Somali_AI Bots
2.6K subscribers
39 photos
68 videos
2 files
126 links
Fasalka Barashda adeegyada Bots iyo Ai luuqadaad ayaad ku baran kartaa sida loo sameey AI Contact @suuqgeeyebot
Download Telegram
Live-klii Waxaan ku dhiganay Sida loo Isticmaalo Websites Ai Sidoo kale waxaan ku dhinganay webka ugu fician samaynta TEXT TO VIDEO oo webka Linbks Halkan idin Yaalo waxaana ka sameynay Casharo taxane ah kuwaas oo Edting Ai Adigoo isticmaalaya

https://lumen5.com/dashboard/
Live stream finished (33 minutes)
Deepseek Chatbot Soo Tijaabi Bot-ka! ๐ŸŽ‰
Haddii aad jeceshahay inaad soo tijaabiso bot-kan, fadlan weydii suโ€™aalo kala Waxaad arki doontaa si free ah ayuu su,aal kasta kaaga jawaabayaa! ๐Ÿ’ฌ

Cashar ayaa ka smeyn doonaa ๐Ÿ“š
Haddii aad jeceshahay inaad cashar ka hesho oo ku saabsan sida loo sameeyo chatbot-kan, fadlan ii sku muujhi like ama comments dhawaan cashar fiican ka sameyn doonaa halkaneen isha llah ! ๐Ÿ’ป

Bot waxan ku dhisnay n8n Automation,Fadlan soo eega
๐Ÿ‘21
Sida Offline Loogu Shubto DeepSeek & LLM Kasta Bilaa Internet ๐Ÿš€ | AI Loo Isticmaalo Offline

๐Ÿ“œ Description:
Ma rabtaa inaad si offline ah ugu shaqeyso DeepSeek ama LLM kasta adigoon u baahnayn internet? ๐Ÿ’ป๐Ÿš€ Casharkan waxaan ku barayaa:


โœ… Sidee LLM (Large Language Models) loogu shubtaa kombuyuutarkaaga?
โœ… Sidee loogu shaqeeyaa AI offline?
โœ… Qalabka & Software-ka loo baahan yahay
โœ… Habka ugu fudud ee aad ku heli karto chatbot AI xitaa adigoon internet haysan!

Haddii aad rabto inaad awood u yeelato inaad AI u isticmaasho meel kasta iyo waqti kasta, daawo casharkan! ๐ŸŽฏ๐Ÿ‘‡

๐Ÿ”” Subscribe & Like si aad u hesho casharro kale oo faa'iido leh! ๐Ÿ’ก๐Ÿ”ฅ
Aad AI ha isugu wada dhiiban Xog kasta ha iska galin Saabtoo aha Laba tusaale ayaa taas kaaga Filan... 1 Tan hore weydii Is the Isra,ili Wright....to defence it shelf ? kadibna Su,aashan oo Falastiin ah intaas oo kale ku qor Akhri Kadib Commentsa nala wadaag?
Xiisadan ayaa maanta dhameeyey aad ayey idin Anfacaysaa hadii suurta gal idin tahay Links waakan
โค7
15 Daqiiqo Ku Samee Website Loveable | Sharax & Sida Loo Isticmaalo!
๐Ÿ”น Casharkan waxaad ka baran doontaa:

๐Ÿš€ Sida loo sameeyo website Loveable 15 daqiiqo gudahood.

๐ŸŽจ Qaabka Loveable iyo sida loogu isticmaalo website-yada.


๐Ÿ’ก Cashar itus oo taabsii iyo sharax badan oo ku saabsan design-ka iyo functionality-ga.loveble
๐Ÿ”น Isticmaal Loveable si aad ugu sameyso: Nooc kasta oo free ah sida:
๐ŸŒ Website-yada portfolio, blog, iyo e-commerce.

๐Ÿ“ฑ Design-ka user-friendly iyo responsive.


๐Ÿ’ป Mobil iyo computer waa ku soo baxayaa.

๐Ÿ”น Linkiga website ku sameeyey Loveable:
๐Ÿ‘‰ Automatrix Portal

๐Ÿ”ดSidoo kale webisite Loveble Waakan
๐Ÿ‘‰ Loveable Website

๐Ÿ”น Halkan waxaa idin dhigay promtp aan isticmaalay si aad ugu samayo adiguna landing page Moderen ah :

๐Ÿ“ž Google Documents Halkan kala deg
๐Ÿ‘3
โœณ๏ธAduunkii Waa isrogay: ElevenLabs & AI Tools: Faahfaahin iyo Isticmaalka

๐Ÿ”น ElevenLabs:
๐ŸŒ Website: ElevenLabs
๐ŸŽฅ YouTube: AI SOMALI Channel
๐Ÿ”น Waa Maxay ElevenLabs?

Shirkadda ElevenLabs waxay soo saartay barnaamij AI Text-to-Speech oo kuugu codeyn kara:

๐Ÿ“š Buuggaagta PDF iyo kuwa online.

๐Ÿ“ฐ Maqaalo iyo newsletters.

๐ŸŽ™ Podcasts iyo muqaalada YouTube.

ElevenReader waa barnaamijka ugu fiican ee Text-to-Speech, oo laga heli karo PlayStore iyo AppStore.

๐Ÿ”น Waxyaabaha iisoo Jiitay:

๐Ÿ“– Akhriska Buugaagta:

Wuxuu kuu soo bandhigayaa bog kasta iyo erey walba oo uu akhrinayo.

Waxaad maamuli kartaa adigoo taabanaya meesha aad rabto inuu kuu akhriyo.

๐ŸŽ™ Codadka:

Wuxuu ku siinayaa codad fara badan oo aan ka dhicin kuwa aadamaha.

Luuqadda Soomaaligu waxay ku kooban tahay Muuse iyo Xaliimo.

๐Ÿ”น Qeyb Cusub: Speech-to-Text

๐Ÿ—ฃ Speech-to-Text:

Waxaad u diri kartaa muqaal Soomaali ah, wuxuuna kuugu beddeli doonaa qoraal.

Tani waa qeyb cajiib ah oo toddobaadkan lagu soo kordhiyay.

๐Ÿ”น Subtitles Soomaali Ah:

Waxaa jira website-yo kuu sameyn kara subtitles Soomaali ah.

Tani waa waxtar weyn u qoraayaasha muqaalada iyo dadka aan si fiican wax u maqli karin.

Waxaan ka sameyn doonaa post gaar ah oo ku saabsan tan.

๐Ÿ”น Qeybo Kale:

๐Ÿ“„ PDF & Scan-Text:

Waxaad gelin kartaa buuggaagta PDF iyo kuwa caadiga ah adigoo u diraya qeybta Scan-text.

๐ŸŽ™ GenFM:

Qeyb la mid ah NotebookLM ee Google, oo kuu sameyn kara podcast adigoo u diraya link-yada maqaalada ama YouTube.

๐Ÿ”น Nala Soo Xiriir:
๐Ÿ“ž Halkan naga soo qabo: ISBAR AI Telegram
๐ŸŽฅ YouTube: AI SOMALI Channel
๐Ÿ‘2
๐Ÿš€ Tartan Adag! Grok 3 vs ChatGPT โ€“ Keebaa Sawiro Fiican Sameeya? ๐ŸŽจ๐Ÿค–

Casharkan waxaan ku baran doonnaa Grok 3 iyo ChatGPT, AI-da Waxaan Prompt ku ogaanay in Grok3 uu yahay Aduunka kale waayo wuxuu soo saaray muuqaalkii saxda ahaaa halka Chatgpt uu sameeyey mid Kartoon ah ! ๐Ÿ–ผ๐Ÿ”


๐Ÿ“Š Maxaad Ka Baran Doontaa?
โœ… Waa maxay Grok 3 & ChatGPT? ๐Ÿค”
โœ… Keebaa sameyn kara sawirada ugu wanaagsan? ๐ŸŽจโœจ
โœ… Sidee loo adeegsadaa AI-yadan si sax ah? ๐Ÿ› 
โœ… Isbarbardhig dhamaystiran oo dhanka sawir-samaynta ah! ๐Ÿ†š

๐Ÿ‘‰ Grok 3 waxaa sameeyay Elon Musk (waa AI cusub oo awood badan) halka ChatGPT uu yahay AI hore u jiray oo OpenAI sameysay! Keebaa ugu fiican? ๐Ÿค–๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ“Œ Isku day AI-da adiga kuu shaqeynaya! ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

๐Ÿ”— Isticmaal Grok 3: https://grok.com/?referrer=website
๐Ÿ”— Isticmaal ChatGPT: https://chat.openai.com/chat

๐Ÿ“ข Fadlan LIKE ๐Ÿ‘, SHARE ๐Ÿ“ข & SUBSCRIBE ๐Ÿ”” si aad u hesho casharro kale oo AI la xiriira! ๐Ÿš€๐Ÿ’ก
๐Ÿ‘3
Adeegyada Lagu Kordhiyay La soco GPT-4.5 & Deep-research: Kooban
๐Ÿ”น ChatGPT-ga:

๐Ÿ†“ Free-ga: Codad horumarsan oo dhaw qof caadi ah.

๐Ÿ’ก Plus-ka: Garaadka cilmi-baarisaha dhijitaalka (Deep-research).

๐Ÿ”น Deep-research:

๐Ÿ” Cilmi-baarista:

Nidaamsan ku siinaya (links).

Free: 10 cilmi-baaris bishii.

Pro: 120 cilmi-baaris bishii.

๐Ÿ”น GPT-4.5:

๐Ÿš€ Orion: Moodeel cusub oo qiimaha $200.

โšก๏ธ Horumar: Aan isticmaalin farsamada garaadka sababeynta.

๐Ÿ”น Isticmaalka Cilmi-baarista:
๐Ÿ’ผ Ganacsiga: Muhiim si aad u guuleysato.

๐Ÿค– AI & Prompts: U qor prompt farsameysan si AI-gu u fahmo.

๐Ÿ”น Barmaamijyo Bilaash ah:
Perplexity iyo Grok 3.

๐Ÿ“ž Halkan naga soo qabo: ISBAR AI Telegram
๐ŸŽฅ YouTube: AI SOMALI Channel
๐Ÿ‘2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
AI CHATPDF๐Ÿ“– La Sheekeeso PDF-kaaga: Waxaad waydiin kartaa suโ€™aalo oo aad jawaab u heli kartaa si fudud!
โœ๏ธ Soo Koobid: Qoraalkaaga dheer si degdeg ah ayuu u soo koobi doonaa!
๐Ÿ”„ Dib U Qorid: Qoraalkaaga si cusub ayuu dib uugu qori doonaa!
๐Ÿ”Š Akhrinta Qoraalka: Wuxuu akhriyi karaa qoraalkaaga adigoon indhaha ku daalin!
๐Ÿ’ป Website Rasmiga Ah: โคต๏ธโคต๏ธ
www.chatpdf.com/?invite=c3beb3ed28

Tijaabi hadda!
๐Ÿ”” I Raac: Subscribe iyo like si aadan u seegin waxyaabo kale oo cajiib ah!

#ChatPDF #AI #Tutorial #QoraagaSomali #TechCajiib ๐Ÿ˜๐Ÿš€

Channelka youtube
๐Ÿ‘4
Channel photo updated
OGAYSIIS KOOBAN:
๐ŸŽ“ Ardayda Somaliyeed ee Jaamacadaha iyo Ganacsiga hindasaya! ๐ŸŽ“

๐ŸŒŸ Ma rabtaa inaad noqoto qofka horumarka ugu dhaqso badan sameeya?
๐ŸŒŸ Ma rabtaa inaad barato habab cusub oo aad ku kordhin kartid dhaqaalahaaga iyo ganacsigaag iyo aqoontaada?

๐Ÿค– AI Automation waa fursad aad u weyn oo aad ku baran kartid sida internetka loogu xidho ganacsigaaga iyo sida loo sameeyo chatbot oo ku shaqeeya WhatsApp, Messenger, Telegram, iyo TikTok!

๐Ÿ’ก Waa maxay AI Automation?
- Waa robot aan seexanayn oo kuu jawaabi doona su'aalaha macaamiisha iyo asxaabta si degdeg ah.
- Wuxuu kuu fududaynayaa ganacsigaaga oo kuu keydinayaa waqtigaaga iyo inta aan shaqeyn Somaliya joogta!
---
Offer-ga Gaarka ah ee Ardayda!
๐ŸŽ Ardayda Somaliya,Kenya iyo Itob Joogto Only waxaan idinku siinaynaa AI Automation course**$2**FREE! ๐ŸŽ“ Only Ardayda .

๐Ÿ“ฒ Soo xiriir: +252 61 7119990
๐Ÿ”‘ Promo Code: A12025
---
Soo Gal Fasalka!
๐Ÿš€ Haddii aad diyaar u tahay inaad kor ugu qaadato aqoontaada Bots AI, degdeg u soo gal fasalka:
๐Ÿ‘‰ WhatsApp Group:
---
Community & Support:
๐ŸŒ Ku biir AI Community oo ka kooban kumanaan qof! Haddii su'aal kugu adkato, online ayaan ku jirnaa!
๐Ÿ‘‰ Golaha WhatsApp:

---
### Maxaa ku bari doonaa kaliya:
๐ŸŽฏ Su,aashan Jawaabteeda guud waa โคต๏ธโคต๏ธ:
๐Ÿš: Sameynta Bots Gaar ahaan kuwan?
โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”-
-๐ŸŽจ WhatsApp Automation Bot
- ๐Ÿค–Telegram Automation Bot
- ๐Ÿ’ก Messenger Automation Bot
- ๐ŸŽ“Instagram Automation Bot
- ๐Ÿš€AI Video Editing

ilaa 40 Xiisadood AI la Xidhiidha

Haddii aad xiisaynayso, ha iska daalin! ๐Ÿš€
AI Automation waa mustaqbalka! ๐Ÿ’ป

๐Ÿ“ž Su'aalaha? Ku soo xiriir maamulada:
๐Ÿ‘‰ WhatsApp: +252 61 7119990
---
Hadii u Baahantahay Cadeymo Dheeraada Adeegyad a Bixino Halka Taabo! ๐Ÿ˜Š
Dhamaan Waa WhatsApp AI! ๐Ÿ˜ Waa kan mid kasta oo chatbots ah iyo waxa loogu isticmaali karo! ๐Ÿค–โœจ SomaliBotMaster waa chatbot-ka ugu horreeya ee Soomaali ah, kaa caawinaya inaad hesho koorsooyinka saxda ah ee Automation iyo IT! ๐Ÿš€๐Ÿ’ก

๐Ÿ”ฅ 1- Wuxuu kaa caawinayaa qorista iyo Caawinta ardayda Afsomali ayuu ku hadlaa
๐Ÿ”— https://wa.me/+15875682431
๐Ÿ“Œ Kaaga jawaabaya suโ€™aalaha Koorsooyinka AI oo ku siinaya talooyin waxtar leh!

๐Ÿ”ฅ 2- Meta AI
๐Ÿ”— https://wa.me/13135550002
๐Ÿ“Œ Waxaa bixiya Meta, si looga caawiyo wada hadalka iyo jawaab celinta caqliga leh.

๐Ÿ”ฅ 3- ChatGPT
๐Ÿ”— https://wa.me/18002428478
๐Ÿ“Œ Ku habboon suโ€™aalaha guud, qoraallada hal-abuurka ah, iyo xallinta su'aalo kala duwan.

๐Ÿ”ฅ 4- Shmooz AI
๐Ÿ”— https://wa.me/12014166644
๐Ÿ“Œ Waxay si khaas ah u diiradda saareysaa wada hadalka saaxiibtinimo iyo sheekaysiga xiisaha badan.

๐Ÿ”ฅ 5- GuideGeek
๐Ÿ”— https://wa.me/12058922070
๐Ÿ“Œ Waxaa loogu talagalay talo bixinta safarka iyo qorsheynta safarrada.

๐Ÿ”ฅ 6- MobileGPT
๐Ÿ”— https://wa.me/27767346284
๐Ÿ“Œ Ku habboon codsiyada shaqada mobiilka, diiradda saaraysa adeegyada kuu sahlaaya.

๐Ÿ”ฅ 7- LuzIA
๐Ÿ”— https://wa.me/34613288116
๐Ÿ“Œ Waxay diiradda saartaa ka caawinta isbeddelka naqshadaha iyo taageerada aragtida muuqaalka ah.

๐Ÿ”ฅ 8- Truora Genie AI
๐Ÿ”— https://wa.me/16204458887
๐Ÿ“Œ Waxaa loo isticmaalaa xaqiijinta xogta iyo la socodka macluumaadka muhiimka ah.

๐Ÿ”ฅ 9- August AI
๐Ÿ”— https://wa.me/918738030604
๐Ÿ“Œ Qore hal-abuur leh oo si gaar ah loogu talagalay caawinta dhinaca qoraalka.

๐Ÿ”ฅ 10- HeyPat AI
๐Ÿ”— https://wa.me/18442439728
๐Ÿ“Œ Waxaa loogu talagalay caawinta dhinaca adeegyada ganacsi iyo xallinta hawlaha maalinlaha ah.

๐Ÿ”ฅ 11- Dola AI
๐Ÿ”— https://wa.me/16502234435
๐Ÿ“Œ Diiradda saara fududeynta shaqooyinka ganacsiga iyo taageerada maamulida xogta.



Somali AI Community:
WhatsApp Group for Video Editing Ai And Automation Learning:
https://chat.whatsapp.com/EdsULwIZ6a80vqOE5V6kUZ
๐Ÿ‘4
Shaqo doon online ayaa tahay somaha meeelahana ku caawin doonaa.

Looking for Remote Work Opportunities in 2025?

And want to earn in USD?

Hereโ€™s a curated list of 25 top websites offering remote jobs with USD payouts:


1. Jobspresso (jobspresso.co)

2. Virtual Vocations (virtualvocations.com)

3. Stack Overflow Jobs (stackoverflow.com/jobs)

4. Outsourcely (outsourcely.com)

5. Toptal (toptal.com)

6. Skip The Drive (skipthechive.com)

7. NoDesk (nodesk.co)

8. RemoteHabits (remotehabits.com)

9. Remotive (remotive.com)

10. Remote4Me (remote4me.com)

11. Pangian (pangian.com)

12. Remotees (remotees.com)

13. Europe Remotely (europeremotely.com)

14. Remote OK Europe (remoteok.io/europe)

15. Remote of Asia (remoteok.io/asia)

16. FlexJobs (flexjobs.com)

17. Remote.co (remote.co)

18. We Work Remotely (weworkremotely.com)

19. Remote OK (remoteok.com)

20. AngelList (angel.co)

21. LinkedIn (linkedin.com)

22. Upwork (upwork.com)

23. Freelancer (freelancer.com)

24. Working Nomads (workingnomads.com)

25. SimplyHired (simplyhired.com)


๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—น๐—ฒ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ๐˜€ ๐˜†๐—ผ๐˜‚ ๐˜„๐—ถ๐—น๐—น ๐—ฟ๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฒ๐˜ ๐—ป๐—ผ๐˜ ๐˜๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ถ๐—ป 2025


Google Introduction to Generative AI
imp.i384100.net/qzyxOO

Google Prompting Engineering
https://lnkd.in/gHP244dD

Google AI Essentials
https://lnkd.in/gg8iPamm

Google Crash Course on Python
https://lnkd.in/ddDNEUzD

Google Cloud Fundamentals
https://lnkd.in/giiFcxUD

Google data Analytics:
https://lnkd.in/dBJSct9d

Get Started with Python by Google
https://lnkd.in/d7i5jKWu

Google Cybersecurity Professional Certificate
https://lnkd.in/gfjS9wmu

Introduction to SQL
https://lnkd.in/dkvw4-aZ

Google Foundations of Project Management
imp.i384100.net/xLZqmv

Excel
https://lnkd.in/dg-M2jNv

Introduction to Web Development with HTML, CSS, JavaScript
https://lnkd.in/dRhTzYHk

Google digital marketing ecommerce
imp.i384100.net/Dyknz2

Google IT Support Professional Certificate
https://lnkd.in/dHzziz9T

Google UX Design Professional Certificate
https://lnkd.in/gzFYGqUq

hashtag#jobseekers hashtag#freshershiring hashtag#hiring
๐Ÿ‘4
10 Best ChatGPT Prompts kuwaas Maalmo badan ku save gareeen doonaa


[Save this for later] and thank me latter


1. Master Any Skill in 30 Days

Prompt:
"I want to learn [Insert Skill]. Create a structured 30-day learning plan with daily exercises, key concepts, and recommended resources."


2. Turn Complex Topics into Simple Analogies

Prompt:
"Explain [Insert Topic] in the simplest terms possible using analogies and metaphors to make it easy to understand."


3. Generate Unique Content Ideas Instantly

Prompt:
"I need 10 unique content ideas on [Insert Topic] that are engaging, viral, and different from the usual advice."


4. Automate Your Decision-Making Process

Prompt:
"I need help making a decision on [Insert Problem]. Use a logical framework like the Eisenhower Matrix or First Principles Thinking to guide me."


5. Plan an Entire Project in Seconds

Prompt:
"I need to plan a project for [Insert Project Type]. Create a detailed plan with clear objectives, key milestones, estimated timeframes, and necessary resources."


6. Improve Your Writing Instantly

Prompt:
"Rewrite this paragraph to make it more concise, engaging, and persuasive: [Insert Paragraph]."


7. Get a Quick Summary of Any Topic

Prompt:
"Summarize [Insert Topic] in 5 key bullet points, focusing on the most important concepts."


8. Create a Winning Resume for Any Job

Prompt:
"Optimize my resume for a [Insert Job Title] position at [Insert Company]. Highlight my relevant skills, achievements, and experience to stand out."


9. Instantly Generate Social Media Captions

Prompt:
"Write 5 high-engagement social media captions for a post about [Insert Topic]. Use a mix of curiosity, storytelling, and humor."


10. Learn Faster with the 80/20 Rule

Prompt:
"I want to learn [Insert Skill]. Identify the 20% of key concepts that will give me 80% of the results, and suggest a study plan."
Maxaa keenay in dadka shaqada bixiyaa ay shaqaalaha ka raadiyaan 87% LinkedIn si u helaan dadka ay rabaan?
๐ŸŒ sxb qoraalka muhiim la wadaag asxbtaada si aygu faa,iidaysaan

โœ…Runtii waa Muhiim Linksdin Profile iska habee!waayo dad badna shaqooyin bixiyaa waxay ka eegaan waa linkdin:
โœ… Get Noticed: A well-optimized profile ensures you appear in recruiter searches.
โœ… Meeshaas show ka bixi waxyaabahaa taqaano ama baratay noocay doonto ha noqoto soo dhig
โœ… dadka badan ku darso ama la wadaag profile lakin waxaas waxaa ka mihiimsan qodobkan hoose.

Sidee u horumariyaa profile linkden

๐Ÿ”‘ Headline inta badan isticmaal waxa aad qabato kuma muuji . Example: โ€œData Analyst | SQL & Python | Turning Data into Insightsโ€


๐Ÿ–ผ Sawira waa Mihiim : inta badan sawirku wuxuu ka qayb qaataa 21x in la eego profileโ€”iska habee oo been iyo editing waali ah haku dardarin..
๐Ÿ’ฌ Fadlan ku dar meelaha ka shqeysay dhamaantood
โญ๏ธ iyo shaqooyi8n aad isleedahay waad fahmi kartaa xatta ku qoro
๐ŸŽฏwaxyaabihii aad ka qalin jabaisay ama siminaaradii aad qaatatay meesha dhigo.
๐Ÿ“„ iska hagaaji costom links wax dheer haka tusaale LinkedIn/Mfaratoon oo kale
๐Ÿค dadka isku xidh oo comments ka bixi

Tan ugu Mihiimsan Extention ku shubo.
Use Careerflow.ai 's Extension
๐Ÿ’ฏ: https://lnkd.in/drNZrQkXhttps://www.careerflow.ai/premium
๐Ÿ‘1
16 Chrome Extensions so Powerful They Feel Illegal!

Whether youโ€™re looking to organize projects, improve focus, or streamline your workflow, thereโ€™s something here for everyone.

Todoist:
โ†ณ Manage tasks, set reminders, and collaborate for seamless project organization.

Clockify:
โ†ณ Track time, set project timers, and view productivity reports to stay on top of your schedule.

Momentum:
โ†ณ Replace your new tab with an inspiring dashboard, to-do list, and a focus timer.

Grammarly:
โ†ณ Elevate your writing with real-time grammar checks, vocabulary suggestions, and style tips

Evernote Web Clipper:
โ†ณ Clip articles, save web pages, and annotate content for future reference.

And more in the infographic below!

Why You Need These Extensions:
Streamline Your Work:
โ†ณ Automate tedious tasks and focus on what truly matters.
Boost Your Productivity:
โ†ณ Minimize distractions, track your time, and stay on task.
Enhance Collaboration:
@ISBAR_AI
100+ Top AI tools for 2024: (Bookmark for later) https://t.me/ISBAR_AI