Somali_AI Bots
2.6K subscribers
39 photos
68 videos
2 files
126 links
Fasalka Barashda adeegyada Bots iyo Ai luuqadaad ayaad ku baran kartaa sida loo sameey AI Contact @suuqgeeyebot
Download Telegram
β—οΈπŸ‘‡Ogaysiis Asxbta waxaan Balaadhin ku samayn doonaa Community telegram ee Somalida Waxaanan Rabnaa inaan Qaadano Chanalo Cusub Hadaba hadaad xiisaynayso inaad ku soo biirto Teamka ugu Balaadhan Somalida ee Telegram Fadlan Buuxi Shuruudahan.

KA JAWAAB SU,AALAHAN
πŸ‘3❀2
✳️Ka Dhig πŸ“Telegram WhatsApp oo kale Telegram hadii aad jecelaato Taabo Halkan kadibna Apply Taabo
πŸ‘5πŸ‘Ž2
πŸ€– List of AI Chatbots Present In WhatsApp

βœ”οΈ Microsoft Copilot:
https://wa.me/18772241042

βœ”οΈMeta AI:
https://wa.me/13135550002

βœ”οΈ ChatGPT:
https://wa.me/18002428478

βœ”οΈShmooz AI:
https://wa.me/12014166644

βœ”οΈ GuideGeek:
https://wa.me/12058922070

βœ”οΈMobileGPT:
https://wa.me/27767346284

βœ”οΈLuzIA:
https://wa.me/34613288116

βœ”οΈTruora Genie AI:
https://wa.me/16204458887

βœ”οΈAugust AI:
https://wa.me/918738030604

βœ”οΈHeyPat AI:
https://wa.me/18442439728

βœ”οΈDola AI:
https://wa.me/16502234435
πŸ‘2
Bots AI Somali  Telegramka 
πŸ”΅ Bots AI & Kuwa Maamulka ah πŸ”΅


βœ… 1. @fogaanaragbot (AI Bot Somali)
Su'aal kasta kaaga jawaabaya, sida ChatGPT.
Sawiro iyo qoraallo kala duwan waxaad ka sameyn kartaa.
Maalinta oo dhan su'aalahaaga waa ku siineyaa.
Waxaa ku qabsanaya danahaaga.

βœ… 2. @suuqgeeyebot (Feedback Bot)
Wax kasta oo fariin ah ayaa ku soo diri kara.
Kalmad kasta oo uu Bot-qoro wuxuu toos ugu gudbinayaa qofka admin-ka ah.


βœ… 3. @Koorso_bot (Koorsada & Ganacsiga)
Adigoo iska hurda ayuu dadka wax ka iibinayaa.
Su'aalaha ganacsiga ugu jawaabaya.
Adeegyo iyo koorsyo gaar ah bixinta.
Fadlan @suuqgeeyebot ka dalbo Automation AI Bot si aad ula socoto koorsooyinka AI.


βœ… 4. @Somali_SA_bot (Xeer Ilaaliye Bot)
Ka caawinaya group ama koox inaad dadka soo dhaweeyso.
Caawi links aad doonayso u dirto.
Xeer IlaaliyeπŸ’§ wuxuu amniga sugayaa, ma jiro qof links ama hadal xun soo diri kara.
Haddii aad admin tahay, wuxuu ku caawinayaa maamulka amniga.


βœ… 5. @Buugaag_bot (Buugaagta Somaliga ah)
Buugaag badan oo Somali ah ayaa laga heli karaa.
Wuxuu ka caawiyaa akhriska iyo taariikhda Soomaalida.
Waxyaabo badan oo ku saabsan diinta iyo dhaqankaaga.


βœ… 6. @Maseexatobot (Macalimad Ingiriisiga)
Barashada luuqadda Ingiriisiga ayuu ka caawinayaa.
Ma seexato, 24/7 jawaabaha ardayda siineyaa.
Ku xidhan Channelka barashada luuqadda Ingiriisiga ee Telegram.
Ugu jawaabaya su'aalo badan oo ku jira store.

βœ… 7. @Ogaysiiyebot (AI Bot Somali)
Wax badan ayaa yaqaana, su'aal kasta si sax ah ayuu uga jawaabaa.
Wuxuu sameyn karaa sawiro iyo qoraallo nooc kasta.
Su'aalahaaga kala xiriir @suuqgeeyebot.
πŸ”Ά Fadlan si fiican u isticmaala Bots-kan, waxay kuu fududeynayaan howshaada! πŸ”Ά

FAAHFAAHIN DHEERAADA TAABO HALKAN
πŸ‘3
Halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa qoraalka guud AI 2025 si ku Update gareyno:

1. Muddo 2025-ka waxaa lagu tilmaamay inuu sanadkani Yahay sanad kaliya isticmaalka AI kaas si weyn u saameynta dhaqaalaha iyo hurumarka Binu,aadamka πŸ“ˆ.

2. Shirkadda OpenAI ayaa soo bandhigtay moodeelkeedi ugu dambeeyay GPT-3 iyo GPT-1-mini, taas aad ugu fiican ugana Xog badan marka loo eego Modeeladii hore πŸ€–.
3. Waa la ogaaday Robots oo lagu xidho AI ay si ka fiican dadka u qaban karaan hawlaha maadiga ah,waayo iyagu malah dareen xanuun iyo mad 🀝.
4. Shirkadda Google DeepMind waxay ku dhawaaqday iskaashi ay la sameeyeen Apptronik, oo ah shirkad soo saarta robotyada bani'aadam u-ekaha ah πŸ€–.
5. OpenAI waxay xataa soo bandhigeen moodeelkeedi ugu dambeeyay oo ay u bixisay GPT-3 iyo GPT-1-mini, si ay ugu talagalay inay ku guuleystaan hawlaha fikirka adag πŸš€.

Haddii aad rabto in wax yar oo kale macluumaad ka faahfaahsan, fadlan Join Dheh Chanalkyga (https://t.me/ISBAR_AI)
somaliboks@gmail.com



Haddii aad rabto in wax yar oo kale macluumaad ka faahfaahsan, fadlan Join Dheh @Farsamada
❀3πŸ‘2
πŸ’‘ App-ka Filimada Nooc kasta Free

πŸ“½ Filimada oo dhan waad ka daawan kartaa adigoo adeegsanaya app-kan:
πŸ‘‰ Download App-ka Filimada
⚠️ Cilad Yar: Waxaa ku jira Add soconaya hal daqiiqo, laakiin filimada ku jira waa tayo sare.

βœ… Talo: Ciladdan ha iska joojinin, sababtoo ah waxaad helaysaa wax ka qiimo badan oo wanaagsan!


πŸ’‘ App-ka Macalimiinta Online

πŸŽ₯ Screen Recording fudud oo ku shaqeeya telefoon iyo computer
πŸ‘‰ Isku Diiwaangeli Loom App

πŸ–₯ U ugu Fudud Appkab dadka online wax ka bara dadka sida Macalimiinta Waana free Appkiisu

✨ Waxaad isku dari kartaa codkaaga iyo muuqaalka si aad wax u barato qof kasta oo meel fog jooga.

⭕️ Labadan @gaysiiyebot idin soo xulay maanta waana apps Cajiiba Lakin Filimada iska ilaali qalibiga iyo wakhtiga waa dilaane!
πŸ₯°1
Deepseek iyo ChatGpt Maxaa kala socotaa πŸŽ₯✨
"DeepSeek: AI-ga Cusub dhawaan laga Soo qaaday dabka kaas Kuu Sahli Doona Waxbarashada iyo Shaqada! πŸš€"

πŸ“Œ Faahfaahin Kooban:

DeepSeek waa AI cusub oo ka fiican ChatGPT qiimaha iyo xawaaraha.
Waxaad u isticmaali kartaa waxbarasho (πŸŽ“), shaqo (πŸ’Ό), iyo qoraal (πŸ“).
Qiimaha: 0.001ilaa0.001ilaa0.005 per token πŸ’°.
πŸ“Œ Tilmaamo Guud:

Isticmaal DeepSeek si aad u hesho jawaabo degdeg ah oo ku saabsan casharro, qoraallo, iyo mashruucyada.
Ku dar nooc kasta oo adeega oo qoraal aad u baahato a!


Macluumaad ku dhaafay Gpt:
πŸš€ Speedka : DeepSeek wuxuu kuu sahli doonaa inaad ku horumariso waxbarashada iyo shaqada.

πŸ’‘ Eexda: Xalalka: Ka hel xalalka ugu fiican su'aalaha aad qabto .su,aalaha inta badan iyadoo aan eexan ayuu ku jawaaba chpt Waa eexdaa
πŸ’° Qiimo Jaban: Isticmaal AI qiimo jaban oo ku habboon dhammaan

‡️‡️‡️‡️
πŸ‘‰ Daawao Halkan
πŸ”₯5πŸ‘4
🚨 Warkii Xalay Gilgilay Suuqyada Silicon Valley! 🚨

Warkii aan xalay idinkula wadaagay ee ku saabsanaa soo bixitaanka Deepseek ayaa saacadihii u Xalay America si weyn u gilgilay suuqyada Silicon Valley! πŸ™πŸ’₯

πŸ” Google, Meta, OpenAI iyo shirkadaha kale ee waaweyn ayaa hoos u dhacay xalay, sababo la xidhiidha soo bixitaanka Deepseek.

πŸ’‘ Deepseek waxay muujiyeen sida ay ugu dhaqaaqeen mudo iyo lacag yar oo ay ku dhisayeen modelkooda cusub, taas oo ka dhigaysa mid laga yaabaa sida ay ugu dhaqaaqeen hal-abuurka AI.

🀯 Dunida AI waxay yaabban tahay sida ay ugu dhaqaaqeen dhowr bilood oo keliya, halka shirkadaha kale ay qaataan sanado si ay u sameeyaan wax la mid ah.


⚑️ Dib U Furista Nucliyeerka Sababteeda ma ogtahay?:

☒️ Nuclear Energy ayaa dib loo shaqeysanayaa sanadahan u dambeeyey dunida sababoo ah Lacagta Kiriptada iyo AI waxaa ku baxa Awooda badan si loogu isticmaalo AI! Tusaale ahaan, shirkaduhu waxay ku dadaalayaan inay isticmaalaan tamar Nukliyeer oo ay ku fuliyaan barnaamijyada AI.


πŸ“Œ Ugu dambeyn Gariirka suuqyada west Xalay:

πŸš€ Soo bixitaanka Deepseek oo si dhakhso leh u dhaqaaqay.

πŸ“‰ Waxaa Hoos u dhacyo weyn ku yimaadeen (Google, Meta, OpenAI).

πŸ’₯ Isbeddelka cusub ee tamarta (Nuclear Energy) iyo AI.

Aduunka warkan weyn ayaa ka jira
πŸ‘11
πŸ“² Meta AI waa qalab cusub oo WhatsApp ku daray oo kuu oggolaanaya inaad isticmaasho Artificial Intelligence (AI) si aad uga jawaabto su'aalaha, aad u ogaato xogta cusub, iyo aad u aqoonsato sawirada si fudud! Fadlan ku soo dhawoow casharkan oo aan ku tusayno sida aad u isticmaali karto Meta AI si aad u fudud oo nolosha maalinlaha ah.

Waxaad ka baran doontaa casharkan:
βœ… Sida loo furay Meta AI ee WhatsApp.
βœ… Sida loo isticmaalo Meta AI si loo jawaabo su'aalaha iyo loo helo xogta cusub.
βœ… Sida loo isticmaalo marka xogta laga raadinayo.
βœ… Tilmaamo ku saabsan sida loo kordhiyo khibradaada isticmaalka Meta AI.

πŸ”— Xidhiidhyada Xiisaha Badan:

Isku xirka rasmiga ah ee Meta AI
Casharrada kale ee technology-ga

#MetaAI #WhatsApp #AI #Technology #CasharradaFudud #Tutorial #2024"
https://youtu.be/RPYGhtYcioI
πŸ‘3πŸ’Š1
Xanuunka Ma qabtaa?!
πŸ“± Phantom Vibration Syndrome πŸ“±

Mararka qaarkood waxaad dareemeysaa in:


πŸ“³ Telefoonkaagu gariirayo
πŸ“ž Qof ku soo wacayo...No...no.. laakiin wicitaan ma jiro,notification,
πŸ“© Farriin WhatsApp ama SMS ah... laakiin wax cusub ma jiraan
πŸ”” Ogeysiis cusub... balse waxba ma arkaysid

πŸ€” Haddii aad sidan la kulantay, waxaa laga yaabaa inaad la ildaran tahay Phantom Vi bration Syndrome.


Maxay Sababta?
πŸ“Š Cilmi-baarayaashu waxay sheegayaan in tani ay dhacdo marka aad:
πŸ“΅ Si xad dhaaf ah u isticmaasho telefoonkaaga

πŸ”„ Xanuunka Maskaxdaadu

oo la qabsatay wicitaanada iyo farriimaha joogtada ah

Xalka ➑️ Dib U Hesho Xorriyaddaada
!
βœ… Telefoonka dhig mararka qaar
βœ… Nasasho ka qaado isticmaalka moobilka maalmo yar
βœ… Diiradda saar waxyaabo kale oo dabiici ah

πŸ“Œ Adiguse ma isku aragtay dabeecadaas? πŸ€”πŸ’¬
πŸ‘3❀1
U Codee- 🌟✨ Doorashada Ardada Caawa ✨🌟Fadlan u codeeya casharkeen Caawa oo doonayao ardada Free siminaar ah ku siino- Ogow Casharka ugu Codbata Caawa Free idinku bari doonaa isha allah
Anonymous Poll
67%
πŸŽ₯ AI Video Editing
10%
πŸ€– DeepSeek Basic
10%
πŸ€– Telegram Bot
4%
πŸ’‘ Best Prompt ChatGPT
4%
πŸš€ AI-Web
4%
πŸ“’Best Free Ai-2025
🌟✨ Natiijada-Codbixinta : AI VIDEO EDITING Af-Somali ✨

πŸ“’ Ogaysiis Dhalinyaro
βœ… Waxaad badankiinu u codeyseen xiisadan!
βœ… Hadda fursad baad u haysataa inaad ka faa'iidaysato!

πŸ•’ Fadlan wakhtiga ilaali oo diyaargarow!

🎯 Maxaad Ku Baran Doontaa?
πŸŽ₯ Sameynta Video AI – Waxaad si fudud u abuuri doontaa video-yo adigoo isticmaalaya AI.
πŸ₯°3πŸ‘1
πŸ“’ Dhalinyaro, Wa lag Soo Hormarayaa πŸ™

⚠️ Isbeddel Yar Oo Wakhtiga Ah!

πŸ“… Casharkii Caawa wuxuu soo gali doonaa 4:30 PM, halkii markii hore aan idin la balannay 8:00 PM.

πŸ”Ή Sababta? Macalinku wuxuu ku mashquulay howlo aad u badan, sidaas darteed waxaan dib u dhignay wakhtiga si aad u heshaan cashar tayo leh.

πŸ“Œ Maxaad Sameyn Kartaa?
πŸ‘‰ Taabo "Faahfaahin" si aad u hesho macluumaad dheeri ah.
πŸ‘‰ Ama Sug Casharka Markale si aad uga faa’iidaysato.

Mahadsanidiin dhammaantiin Asxbta ! πŸ™ŒπŸŽ“
πŸ‘3
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
LOGOL DEEPSEEK GPT OFFLINE...‡️

βœ… Sidee LLM (Large Language Models) loogu shubtaa kombuyuutarkaaga?
βœ… Sidee loogu shaqeeyaa AI offline?
βœ… Qalabka & Software-ka loo baahan yahay
βœ… Habka ugu fudud ee aad ku heli karto chatbot AI xitaa adigoon internet haysan!
πŸ‘4
Live stream scheduled for
Live stream started
Live-klii Waxaan ku dhiganay Sida loo Isticmaalo Websites Ai Sidoo kale waxaan ku dhinganay webka ugu fician samaynta TEXT TO VIDEO oo webka Linbks Halkan idin Yaalo waxaana ka sameynay Casharo taxane ah kuwaas oo Edting Ai Adigoo isticmaalaya

https://lumen5.com/dashboard/
Live stream finished (33 minutes)
Deepseek Chatbot Soo Tijaabi Bot-ka! πŸŽ‰
Haddii aad jeceshahay inaad soo tijaabiso bot-kan, fadlan weydii su’aalo kala Waxaad arki doontaa si free ah ayuu su,aal kasta kaaga jawaabayaa! πŸ’¬

Cashar ayaa ka smeyn doonaa πŸ“š
Haddii aad jeceshahay inaad cashar ka hesho oo ku saabsan sida loo sameeyo chatbot-kan, fadlan ii sku muujhi like ama comments dhawaan cashar fiican ka sameyn doonaa halkaneen isha llah ! πŸ’»

Bot waxan ku dhisnay n8n Automation,Fadlan soo eega
πŸ‘21
Sida Offline Loogu Shubto DeepSeek & LLM Kasta Bilaa Internet πŸš€ | AI Loo Isticmaalo Offline

πŸ“œ Description:
Ma rabtaa inaad si offline ah ugu shaqeyso DeepSeek ama LLM kasta adigoon u baahnayn internet? πŸ’»πŸš€ Casharkan waxaan ku barayaa:


βœ… Sidee LLM (Large Language Models) loogu shubtaa kombuyuutarkaaga?
βœ… Sidee loogu shaqeeyaa AI offline?
βœ… Qalabka & Software-ka loo baahan yahay
βœ… Habka ugu fudud ee aad ku heli karto chatbot AI xitaa adigoon internet haysan!

Haddii aad rabto inaad awood u yeelato inaad AI u isticmaasho meel kasta iyo waqti kasta, daawo casharkan! πŸŽ―πŸ‘‡

πŸ”” Subscribe & Like si aad u hesho casharro kale oo faa'iido leh! πŸ’‘πŸ”₯