Deepseek iyo ChatGpt Maxaa kala socotaa π₯β¨
"DeepSeek: AI-ga Cusub dhawaan laga Soo qaaday dabka kaas Kuu Sahli Doona Waxbarashada iyo Shaqada! π"
π Faahfaahin Kooban:
DeepSeek waa AI cusub oo ka fiican ChatGPT qiimaha iyo xawaaraha.
Waxaad u isticmaali kartaa waxbarasho (π), shaqo (πΌ), iyo qoraal (π).
Qiimaha: 0.001ilaa0.001ilaa0.005 per token π°.
π Tilmaamo Guud:
Isticmaal DeepSeek si aad u hesho jawaabo degdeg ah oo ku saabsan casharro, qoraallo, iyo mashruucyada.
Ku dar nooc kasta oo adeega oo qoraal aad u baahato a!
Macluumaad ku dhaafay Gpt:
π Speedka : DeepSeek wuxuu kuu sahli doonaa inaad ku horumariso waxbarashada iyo shaqada.
π‘ Eexda: Xalalka: Ka hel xalalka ugu fiican su'aalaha aad qabto .su,aalaha inta badan iyadoo aan eexan ayuu ku jawaaba chpt Waa eexdaa
π° Qiimo Jaban: Isticmaal AI qiimo jaban oo ku habboon dhammaan
‡οΈβ€΅οΈβ€΅οΈβ€΅οΈ
π Daawao Halkan

YouTube
Deepseek: AI Mucjiso ah Kaas ooo dhaafay Mudo yar ChatGPT
Deepseek: AI Qiimo Jaban oo Kaabaya Xalka Dhibaatooyinkaaga**
Faahfaahin
Deepseek waa shirkad cusub oo ka shaqeysa farsamada AI iyo falanqaynta iyo raadinta qodotada dheer iyo arimah deg deg ugu baahatahay sid xogta, iyadoo ay ku dadaashay inay bixiso adeegyoβ¦
Faahfaahin
Deepseek waa shirkad cusub oo ka shaqeysa farsamada AI iyo falanqaynta iyo raadinta qodotada dheer iyo arimah deg deg ugu baahatahay sid xogta, iyadoo ay ku dadaashay inay bixiso adeegyoβ¦
π₯5π4
π¨ Warkii Xalay Gilgilay Suuqyada Silicon Valley! π¨
β‘οΈ Dib U Furista Nucliyeerka Sababteeda ma ogtahay?:
β’οΈ Nuclear Energy ayaa dib loo shaqeysanayaa sanadahan u dambeeyey dunida sababoo ah Lacagta Kiriptada iyo AI waxaa ku baxa Awooda badan si loogu isticmaalo AI! Tusaale ahaan, shirkaduhu waxay ku dadaalayaan inay isticmaalaan tamar Nukliyeer oo ay ku fuliyaan barnaamijyada AI.
π Ugu dambeyn Gariirka suuqyada west Xalay:
π Soo bixitaanka Deepseek oo si dhakhso leh u dhaqaaqay.
π Waxaa Hoos u dhacyo weyn ku yimaadeen (Google, Meta, OpenAI).
π₯ Isbeddelka cusub ee tamarta (Nuclear Energy) iyo AI.
Aduunka warkan weyn ayaa ka jira
Warkii aan xalay idinkula wadaagay ee ku saabsanaa soo bixitaanka Deepseek ayaa saacadihii u Xalay America si weyn u gilgilay suuqyada Silicon Valley! ππ₯
π Google, Meta, OpenAI iyo shirkadaha kale ee waaweyn ayaa hoos u dhacay xalay, sababo la xidhiidha soo bixitaanka Deepseek.
π‘ Deepseek waxay muujiyeen sida ay ugu dhaqaaqeen mudo iyo lacag yar oo ay ku dhisayeen modelkooda cusub, taas oo ka dhigaysa mid laga yaabaa sida ay ugu dhaqaaqeen hal-abuurka AI.
π€― Dunida AI waxay yaabban tahay sida ay ugu dhaqaaqeen dhowr bilood oo keliya, halka shirkadaha kale ay qaataan sanado si ay u sameeyaan wax la mid ah.
β‘οΈ Dib U Furista Nucliyeerka Sababteeda ma ogtahay?:
β’οΈ Nuclear Energy ayaa dib loo shaqeysanayaa sanadahan u dambeeyey dunida sababoo ah Lacagta Kiriptada iyo AI waxaa ku baxa Awooda badan si loogu isticmaalo AI! Tusaale ahaan, shirkaduhu waxay ku dadaalayaan inay isticmaalaan tamar Nukliyeer oo ay ku fuliyaan barnaamijyada AI.
π Ugu dambeyn Gariirka suuqyada west Xalay:
π Soo bixitaanka Deepseek oo si dhakhso leh u dhaqaaqay.
π Waxaa Hoos u dhacyo weyn ku yimaadeen (Google, Meta, OpenAI).
π₯ Isbeddelka cusub ee tamarta (Nuclear Energy) iyo AI.
Aduunka warkan weyn ayaa ka jira
π11
YouTube
"Sida Loo Isticmaalo META AI WhatsApp 2024 π | Cashar Fudud ku saabsan META AI WhatsApp |
Fadlan SUBSCRIBE & LIKE si aad u hesho casharro cusub oo ku saabsan technology-ga! π
π² Meta AI waa qalab cusub oo WhatsApp ku daray oo kuu oggolaanaya inaad isticmaasho Artificial Intelligence (AI) si aad uga jawaabto su'aalaha, aad u ogaato xogta cusubβ¦
π² Meta AI waa qalab cusub oo WhatsApp ku daray oo kuu oggolaanaya inaad isticmaasho Artificial Intelligence (AI) si aad uga jawaabto su'aalaha, aad u ogaato xogta cusubβ¦
π² Meta AI waa qalab cusub oo WhatsApp ku daray oo kuu oggolaanaya inaad isticmaasho Artificial Intelligence (AI) si aad uga jawaabto su'aalaha, aad u ogaato xogta cusub, iyo aad u aqoonsato sawirada si fudud! Fadlan ku soo dhawoow casharkan oo aan ku tusayno sida aad u isticmaali karto Meta AI si aad u fudud oo nolosha maalinlaha ah.
Waxaad ka baran doontaa casharkan:
β Sida loo furay Meta AI ee WhatsApp.
β Sida loo isticmaalo Meta AI si loo jawaabo su'aalaha iyo loo helo xogta cusub.
β Sida loo isticmaalo marka xogta laga raadinayo.
β Tilmaamo ku saabsan sida loo kordhiyo khibradaada isticmaalka Meta AI.
π Xidhiidhyada Xiisaha Badan:
Isku xirka rasmiga ah ee Meta AI
Casharrada kale ee technology-ga
#MetaAI #WhatsApp #AI #Technology #CasharradaFudud #Tutorial #2024"
https://youtu.be/RPYGhtYcioI

π3π1
Xanuunka Ma qabtaa?!
π± Phantom Vibration Syndrome π±
π³ Telefoonkaagu gariirayo
π Qof ku soo wacayo...No...no.. laakiin wicitaan ma jiro,notification,
π© Farriin WhatsApp ama SMS ah... laakiin wax cusub ma jiraan
π Ogeysiis cusub... balse waxba ma arkaysid
Maxay Sababta?
π Cilmi-baarayaashu waxay sheegayaan in tani ay dhacdo marka aad:
π΅ Si xad dhaaf ah u isticmaasho telefoonkaaga
π Xanuunka Maskaxdaadu
oo la qabsatay wicitaanada iyo farriimaha joogtada ah
Xalka β‘οΈ Dib U Hesho Xorriyaddaada!
β Telefoonka dhig mararka qaar
β Nasasho ka qaado isticmaalka moobilka maalmo yar
β Diiradda saar waxyaabo kale oo dabiici ah
π Adiguse ma isku aragtay dabeecadaas? π€π¬
π± Phantom Vibration Syndrome π±
Mararka qaarkood waxaad dareemeysaa in:
π³ Telefoonkaagu gariirayo
π Qof ku soo wacayo...No...no.. laakiin wicitaan ma jiro,notification,
π© Farriin WhatsApp ama SMS ah... laakiin wax cusub ma jiraan
π Ogeysiis cusub... balse waxba ma arkaysid
π€ Haddii aad sidan la kulantay, waxaa laga yaabaa inaad la ildaran tahay Phantom Vi bration Syndrome.
Maxay Sababta?
π Cilmi-baarayaashu waxay sheegayaan in tani ay dhacdo marka aad:
π΅ Si xad dhaaf ah u isticmaasho telefoonkaaga
π Xanuunka Maskaxdaadu
oo la qabsatay wicitaanada iyo farriimaha joogtada ah
Xalka β‘οΈ Dib U Hesho Xorriyaddaada!
β Telefoonka dhig mararka qaar
β Nasasho ka qaado isticmaalka moobilka maalmo yar
β Diiradda saar waxyaabo kale oo dabiici ah
π Adiguse ma isku aragtay dabeecadaas? π€π¬
π3β€1
U Codee- πβ¨ Doorashada Ardada Caawa β¨πFadlan u codeeya casharkeen Caawa oo doonayao ardada Free siminaar ah ku siino- Ogow Casharka ugu Codbata Caawa Free idinku bari doonaa isha allah
Anonymous Poll
67%
π₯ AI Video Editing
10%
π€ DeepSeek Basic
10%
π€ Telegram Bot
4%
π‘ Best Prompt ChatGPT
4%
π AI-Web
4%
π’Best Free Ai-2025
πβ¨ Natiijada-Codbixinta : AI VIDEO EDITING Af-Somali β¨
π’ Ogaysiis Dhalinyaro
β Waxaad badankiinu u codeyseen xiisadan!
β Hadda fursad baad u haysataa inaad ka faa'iidaysato!
π Fadlan wakhtiga ilaali oo diyaargarow!
π― Maxaad Ku Baran Doontaa?
π₯ Sameynta Video AI β Waxaad si fudud u abuuri doontaa video-yo adigoo isticmaalaya AI.

π₯°3π1
π’ Dhalinyaro, Wa lag Soo Hormarayaa π
β οΈ Isbeddel Yar Oo Wakhtiga Ah!
π Casharkii Caawa wuxuu soo gali doonaa 4:30 PM, halkii markii hore aan idin la balannay 8:00 PM.
πΉ Sababta? Macalinku wuxuu ku mashquulay howlo aad u badan, sidaas darteed waxaan dib u dhignay wakhtiga si aad u heshaan cashar tayo leh.
π Maxaad Sameyn Kartaa?
π Taabo "Faahfaahin" si aad u hesho macluumaad dheeri ah.
π Ama Sug Casharka Markale si aad uga faaβiidaysato.
Mahadsanidiin dhammaantiin Asxbta ! ππ

Telegram
Koorso_AIπ΄ββοΈπ¨βπ¦
Bot Waxaad Waxaad ka codsan kartaa Koorsooyin Socda.Sidoo kale waxaan Barnaa Saemyta AI Telegram
π3
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
LOGOL DEEPSEEK GPT OFFLINE...‡οΈ
β Sidee LLM (Large Language Models) loogu shubtaa kombuyuutarkaaga?
β Sidee loogu shaqeeyaa AI offline?
β Qalabka & Software-ka loo baahan yahay
β Habka ugu fudud ee aad ku heli karto chatbot AI xitaa adigoon internet haysan!

π4
Live-klii Waxaan ku dhiganay Sida loo Isticmaalo Websites Ai Sidoo kale waxaan ku dhinganay webka ugu fician samaynta TEXT TO VIDEO oo webka Linbks Halkan idin Yaalo waxaana ka sameynay Casharo taxane ah kuwaas oo Edting Ai Adigoo isticmaalaya
https://lumen5.com/dashboard/
https://lumen5.com/dashboard/
Hslkan waxaa ku jira Casharo badan oo ilaa 9 ah kuwaas oo kaa caawin doona barasdha AI VIDEO EDITING .
WAA GOOGLE DOCUMENTS
https://docs.google.com/document/d/1TyHOholEcJJOWYD-GXePyY9jbTppBvAL5r6Y7bpGqxA/edit?tab=t.0
WAA GOOGLE DOCUMENTS
https://docs.google.com/document/d/1TyHOholEcJJOWYD-GXePyY9jbTppBvAL5r6Y7bpGqxA/edit?tab=t.0
Google Docs
π‘ Casharradii 1 ilaa 9aad Video Editing AI
π‘ CasharrO 1 ilaa 9aad AI Video Editing! π¬β¨ Cashar 1aad - InVideo π Mawduuc : Barashada aasaaska InVideo! 2οΈβ£ InVedio π Best For: Marketing, promo videos, and storytelling. π‘ Features: βοΈ Templates diyaar ah oo fududeynaya tafatirka. βοΈ Text-to-video conversionβ¦
π4
Deepseek Chatbot Soo Tijaabi Bot-ka! π
Haddii aad jeceshahay inaad soo tijaabiso bot-kan, fadlan weydii suβaalo kala Waxaad arki doontaa si free ah ayuu su,aal kasta kaaga jawaabayaa! π¬
Cashar ayaa ka smeyn doonaa π
Haddii aad jeceshahay inaad cashar ka hesho oo ku saabsan sida loo sameeyo chatbot-kan, fadlan ii sku muujhi like ama comments dhawaan cashar fiican ka sameyn doonaa halkaneen isha llah ! π»
Bot waxan ku dhisnay n8n Automation,Fadlan soo eega

π21
Sida Offline Loogu Shubto DeepSeek & LLM Kasta Bilaa Internet π | AI Loo Isticmaalo Offline
π Description:
Ma rabtaa inaad si offline ah ugu shaqeyso DeepSeek ama LLM kasta adigoon u baahnayn internet? π»π Casharkan waxaan ku barayaa:
β Sidee LLM (Large Language Models) loogu shubtaa kombuyuutarkaaga?
β Sidee loogu shaqeeyaa AI offline?
β Qalabka & Software-ka loo baahan yahay
β Habka ugu fudud ee aad ku heli karto chatbot AI xitaa adigoon internet haysan!
Haddii aad rabto inaad awood u yeelato inaad AI u isticmaasho meel kasta iyo waqti kasta, daawo casharkan! π―π
π Subscribe & Like si aad u hesho casharro kale oo faa'iido leh! π‘π₯

Qaabka Ai aad computer kaga ugu isticmali lahayd si offline ah #ai #chatgpt #deepseek #somali
Soo dhawaada asxbta waad Mahadsanthiin daawashadiin
Lm studio waxaad kala soo dagi karta link gan https://lmstudio.ai/
Lm studio waxaad kala soo dagi karta link gan https://lmstudio.ai/
Aad AI ha isugu wada dhiiban Xog kasta ha iska galin Saabtoo aha Laba tusaale ayaa taas kaaga Filan... 1 Tan hore weydii Is the Isra,ili Wright....to defence it shelf ? kadibna Su,aashan oo Falastiin ah intaas oo kale ku qor Akhri Kadib Commentsa nala wadaag?
Xiisadan ayaa maanta dhameeyey aad ayey idin Anfacaysaa hadii suurta gal idin tahay Links waakan
β€7
15 Daqiiqo Ku Samee Website Loveable | Sharax & Sida Loo Isticmaalo!
π‘ Cashar itus oo taabsii iyo sharax badan oo ku saabsan design-ka iyo functionality-ga.loveble
πΉ Isticmaal Loveable si aad ugu sameyso: Nooc kasta oo free ah sida:
π Website-yada portfolio, blog, iyo e-commerce.
π± Design-ka user-friendly iyo responsive.
π» Mobil iyo computer waa ku soo baxayaa.
πΉ Linkiga website ku sameeyey Loveable:
π Automatrix Portal
π΄Sidoo kale webisite Loveble Waakan
π Loveable Website
πΉ Halkan waxaa idin dhigay promtp aan isticmaalay si aad ugu samayo adiguna landing page Moderen ah :
π Google Documents Halkan kala deg
πΉ Casharkan waxaad ka baran doontaa:
π Sida loo sameeyo website Loveable 15 daqiiqo gudahood.
π¨ Qaabka Loveable iyo sida loogu isticmaalo website-yada.
π‘ Cashar itus oo taabsii iyo sharax badan oo ku saabsan design-ka iyo functionality-ga.loveble
πΉ Isticmaal Loveable si aad ugu sameyso: Nooc kasta oo free ah sida:
π Website-yada portfolio, blog, iyo e-commerce.
π± Design-ka user-friendly iyo responsive.
π» Mobil iyo computer waa ku soo baxayaa.
πΉ Linkiga website ku sameeyey Loveable:
π Automatrix Portal
π΄Sidoo kale webisite Loveble Waakan
π Loveable Website
πΉ Halkan waxaa idin dhigay promtp aan isticmaalay si aad ugu samayo adiguna landing page Moderen ah :
π Google Documents Halkan kala deg
YouTube
15 Daqiiqo Ku Samee Website Loveable | & Sida Loo Isticmaalo!"α΄΄α΄°βCasharkii.4aadββΊ AI
"15 Daqiiqo Ku Samee Website Loveable | Calaamadiisa & Sida Loo Isticmaalo!"
πΉ Casharkan waxaad ka baran doontaa:
Sida loo sameeyo website Loveable 15 daqiiqo gudahood.
qaabka Loveable iyo sida loogu isticmaalo website-yada.
Tusaalooyin qurux badan ooβ¦
πΉ Casharkan waxaad ka baran doontaa:
Sida loo sameeyo website Loveable 15 daqiiqo gudahood.
qaabka Loveable iyo sida loogu isticmaalo website-yada.
Tusaalooyin qurux badan ooβ¦
π3
β³οΈAduunkii Waa isrogay: ElevenLabs & AI Tools: Faahfaahin iyo Isticmaalka
πΉ ElevenLabs:
π Website: ElevenLabs
π₯ YouTube: AI SOMALI Channel
πΉ Waa Maxay ElevenLabs?
Shirkadda ElevenLabs waxay soo saartay barnaamij AI Text-to-Speech oo kuugu codeyn kara:
π Buuggaagta PDF iyo kuwa online.
π° Maqaalo iyo newsletters.
π Podcasts iyo muqaalada YouTube.
ElevenReader waa barnaamijka ugu fiican ee Text-to-Speech, oo laga heli karo PlayStore iyo AppStore.
πΉ Waxyaabaha iisoo Jiitay:
π Akhriska Buugaagta:
Wuxuu kuu soo bandhigayaa bog kasta iyo erey walba oo uu akhrinayo.
Waxaad maamuli kartaa adigoo taabanaya meesha aad rabto inuu kuu akhriyo.
π Codadka:
Wuxuu ku siinayaa codad fara badan oo aan ka dhicin kuwa aadamaha.
Luuqadda Soomaaligu waxay ku kooban tahay Muuse iyo Xaliimo.
πΉ Qeyb Cusub: Speech-to-Text
π£ Speech-to-Text:
Waxaad u diri kartaa muqaal Soomaali ah, wuxuuna kuugu beddeli doonaa qoraal.
Tani waa qeyb cajiib ah oo toddobaadkan lagu soo kordhiyay.
πΉ Subtitles Soomaali Ah:
Waxaa jira website-yo kuu sameyn kara subtitles Soomaali ah.
Tani waa waxtar weyn u qoraayaasha muqaalada iyo dadka aan si fiican wax u maqli karin.
Waxaan ka sameyn doonaa post gaar ah oo ku saabsan tan.
πΉ Qeybo Kale:
π PDF & Scan-Text:
Waxaad gelin kartaa buuggaagta PDF iyo kuwa caadiga ah adigoo u diraya qeybta Scan-text.
π GenFM:
Qeyb la mid ah NotebookLM ee Google, oo kuu sameyn kara podcast adigoo u diraya link-yada maqaalada ama YouTube.
πΉ Nala Soo Xiriir:
π Halkan naga soo qabo: ISBAR AI Telegram

Somali_AI Bots
Fasalka Barashda adeegyada Bots iyo Ai luuqadaad ayaad ku baran kartaa sida loo sameey AI Contact @suuqgeeyebot
π2
π Tartan Adag! Grok 3 vs ChatGPT β Keebaa Sawiro Fiican Sameeya? π¨π€
Casharkan waxaan ku baran doonnaa Grok 3 iyo ChatGPT, AI-da Waxaan Prompt ku ogaanay in Grok3 uu yahay Aduunka kale waayo wuxuu soo saaray muuqaalkii saxda ahaaa halka Chatgpt uu sameeyey mid Kartoon ah ! πΌπ
π Maxaad Ka Baran Doontaa?
β Waa maxay Grok 3 & ChatGPT? π€
β Keebaa sameyn kara sawirada ugu wanaagsan? π¨β¨
β Sidee loo adeegsadaa AI-yadan si sax ah? π
β Isbarbardhig dhamaystiran oo dhanka sawir-samaynta ah! π
π Grok 3 waxaa sameeyay Elon Musk (waa AI cusub oo awood badan) halka ChatGPT uu yahay AI hore u jiray oo OpenAI sameysay! Keebaa ugu fiican? π€π₯
π Isku day AI-da adiga kuu shaqeynaya! ππ
π Isticmaal Grok 3: https://grok.com/?referrer=website
π Isticmaal ChatGPT: https://chat.openai.com/chat
π’ Fadlan LIKE π, SHARE π’ & SUBSCRIBE π si aad u hesho casharro kale oo AI la xiriira! ππ‘
YouTube
Grok 3 vs ChatGPT π¨ AI Sawir-Sameynta ! π₯ | Tartanka AI πββΊ #afsoomaali #ai #deepseek
π Tartan Adag! Grok 3 vs ChatGPT β Keebaa Sawiro Fiican Sameeya? π¨π€Casharkan waxaan ku baran doonnaa Grok 3 iyo ChatGPT, AI-da caanka ah ee kala saameynta...
π3
Adeegyada Lagu Kordhiyay La soco GPT-4.5 & Deep-research: Kooban
πΉ ChatGPT-ga:
π Free-ga: Codad horumarsan oo dhaw qof caadi ah.
π‘ Plus-ka: Garaadka cilmi-baarisaha dhijitaalka (Deep-research).
πΉ Deep-research:
π Cilmi-baarista:
Nidaamsan ku siinaya (links).
Free: 10 cilmi-baaris bishii.
Pro: 120 cilmi-baaris bishii.
πΉ GPT-4.5:
π Orion: Moodeel cusub oo qiimaha $200.
β‘οΈ Horumar: Aan isticmaalin farsamada garaadka sababeynta.
πΉ Isticmaalka Cilmi-baarista:
πΌ Ganacsiga: Muhiim si aad u guuleysato.
π€ AI & Prompts: U qor prompt farsameysan si AI-gu u fahmo.
πΉ Barmaamijyo Bilaash ah:
Perplexity iyo Grok 3.