Somali_AI Bots
2.6K subscribers
39 photos
68 videos
2 files
126 links
Fasalka Barashda adeegyada Bots iyo Ai luuqadaad ayaad ku baran kartaa sida loo sameey AI Contact @suuqgeeyebot
Download Telegram
🚨 Warkii Xalay Gilgilay Suuqyada Silicon Valley! 🚨

Warkii aan xalay idinkula wadaagay ee ku saabsanaa soo bixitaanka Deepseek ayaa saacadihii u Xalay America si weyn u gilgilay suuqyada Silicon Valley! πŸ™πŸ’₯

πŸ” Google, Meta, OpenAI iyo shirkadaha kale ee waaweyn ayaa hoos u dhacay xalay, sababo la xidhiidha soo bixitaanka Deepseek.

πŸ’‘ Deepseek waxay muujiyeen sida ay ugu dhaqaaqeen mudo iyo lacag yar oo ay ku dhisayeen modelkooda cusub, taas oo ka dhigaysa mid laga yaabaa sida ay ugu dhaqaaqeen hal-abuurka AI.

🀯 Dunida AI waxay yaabban tahay sida ay ugu dhaqaaqeen dhowr bilood oo keliya, halka shirkadaha kale ay qaataan sanado si ay u sameeyaan wax la mid ah.


⚑️ Dib U Furista Nucliyeerka Sababteeda ma ogtahay?:

☒️ Nuclear Energy ayaa dib loo shaqeysanayaa sanadahan u dambeeyey dunida sababoo ah Lacagta Kiriptada iyo AI waxaa ku baxa Awooda badan si loogu isticmaalo AI! Tusaale ahaan, shirkaduhu waxay ku dadaalayaan inay isticmaalaan tamar Nukliyeer oo ay ku fuliyaan barnaamijyada AI.


πŸ“Œ Ugu dambeyn Gariirka suuqyada west Xalay:

πŸš€ Soo bixitaanka Deepseek oo si dhakhso leh u dhaqaaqay.

πŸ“‰ Waxaa Hoos u dhacyo weyn ku yimaadeen (Google, Meta, OpenAI).

πŸ’₯ Isbeddelka cusub ee tamarta (Nuclear Energy) iyo AI.

Aduunka warkan weyn ayaa ka jira
πŸ‘11
πŸ“² Meta AI waa qalab cusub oo WhatsApp ku daray oo kuu oggolaanaya inaad isticmaasho Artificial Intelligence (AI) si aad uga jawaabto su'aalaha, aad u ogaato xogta cusub, iyo aad u aqoonsato sawirada si fudud! Fadlan ku soo dhawoow casharkan oo aan ku tusayno sida aad u isticmaali karto Meta AI si aad u fudud oo nolosha maalinlaha ah.

Waxaad ka baran doontaa casharkan:
βœ… Sida loo furay Meta AI ee WhatsApp.
βœ… Sida loo isticmaalo Meta AI si loo jawaabo su'aalaha iyo loo helo xogta cusub.
βœ… Sida loo isticmaalo marka xogta laga raadinayo.
βœ… Tilmaamo ku saabsan sida loo kordhiyo khibradaada isticmaalka Meta AI.

πŸ”— Xidhiidhyada Xiisaha Badan:

Isku xirka rasmiga ah ee Meta AI
Casharrada kale ee technology-ga

#MetaAI #WhatsApp #AI #Technology #CasharradaFudud #Tutorial #2024"
https://youtu.be/RPYGhtYcioI
πŸ‘3πŸ’Š1
Xanuunka Ma qabtaa?!
πŸ“± Phantom Vibration Syndrome πŸ“±

Mararka qaarkood waxaad dareemeysaa in:


πŸ“³ Telefoonkaagu gariirayo
πŸ“ž Qof ku soo wacayo...No...no.. laakiin wicitaan ma jiro,notification,
πŸ“© Farriin WhatsApp ama SMS ah... laakiin wax cusub ma jiraan
πŸ”” Ogeysiis cusub... balse waxba ma arkaysid

πŸ€” Haddii aad sidan la kulantay, waxaa laga yaabaa inaad la ildaran tahay Phantom Vi bration Syndrome.


Maxay Sababta?
πŸ“Š Cilmi-baarayaashu waxay sheegayaan in tani ay dhacdo marka aad:
πŸ“΅ Si xad dhaaf ah u isticmaasho telefoonkaaga

πŸ”„ Xanuunka Maskaxdaadu

oo la qabsatay wicitaanada iyo farriimaha joogtada ah

Xalka ➑️ Dib U Hesho Xorriyaddaada
!
βœ… Telefoonka dhig mararka qaar
βœ… Nasasho ka qaado isticmaalka moobilka maalmo yar
βœ… Diiradda saar waxyaabo kale oo dabiici ah

πŸ“Œ Adiguse ma isku aragtay dabeecadaas? πŸ€”πŸ’¬
πŸ‘3❀1
U Codee- 🌟✨ Doorashada Ardada Caawa ✨🌟Fadlan u codeeya casharkeen Caawa oo doonayao ardada Free siminaar ah ku siino- Ogow Casharka ugu Codbata Caawa Free idinku bari doonaa isha allah
Anonymous Poll
67%
πŸŽ₯ AI Video Editing
10%
πŸ€– DeepSeek Basic
10%
πŸ€– Telegram Bot
4%
πŸ’‘ Best Prompt ChatGPT
4%
πŸš€ AI-Web
4%
πŸ“’Best Free Ai-2025
🌟✨ Natiijada-Codbixinta : AI VIDEO EDITING Af-Somali ✨

πŸ“’ Ogaysiis Dhalinyaro
βœ… Waxaad badankiinu u codeyseen xiisadan!
βœ… Hadda fursad baad u haysataa inaad ka faa'iidaysato!

πŸ•’ Fadlan wakhtiga ilaali oo diyaargarow!

🎯 Maxaad Ku Baran Doontaa?
πŸŽ₯ Sameynta Video AI – Waxaad si fudud u abuuri doontaa video-yo adigoo isticmaalaya AI.
πŸ₯°3πŸ‘1
πŸ“’ Dhalinyaro, Wa lag Soo Hormarayaa πŸ™

⚠️ Isbeddel Yar Oo Wakhtiga Ah!

πŸ“… Casharkii Caawa wuxuu soo gali doonaa 4:30 PM, halkii markii hore aan idin la balannay 8:00 PM.

πŸ”Ή Sababta? Macalinku wuxuu ku mashquulay howlo aad u badan, sidaas darteed waxaan dib u dhignay wakhtiga si aad u heshaan cashar tayo leh.

πŸ“Œ Maxaad Sameyn Kartaa?
πŸ‘‰ Taabo "Faahfaahin" si aad u hesho macluumaad dheeri ah.
πŸ‘‰ Ama Sug Casharka Markale si aad uga faa’iidaysato.

Mahadsanidiin dhammaantiin Asxbta ! πŸ™ŒπŸŽ“
πŸ‘3
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
LOGOL DEEPSEEK GPT OFFLINE...‡️

βœ… Sidee LLM (Large Language Models) loogu shubtaa kombuyuutarkaaga?
βœ… Sidee loogu shaqeeyaa AI offline?
βœ… Qalabka & Software-ka loo baahan yahay
βœ… Habka ugu fudud ee aad ku heli karto chatbot AI xitaa adigoon internet haysan!
πŸ‘4
Live stream scheduled for
Live stream started
Live-klii Waxaan ku dhiganay Sida loo Isticmaalo Websites Ai Sidoo kale waxaan ku dhinganay webka ugu fician samaynta TEXT TO VIDEO oo webka Linbks Halkan idin Yaalo waxaana ka sameynay Casharo taxane ah kuwaas oo Edting Ai Adigoo isticmaalaya

https://lumen5.com/dashboard/
Live stream finished (33 minutes)
Deepseek Chatbot Soo Tijaabi Bot-ka! πŸŽ‰
Haddii aad jeceshahay inaad soo tijaabiso bot-kan, fadlan weydii su’aalo kala Waxaad arki doontaa si free ah ayuu su,aal kasta kaaga jawaabayaa! πŸ’¬

Cashar ayaa ka smeyn doonaa πŸ“š
Haddii aad jeceshahay inaad cashar ka hesho oo ku saabsan sida loo sameeyo chatbot-kan, fadlan ii sku muujhi like ama comments dhawaan cashar fiican ka sameyn doonaa halkaneen isha llah ! πŸ’»

Bot waxan ku dhisnay n8n Automation,Fadlan soo eega
πŸ‘21
Sida Offline Loogu Shubto DeepSeek & LLM Kasta Bilaa Internet πŸš€ | AI Loo Isticmaalo Offline

πŸ“œ Description:
Ma rabtaa inaad si offline ah ugu shaqeyso DeepSeek ama LLM kasta adigoon u baahnayn internet? πŸ’»πŸš€ Casharkan waxaan ku barayaa:


βœ… Sidee LLM (Large Language Models) loogu shubtaa kombuyuutarkaaga?
βœ… Sidee loogu shaqeeyaa AI offline?
βœ… Qalabka & Software-ka loo baahan yahay
βœ… Habka ugu fudud ee aad ku heli karto chatbot AI xitaa adigoon internet haysan!

Haddii aad rabto inaad awood u yeelato inaad AI u isticmaasho meel kasta iyo waqti kasta, daawo casharkan! πŸŽ―πŸ‘‡

πŸ”” Subscribe & Like si aad u hesho casharro kale oo faa'iido leh! πŸ’‘πŸ”₯
Aad AI ha isugu wada dhiiban Xog kasta ha iska galin Saabtoo aha Laba tusaale ayaa taas kaaga Filan... 1 Tan hore weydii Is the Isra,ili Wright....to defence it shelf ? kadibna Su,aashan oo Falastiin ah intaas oo kale ku qor Akhri Kadib Commentsa nala wadaag?
Xiisadan ayaa maanta dhameeyey aad ayey idin Anfacaysaa hadii suurta gal idin tahay Links waakan
❀7
15 Daqiiqo Ku Samee Website Loveable | Sharax & Sida Loo Isticmaalo!
πŸ”Ή Casharkan waxaad ka baran doontaa:

πŸš€ Sida loo sameeyo website Loveable 15 daqiiqo gudahood.

🎨 Qaabka Loveable iyo sida loogu isticmaalo website-yada.


πŸ’‘ Cashar itus oo taabsii iyo sharax badan oo ku saabsan design-ka iyo functionality-ga.loveble
πŸ”Ή Isticmaal Loveable si aad ugu sameyso: Nooc kasta oo free ah sida:
🌐 Website-yada portfolio, blog, iyo e-commerce.

πŸ“± Design-ka user-friendly iyo responsive.


πŸ’» Mobil iyo computer waa ku soo baxayaa.

πŸ”Ή Linkiga website ku sameeyey Loveable:
πŸ‘‰ Automatrix Portal

πŸ”΄Sidoo kale webisite Loveble Waakan
πŸ‘‰ Loveable Website

πŸ”Ή Halkan waxaa idin dhigay promtp aan isticmaalay si aad ugu samayo adiguna landing page Moderen ah :

πŸ“ž Google Documents Halkan kala deg
πŸ‘3
✳️Aduunkii Waa isrogay: ElevenLabs & AI Tools: Faahfaahin iyo Isticmaalka

πŸ”Ή ElevenLabs:
🌐 Website: ElevenLabs
πŸŽ₯ YouTube: AI SOMALI Channel
πŸ”Ή Waa Maxay ElevenLabs?

Shirkadda ElevenLabs waxay soo saartay barnaamij AI Text-to-Speech oo kuugu codeyn kara:

πŸ“š Buuggaagta PDF iyo kuwa online.

πŸ“° Maqaalo iyo newsletters.

πŸŽ™ Podcasts iyo muqaalada YouTube.

ElevenReader waa barnaamijka ugu fiican ee Text-to-Speech, oo laga heli karo PlayStore iyo AppStore.

πŸ”Ή Waxyaabaha iisoo Jiitay:

πŸ“– Akhriska Buugaagta:

Wuxuu kuu soo bandhigayaa bog kasta iyo erey walba oo uu akhrinayo.

Waxaad maamuli kartaa adigoo taabanaya meesha aad rabto inuu kuu akhriyo.

πŸŽ™ Codadka:

Wuxuu ku siinayaa codad fara badan oo aan ka dhicin kuwa aadamaha.

Luuqadda Soomaaligu waxay ku kooban tahay Muuse iyo Xaliimo.

πŸ”Ή Qeyb Cusub: Speech-to-Text

πŸ—£ Speech-to-Text:

Waxaad u diri kartaa muqaal Soomaali ah, wuxuuna kuugu beddeli doonaa qoraal.

Tani waa qeyb cajiib ah oo toddobaadkan lagu soo kordhiyay.

πŸ”Ή Subtitles Soomaali Ah:

Waxaa jira website-yo kuu sameyn kara subtitles Soomaali ah.

Tani waa waxtar weyn u qoraayaasha muqaalada iyo dadka aan si fiican wax u maqli karin.

Waxaan ka sameyn doonaa post gaar ah oo ku saabsan tan.

πŸ”Ή Qeybo Kale:

πŸ“„ PDF & Scan-Text:

Waxaad gelin kartaa buuggaagta PDF iyo kuwa caadiga ah adigoo u diraya qeybta Scan-text.

πŸŽ™ GenFM:

Qeyb la mid ah NotebookLM ee Google, oo kuu sameyn kara podcast adigoo u diraya link-yada maqaalada ama YouTube.

πŸ”Ή Nala Soo Xiriir:
πŸ“ž Halkan naga soo qabo: ISBAR AI Telegram
πŸŽ₯ YouTube: AI SOMALI Channel
πŸ‘2
πŸš€ Tartan Adag! Grok 3 vs ChatGPT – Keebaa Sawiro Fiican Sameeya? πŸŽ¨πŸ€–

Casharkan waxaan ku baran doonnaa Grok 3 iyo ChatGPT, AI-da Waxaan Prompt ku ogaanay in Grok3 uu yahay Aduunka kale waayo wuxuu soo saaray muuqaalkii saxda ahaaa halka Chatgpt uu sameeyey mid Kartoon ah ! πŸ–ΌπŸ”


πŸ“Š Maxaad Ka Baran Doontaa?
βœ… Waa maxay Grok 3 & ChatGPT? πŸ€”
βœ… Keebaa sameyn kara sawirada ugu wanaagsan? 🎨✨
βœ… Sidee loo adeegsadaa AI-yadan si sax ah? πŸ› 
βœ… Isbarbardhig dhamaystiran oo dhanka sawir-samaynta ah! πŸ†š

πŸ‘‰ Grok 3 waxaa sameeyay Elon Musk (waa AI cusub oo awood badan) halka ChatGPT uu yahay AI hore u jiray oo OpenAI sameysay! Keebaa ugu fiican? πŸ€–πŸ”₯

πŸ“Œ Isku day AI-da adiga kuu shaqeynaya! πŸ‘‡πŸ‘‡

πŸ”— Isticmaal Grok 3: https://grok.com/?referrer=website
πŸ”— Isticmaal ChatGPT: https://chat.openai.com/chat

πŸ“’ Fadlan LIKE πŸ‘, SHARE πŸ“’ & SUBSCRIBE πŸ”” si aad u hesho casharro kale oo AI la xiriira! πŸš€πŸ’‘
πŸ‘3
Adeegyada Lagu Kordhiyay La soco GPT-4.5 & Deep-research: Kooban
πŸ”Ή ChatGPT-ga:

πŸ†“ Free-ga: Codad horumarsan oo dhaw qof caadi ah.

πŸ’‘ Plus-ka: Garaadka cilmi-baarisaha dhijitaalka (Deep-research).

πŸ”Ή Deep-research:

πŸ” Cilmi-baarista:

Nidaamsan ku siinaya (links).

Free: 10 cilmi-baaris bishii.

Pro: 120 cilmi-baaris bishii.

πŸ”Ή GPT-4.5:

πŸš€ Orion: Moodeel cusub oo qiimaha $200.

⚑️ Horumar: Aan isticmaalin farsamada garaadka sababeynta.

πŸ”Ή Isticmaalka Cilmi-baarista:
πŸ’Ό Ganacsiga: Muhiim si aad u guuleysato.

πŸ€– AI & Prompts: U qor prompt farsameysan si AI-gu u fahmo.

πŸ”Ή Barmaamijyo Bilaash ah:
Perplexity iyo Grok 3.

πŸ“ž Halkan naga soo qabo: ISBAR AI Telegram
πŸŽ₯ YouTube: AI SOMALI Channel
πŸ‘2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
AI CHATPDFπŸ“– La Sheekeeso PDF-kaaga: Waxaad waydiin kartaa su’aalo oo aad jawaab u heli kartaa si fudud!
✍️ Soo Koobid: Qoraalkaaga dheer si degdeg ah ayuu u soo koobi doonaa!
πŸ”„ Dib U Qorid: Qoraalkaaga si cusub ayuu dib uugu qori doonaa!
πŸ”Š Akhrinta Qoraalka: Wuxuu akhriyi karaa qoraalkaaga adigoon indhaha ku daalin!
πŸ’» Website Rasmiga Ah: ‡️‡️
www.chatpdf.com/?invite=c3beb3ed28

Tijaabi hadda!
πŸ”” I Raac: Subscribe iyo like si aadan u seegin waxyaabo kale oo cajiib ah!

#ChatPDF #AI #Tutorial #QoraagaSomali #TechCajiib πŸ˜πŸš€

Channelka youtube
πŸ‘4