

(Soo Dalbo Amaantan oo kale; Shuruudaha Hadii aadan Buuxin Shuruudaha Waxba kuuma Hirgalayaan)

Fadlan Join t.me/Ifiyaha_Nolosha

Halkan; Shuruudaha
𝐹𝑎𝑟𝑑𝑜𝑤𝑠𝑎.

Quruxda Foolkeeda Iyo, Fayskiyo Farxaddiyo Wanaaga
Dabeecadda Lagu Furfuray, Samaanta Ku Faaftay Iyo, Fiicnaan Lagu Beeray bey, Aniga oo'n Faanihayn,
Fiyoore Ku qaadatoo, Dhigeedda Ka Foofsan Tahay.
👍❤️

Soo Dalbo Amaantan oo kale; Shuruudaha Hadii aadan Buuxin Shuruudaha Waxba kuuma Hirgalayaan)

S--H---A---R---E_____D--H--E--H
S--H---A---R---E_____D--H--E--H
S--H---A---R---E_____D--H--E--H

t.me/Ifiyaha_Nolosha
𝐼𝑑𝑖𝑙.

Idileey Gabdhaha,
Inamaha Dhamaan,
Aynigaaga iyo Inta Kula Filkaa,
U Ilwaadsaneey,
Anshax Iyo Xishood,
Abtirsiimo iyo, Astaantii Quruxdaay,
Ma ahee Ammaan,
Aqoon Iyo Caqliba Adigaa Lahaa.
👍
❤️
💬
Soo Dalbo Amaantan oo kale; Shuruudaha Hadii aadan Buuxin Shuruudaha Waxba kuuma Hirgalayaan)

S--H---A---R---E_____D--H--E--H
S--H---A---R---E_____D--H--E--H
S--H---A---R---E_____D--H--E--H

t.me/Ifiyaha_Nolosha
Daacadnimadu waa dareenka keliya ee aad Kula saaxiibi karto Dadka Oo dhan lakiin ay fahmayaan inyar oo kamid ah kadib Marka ay ogaadaan xaqiiqda naftaada.....✌️

@Ifiyaha_Nolosha
Forwarded from Kooxda Kobcis
🎇 Wakhti Wanaagsan 🎇

@KOOXDA_KOBCIS

💡 "Wax Akhrisku waa Furaha Guusha" 🔐
••••••••••••••••••••••••••••••••••••

┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
📚 @SheekooyinJacayl 💔
📚 @SheekooyinJacayl 💔
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿  📥 @Ifiyaha_Nolosha📥    ✿
✿  📥 @Ifiyaha_Nolosha📥    ✿
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿     📚  @DhigaalBooks📚    ✿
✿     📚 @DhigaalBooks 📚    ✿
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿      ➡️  @Turjumaad         ✿
✿      ➡️  @Turjumaad        ✿
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
💎 @Dhemantt ☑️
💎 @Dhemantt ☑️
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
🔎  @Learn_english012 💻
🔎  @Learn_english012 💻
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿    💡 @Hdafka120   🦋        ✿
✿    💡 @Hdafka120   🦋         ✿
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿         📚 @Ifiyaha1   📚          ✿
✿         📚 @Ifiyaha1   📚          ✿
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿  @dhiirigaliyaha_nolasha1
✿  @dhiirigaliyaha_nolasha1
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿    ❤️ @HoygaJacaylka    ❤️
✿    ❤️ @HoygaJacaylka    ❤️
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿  🧠 @Umu_Sulaymaan   💌
✿  🧠 @Umu_Sulaymaan   💌
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
@BoqortooyoChannel100   ✿
@BoqortooyoChannel100   ✿
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
⬇️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
🌍 @Xikmadoiyodhiirigalin
🌍 @Xikmadoiyodhiirigalin
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
👇
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
👤  @Waayaha_Aadanaha    ✿
🌍  @Waayaha_Aadanaha    ✿
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿    🆕 @Saajac_Media   🔔   ✿ 
✿    🆕 @Saajac_Media   🔔   ✿
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
👇
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
✿    ➡️ @Dhaqan_Bile  🎉  ✿
✿   ➡️ @Dhaqan_Bile 🎉    ✿
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛


👉 "Kubiir Oo Ka Faa'iideyso"

••••••••••••••••••••••••••••••••••••
🧑‍💻 "Kanaalka Ifiyaha Nolosha waxaad ka hellaysaan Xikmado, Murti, Dhiirigelin, Iyo qoraallo Ku xiisa geliya.
13-03-2022.
👨‍💻
___
Si aad linksgan ugusoo
biirto, La xidhiidh. @Abwaan_Saajac
▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁

✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
📌 @Ifiyaha_Nolosha
📌@SheekooyinJacayl
📌 @Turjumaad

Https://t.me/Turjumaad
↬❢ Dhammaad ❢↫
War farxadleh oo ku saabsan barashada Quraanka.

➡️ Kaalay baro quraanka kariimka ah .
➡️ Kaalay baro wax la barto waxa ugu fiican kaas oo ah quraanka karimka ah.
➡️ Kaalay baro wax waqti lagu bixiyo waxa ugu fiican kaas oo ah barashada quraanka kariimka ah.
➡️ Kaalay baro wax lacag lagu bixiyo kan ugu mudan kaasoo aah quraanka kariimka.
Kuliyada wayn ee Al furqan school.
Waxay ku diyaarisay fasalo cusub .
Fadlan waaa noo sharag inaad quraanka barato oo aad xidhidh fiicanla yeelato Allihii ku abuuray.
Jabi darbiga jahliga .oo kaalay aynu barano quraanka ee.
Fursadi laba maaha .

Halkan hoose iska diwan gali.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
"Xushmee dareenka dadka xitaa hadii aysan wax macna leh kula aheyn iyaga ayee u tahay wax walbo"

@Ifiyaha_Nolosha