๐ *Barashada Culuumta Samaynta AI Automations* ๐
Dhalinyaro, cashar hordhac ah ayaa u leenahay koorsadeena 6:09 p.m.. Inta badan koorsada waxaa ka qabsoomayaa *Loom* iyo *Google Classroom, sidoo kale **Live* waa Google Meet. Links-yadan marwalba halkan dhigo si aan kaaga lumin:
๐ *Links:*
1๏ธโฃ *Google Classroom:*
๐ (https://classroom.google.com/c/Nzc5MDU3MjAzODQx?cjc=u5otjvvz)
2๏ธโฃ *Loom Corporation and Video Recorder:*
๐ (https://loom.com/invite/d388b58bdff74fb28cff72cc9ce1d43b)
3๏ธโฃ *Linka Live Google ee Casharada Maalin dhaafka:*
๐ (https://meet.google.com/fii-pdvk-dxm)
โจ Nasiib wananagsan, kana faa'iidaysta fursadahan cajiibka ah! ๐ช๐
Ustaad M.Yasin
Educator & No-Code Trainer | Empowering 100,000+ Students ๐ 587-568-2431 | โ๏ธ Suxufi34@gmail.com | ๐ Edmonton, Canada
๐ธโ ๏ธOgaysiis hadii lagu arko adiga magac nooc kale ah sita ama imoji ah waa lagu tuurayaa Magac caadiya oo somali ah qaad fadlan meeshau waa fsal

Loom
Join your team on Loom
Share updates, feedback and ideas with video messaging. Join your teamโs Workspace to get started.
๐ Want to learn smarter, not harder? AI can help!
In today's fast-paced world, learning efficiently is key. This infographic outlines 10 AI-powered techniques to help you absorb information faster and more effectively:
๐น Explain Like Iโm 5 โ Break complex ideas into simple terms
๐น Role-Play โ Act out scenarios to reinforce knowledge
๐น Study Plans โ Organize your learning with structured milestones
๐น Quizzes โ Test yourself with AI-generated questions
๐น Mind Mapping โ Visually connect ideas for better understanding
๐น Expert Roundtables โ Simulate discussions with top experts
๐น Mental Associations โ Use mnemonic devices for retention
๐ก The best part? AI makes it all seamless and personalized!
๐ฅ Which technique will you try first?

๐ต Bots AI & Kuwa Somalida ah โ Maamul + Cilmi ๐ต
๐ Bots-ka AI ee aad ugu fiican ee Soomaalida! ๐ก
Halkan waxaad ka heli doontaa liis chatbot-ka AI ee ku fududeynaya noloshaada maalinlaha ah! ๐๐
๐ค 1. @fogaanaragbot (AI Bot Somali)
๐ง Jawaabaha su'aalahaaga sida ChatGPT
๐จ Abuur sawiro & qoraallo kala duwan
โณ 24/7 kaalmaynta โ marna waqti la'aan!
๐ Weydii danahaaga โ wax kasta oo aad doonayso!
๐ผ 2. @Koorso_bot (Koorsada & Ganacsiga)
๐ดโก๏ธ๐ฐ Iibinta koorsooyinka adigoo hurda!
๐ Jawaabaha su'aalaha ganacsiga
๐ Koorsada & adeegyo gaar ah
๐ก 3. @Somali_SA_bot (Xeer Ilaaliye Bot)
๐ Dhaqangeli kooxahaaga si amaan ah!
๐ซ๐ Ka reeb links & hadal xun
๐จโ๐ผ Caawi maamulka kooxaha haddii aad Admin tahay
๐ 4. @Buugaag_bot (Buugaagta Somaliga ah)
๐ Raadi buugaag Soomaali oo badan!
๐ Aqoon diinta & taariikhda
๐ง Waxbarasho & akhris qiimo leh
๐ 5. @Maseexatobot (Macalimad Ingiriisiga)
๐ฃ Baro Ingiriisiga 24/7!
๐ข Jawaabaha su'aalaha ku xidhan channelka barashada
๐ Ka caawi "store"-ka haddii aad u baahan tahay
๐จ 6. @Ogaysiiyebot (AI Bot Somali)
๐ Jawaabaha AI ee su'aalahaaga (sug 2 seconds)
๐ผ Samee sawiro & qoraallo kala duwan
๐ธ Free isticmaalo!
๐ฑ 7. @haatufbot
๐ณ Samee qiime jaban simcard
๐ฐ Wax yar oo lacag ah oo lagaa baahan yahay!
๐ฅ Tilmaamo Muhiim ah!
โ Isticmaal bots-kan si fiican โ waxay kuu fududeynayaan shaqada & waxbarashada! ๐
๐ Ka dalbo Automation Bot: @suuqgeeyebot
๐ Ku biir koorsooyinka bilaashka ah: [ISBAR AI](https://t.me/ISBAR_AI)
๐ฌ Haddii aad qabto su'aalo, nala soo xiriir! ๐ค
๐ฅ Bots-ka AI waa mustaqbalka โ ha ka maqan! ๐ฅ
#AI_Somali #Bots #Automation #FreeCourses #TechSomali ๐
---
Mala wadaagi Kartaa WhatsApp! ๐ฒโจ

Telegram
Somali_AI Bots
Fasalka Barashda adeegyada Bots iyo Ai luuqadaad ayaad ku baran kartaa sida loo sameey AI Contact @suuqgeeyebot
Loom
Join your team on Loom
Share updates, feedback and ideas with video messaging. Join your teamโs Workspace to get started.
๐ Casharka 1aad โ Sida Loo Sameeyo Bot Telegram!
Halkan waxaad ka baran doontaa sida loo bilaabo Automation, waxaana maanta si gaar ah u bilaabi doonnaa Telegram, sababtoo ah waa midka ugu fudud uguna fiican marka laga hadlayo AI bots iyo automation. โ
---
๐ Tallaabooyinka:
1๏ธโฃ Tag Telegram oo raadi BotFather
2๏ธโฃ Dooro /newbot
3๏ธโฃ Geli magaca bot-kaaga (magac caadi ah)
4๏ธโฃ Geli username uu ku dhamaanayo
5๏ธโฃ Telegram wuxuu ku siin doonaa API Token โ Waa furaha sirta ah ee bot-kaaga.
---
๐งช Tijaabi Bot-kaaga:
Markaad heshid token, tag Telegram, raadso bot-kaaga, kadib Start ku dhufo si aad u hubiso in uu shaqeynayo.
---
โ Shaqada Maanta:
Qof walba waa inuu sameeyaa bot cusub una soo diro link-giisa Telegram group-ka.
Haddii kale fasalka lagaa saari karo! ๐ซ
---
๐ Isku Xirka Casharada:
๐ต Loom Video Class:
๐ฅ Guji halkan si aad u daawato
๐ข Google Classroom:
๐ Ku biir fasalka halkan
๐ข WhatsApp Group:
๐ฒ Guji halkan si aad ugu biirto
๐ฅ Casharka xiga:
Waxaan baran doonaa sida loogu xiro Bot-kaaga adeegyo AI ah sida ChatGPT ama ManyChat!
Hadda Bilow Bot-kaaga Telegram! ๐ช๐ธ๐ด
Halkan waxaad ka baran doontaa sida loo bilaabo Automation, waxaana maanta si gaar ah u bilaabi doonnaa Telegram, sababtoo ah waa midka ugu fudud uguna fiican marka laga hadlayo AI bots iyo automation. โ
---
๐ Tallaabooyinka:
1๏ธโฃ Tag Telegram oo raadi BotFather
2๏ธโฃ Dooro /newbot
3๏ธโฃ Geli magaca bot-kaaga (magac caadi ah)
4๏ธโฃ Geli username uu ku dhamaanayo
bot (tusaale: ogaysiiyebot)5๏ธโฃ Telegram wuxuu ku siin doonaa API Token โ Waa furaha sirta ah ee bot-kaaga.
---
๐งช Tijaabi Bot-kaaga:
Markaad heshid token, tag Telegram, raadso bot-kaaga, kadib Start ku dhufo si aad u hubiso in uu shaqeynayo.
---
โ Shaqada Maanta:
Qof walba waa inuu sameeyaa bot cusub una soo diro link-giisa Telegram group-ka.
Haddii kale fasalka lagaa saari karo! ๐ซ
---
๐ Isku Xirka Casharada:
๐ต Loom Video Class:
๐ฅ Guji halkan si aad u daawato
๐ข Google Classroom:
๐ Ku biir fasalka halkan
๐ข WhatsApp Group:
๐ฒ Guji halkan si aad ugu biirto
๐ฅ Casharka xiga:
Waxaan baran doonaa sida loogu xiro Bot-kaaga adeegyo AI ah sida ChatGPT ama ManyChat!
Hadda Bilow Bot-kaaga Telegram! ๐ช๐ธ๐ด
๐1
Somali_AI Bots via @vote
โญ๏ธAsc Waxaan rabnaa Dhalinta Ku jirta Fasaladad Google Classrooms iyo whatsappka Ai Automations iny Halkan Codeeyaan Si aan Groupka Telegram ugu soo dirno maadaama telegram dadka ugu fudud yahay
public poll
๐ฐKuma Jiro Fasalada โ 59
๐๐๐๐๐๐๐ 63%
๐๐ผAnigu Ku Jira Faslada โ 35
๐๐๐๐ 37%
๐ฅ 94 people voted so far.
public poll
๐ฐKuma Jiro Fasalada โ 59
๐๐๐๐๐๐๐ 63%
๐๐ผAnigu Ku Jira Faslada โ 35
๐๐๐๐ 37%
๐ฅ 94 people voted so far.
๐6โค2
โ
Casharkii Labaad Part 2
Title: Casharka Labaad: Sida Loo Sameeyo Telegram Bot Maamul & Group Auto-Welcome! ๐คโจ
Description: Halkan waxaad ka heli doontaa tallaabo-tallaabo faahfaahsan oo ku saabsan sida loo dhiso bot maamul iyo u soo dhaweynta automatic ee Groupyada Telegram! ๐
๐ Tallaabooyinka Sameynta Botka Maamulka
1๏ธโฃ Marka Hore: ka dhig Groupkaaga Bot Admin
โ - Gali groupkaaga Telegram > Settings โ๏ธ > Admins > Add Admin โ
โ - Dooro bot-kaaga (tusaale: `@Somali_SA_bot ) > Enable All Permissions
2๏ธโฃ Habaynta iyo Soo Dhaweynta (Welcome Message)
- Tag "Settings" > Welcome Message ๐ > "Edit"
- Ku qor fariinta soo dhaweynta (tusaale: "๐ Welcome (USERNAME) to (GROUPNAME)! ๐")
- U dir sawir/video ๐ผ๐ฅ (optional)
3๏ธโฃ Samee Buttons-ka Linkiga Ah
- Tag "URL Buttons" ๐ > "Add Button" โ
- Qor magaca button-ka (tusaale: "Join Channel")
- Geli linkiga (tusaale: https://t.me/ISBAR_AI)
4๏ธโฃ Tijaabo & Hubi!
- Ka tag groupka > Mar labaad ku soo biir si aad u aragto bot-ka adigoo shaqeeya! โ
๐ก Arinta Muhiimka ah:
- ๐ Isticmaal (USERNAME) ama (NAMESIRNAME) si aad u personalize ujeeddo.
- ๐ค Bot-ka waa inuu ahaadaa Admin si uu u shaqeeyo.
- ๐ Ku dar sawir/qoraal qiimo leh si aad u xiiso geliso new members! ๐๐๐
โถ๏ธ๐Casharka Daawo โฏ๏ธ
๐ Google Classrooms
๐ Fasalka Tusaalaha
๐ Fasalka Learning Bots
๐ Taemkyga Loome AI
โ ๏ธXiisada kale ee inoogu Xiga waa kuwan
๐ Tusaalooyin Bots-ka Maamulka:
- @GroupHelpBot (Bot maamul guud)
- @Somali_SA_bot (Anti-spam & stats)
- @RoseBot (Auto-reply & welcome)
๐ Haddii aad qabto suโaalo, weydii! ๐ฌ
๐ฅ Bot-kaaga maamulka waa **@Ogaysiiyebot ama @fogaanaragbot!

๐ฅฐ1
Forwarded from Free AI, Courses & Udemy โคต๏ธ
ChatGPT for SEO: A Complete Guide to Boost Your Rankings
Leverage AI to Enhance Keyword Research, Content Creation, and On-Page SEO, AI, Prompt Engineering SEO, SEO Tools!
โณ๏ธยฎ๏ธEnroll Now-

Udemy
ChatGPT for SEO: A Complete Guide to Boost Your Rankings
Leverage AI to Enhance Keyword Research, Content Creation, and On-Page SEO, AI, Prompt Engineering SEO, SEO Tools!
๐5โค2
Dhalinyaro waa idin salaamay Koorasadii FREE AI-ahay Durba Waa Casharkii 6-NO COD AI-Automation and Chatbots
Somali_AI Bots pinned ยซDhalinyaro waa idin salaamay Koorasadii FREE AI-ahay Durba Waa Casharkii 6-NO COD AI-Automation and Chatbotsยป
Forwarded from Free AI, Courses & Udemy โคต๏ธ
๐ค-Waa Dhacday" IA Hada ayaa la sheegayaa inuu shaqadii adduunka iyadoo dadka badan ay cabsi ka qabaan! ๐จ
๐บ Warbaahinta reer galbeedka ayaa arintan si weyn u saameysay. Dad badan ayaa eyda la hadhsanaya Sababtoo hada loo baahna sababta waa idin Cadeyntay Waliba dadkan ayaa ka mid ah:
- ๐ Editors
- ๐ป Programmers
- ๐ Administrators
- ๐ Customer Service
ooo Accountants miyuu ahaa iyaguna waa ku daayaan...
๐ Shaqooyin badan kuwa xaga sare idin ku sheegnay chatbot ayaa qaban kara intii ay qaban lahaayeen kumanaan qof! ๐ค
๐ฐ Warbixinta CNN HADA:
๐ Daawo Halkan ๐ฅ
โคต๏ธโคต๏ธ
@isbar_ai

YouTube
AI company's CEO issues warning about mass unemployment
Anthropic CEO Dario Amodei tells CNN's Anderson Cooper that "we do need to raise the alarm" on the rise of AI and how it could cause mass unemployment. #CNN #News
โค1
Forwarded from Fasalka AI-Gpt(Somali) (Maamulka Sare)
Sxbyaal Koorsada AI Video Editing Waa Sagaal Cashara Ayaa Ku Jira Halkan
Talabo Instant View Taabo๐๐
Talabo Instant View Taabo๐๐
Teletype
Barashada AI Video Editing-Afsomali
๐ก CasharrO 1 ilaa 9aad AI Video Editing! ๐ฌโจ
Forwarded from ๐ Somali Books ๐ (Macalinks)
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Buugagta IT ga ee Isbar macalin la'aan ๐ฅ
๐ Waxaan kuu haynaa buugaag cajiib ah oo kaa caawinaya barashada IT-ga adigoo aan macalin u baahnayn!
Buugaagta la heli karo waa :
----------------------------------
๐ปIsbar Computer Macalin Laโaan $5
----------------------------------
๐คIsbar ChatGPT Macalin Laโaan $5
----------------------------------
๐ง๐พโ๐ปIsbar Programming Macalin Laโaan $5
----------------------------------
๐ง Isbar AI Macalin Laโaan $7
----------------------------------
๐ง Isbar Linux Macalin Laโaan $5
----------------------------------
๐ Qima dhimis 30%: Haddii aad wada iibsato dhamaan 5-ta buug waxaad ku helaysaa oo kaliya $15!! ๐คฏ
๐ degdeg inta qima dhimisku waxa uu ku koban yahay 8 June 2025!!
Hadad diyar tahay la xidhiidh Mamulka somali books ๐๐
@mr_somali

โค2
Shan Qodob oo Ka Hadlaya Adeegyadii Ugu Dambeeyey ee AI (Freemium & Premium)
1. Perplexity Deep Research โ Adeeg Baadhitaan Qoto Dheer ah (Freemium & Premium) ๐
- Perplexity Deep Research waa adeeg AI ah oo si degdeg ah u sameeya cilmi-baaris qoto dheer.
- Adeeggu wuxuu akhriyaa boqolaal ilo xogeed kadibna soo saaraya warbixin dhameystiran.
- Isticmaalka:
- Qof walba wuu isticmaali karaa si bilaash ah (xisban).
- Xubnaha Pro waxay helayaan isticmaal aan xadidneyn.
- Helitaanka:
- Waxaa la heli karaa web iyo mobile.
- Aad ugu habboon suโaalaha baadhitaanada adag. ๐ฑ๐ป
2. Perplexity Pro โ Helitaanka Moodooyinka AI ee Ugu Casrisan (Premium) โก๏ธ
- Perplexity Pro waxay bixisaa helitaanka moodooyinka AI ee ugu dambeeyey sida:
- OpenAI GPT-4 Omni
- Anthropic Claude 3.5 Sonnet & Haiku
- Moodooyin kale oo awood badan.
- Ugu habboon dadka u baahan jawaabo degdeg ah, cilmi-baaris, iyo shaqooyin xirfadeed.
- Dhammaan moodooyinka waxaa la socda xasuus ballaaran (context window). ๐ง
3. pplx-api โ API Fudud oo Xawli Sare leh (Freemium/Premium) ๐ป
- pplx-api waa API loogu talagalay inaad ku hesho moodooyin AI furan:
- Mistral 7B
- Llama2 13B
- Code Llama 34B.
- U habboon horumariyeyaasha doonaya inay si fudud ugu dhex daraan AI mashruucyadooda.
- Isticmaalka API-ga waa bilaash inta lagu jiro beta-da dadweynaha.
- Rukhsad Pro ayaa loo baahan yahay si aad u hesho xad weyn ama adeegyo gaar ah. ๐
4. Pro Search โ Baadhitaan Sare oo Falanqeyn Dhameystiran leh (Premium) ๐
- Pro Search waa astaamo ka mid ah Perplexity Pro.
- Suurtogal ka dhigaysa in suโaalaha la kala jabiyo oo loo baadho si qoto dheer.
- Awoodaha:
- Bedelka moodooyinka AI
- Falanqaynta faylalka (PDF, CSV, sawirro)
- Abuuri sawirro AI ah. ๐จ
5. Isdhexgalka Uber One & Perplexity Pro โ Xirmooyin Isku Dhafan (Premium)
- Uber One waxay siisaa xubnaha Mareykanka iyo Kanada hal sano oo bilaash ah oo Perplexity Pro ah.
- Qiimaha xirmadan waa $200!
- Fursad wanaagsan oo ay isticmaalaayaashu si buuxda ugu tijaabiyaan adeegyada Pro iyadoo aan wax kharash ah gelin.

โค2๐1๐ฅ1
I just made a FULL GUIDE on ChatGPT to help you finish hours of work in seconds.
This guide covers everything from advanced prompting techniques to useful plugins and methods.
๐๐๐ฒ ๐๐ข๐ ๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐ก๐ญ๐ฌ:
๐๐ฑ๐ญ๐๐ง๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐ฌ & ๐๐ฅ๐ฎ๐ ๐ข๐ง๐ฌ: Supercharge ChatGPT with powerful tools like AIPRM, Zapier, and more!
-
๐๐ซ๐จ๐ฆ๐ฉ๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐๐๐ก๐ง๐ข๐ช๐ฎ๐๐ฌ: Learn how to craft instructions, open-ended questions, and scenarios to get the most accurate responses.
-
๐๐ฅ๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐ฏ๐๐ฌ & ๐๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ญ๐ฒ๐ฅ๐๐ฌ: Explore different AI models and writing techniques to suit any need and more

Buugaagta hada la hayo ee isbar macalin waa
----------------------------------
1.๐ป Isbar Computer Macalin Laโaan
----------------------------------
2.๐ค Isbar ChatGPT Macalin Laโaan
----------------------------------
3.๐จโ๐ป Isbar Programming Macalin Laโaan
----------------------------------
4.๐ง Isbar Ai Macalin Laโaan
----------------------------------
5.๐ง Isbar Linux Macalin Laโaan
----------------------------------
๐ง
Ai
๐งโ๐ป
Programming
๐ป
computer basics
๐ฅ
Computer science
๐ง
Linux
๐ช
Windows
๐ฅต
Web development
๐
Hardware and software
๐ก
All iT knowledge
Si aad u iibsato nagala soo xidhiidh
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
โค1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Asc-Dhalinyarta Qurux Badaneey Waan idin salaamay!
Koorsada xigta wuxuu diiradda saari doonaa abuurista nuxurka hal-abuurka Afrikaanka Soomaalida ah! ๐๐๐ฅ
๐ Waxaad baran doontaa:
Sida loo abuuro qoraallo gaar ah oo ku saleysan dhaqanka Soomaaliyeed ๐๐ช๐ง
Sameynta muuqaallo la yaab leh oo la mid ah kuwa viral-ka noqday! ๐ฅ๐ฌโจ
๐ Casharradu waxay socon doonaan 4 ilaa 8 maalmood, intaas oo aad ku baran doonto:
๐ญ Sameynta muuqaallo dhaqameed sida:
๐จโ๐ฉโ๐ง Jama & Xawa oo sheekeysanaya qoyskooda
๐ฅโ๏ธ *Xaalado dagaal oo xiiso leh!
๐๐น *Sheekooyin jacayl oo qalbiga gilgilaya!
๐ฃ๐ค Wadahadallo dhaqameed oo ka tarjumaya nolol maalmeedka Soomaalida!
๐ Ma diyaar baad u tahay inaad soo nooleyso hal-abuurka Soomaaliyeed?
๐คฉโจ Haddii haa โ kusoo biir safarkan cajiibka ah ee xiisaha leh! ๐๐ค
๐ฅ Fasalku waa bilaash! (Muddo kooban โ sida casharradii hore) ๐๐
๐ Wuxuu socon doonaa muddo hal bil ah! Free Only @Somalibooks
๐ Ku biir halkan: https://lnkd.in/gZjiMEsA

Gemini-Somalibot๐
๐จ๐Waxaan kaga jawaabaya Su,aalaha
โ Cilmiga ๐ฏ = aqoonta Guud!
โ Waxbrasho ๐ = Waxbarasho Gaar/Guud
โ Cilmiga ๐ฏ = aqoonta Guud!
โ Waxbrasho ๐ = Waxbarasho Gaar/Guud
โจ SOO DHOWAADA! Gemini-Somali โจ
Uma baahnid inaad Telegram ka baxdo! Weydii adigoo Afsomaligaaga ku hadlaya!Aqoonta
Waxaan ahay Gemini-Somalibot Taabo Halkaan!
๐ Botku maxaa kaa caawin karaa?
โ Waxaan ku guuleystay Gemini API
โ Waxaan kuu dhisay Generative AI โ Adigoo Telegram ka bixin Somaliga si fiican ugu hadla
โ Waa Professor leh 4 PhD! ๐
๐ Cilmiyo badan ayuu kaga jawaabi karaa:
1๏ธโฃ ๐ Juquraafi
2๏ธโฃ โ Xisaab
3๏ธโฃ ๐พ Computerka
4๏ธโฃ ๐จ Farshaxan
5๏ธโฃ ๐ฌ Saynis
6๏ธโฃ ๐ Qoraal
๐ฏ Sida loo galo Gemini-Somali:
๐ Taabo /start si aad u bilowdo!
โ๏ธ Ama... ku qor suโaashaada HOOY HOOY!
โก๏ธ๐ฌ โAI laโaani Waa Aqoon laโaan!โ โก๏ธ๐ฌ
๐ฉ /Feedback Waxaan idin ku sugaynaa aragtida ardayda โSi fiican u soo darsa! ๐๐ก
๐ La wadaag asxaabtaada! ๐ฒ๐ฌ
๐น Telegram
โจWax adag maha Maha Casharkani! ๐๐ฅ
๐ญ #Gemini-Somalibot | ๐ #Somali_AI