Somali_AI Bots
2.6K subscribers
39 photos
68 videos
2 files
126 links
Fasalka Barashda adeegyada Bots iyo Ai luuqadaad ayaad ku baran kartaa sida loo sameey AI Contact @suuqgeeyebot
Download Telegram
Isbar Artificial Intelligence Macalin la'aan

Ama
Isbar AI Macalin La,aan

Waxa buugan si wada jir u soo saaray Yahye Abdiraxmaan iyo Mohamed Yasin.

Buugan oo Afkaaga Hooyo Ku qoran waxa ka mid ah waxyaabaha uu sharaxayo:

πŸ”΄ Sida Wax looga barto

πŸ”΄Sida Loogu Shaqeeyo

πŸ”΄ Sida Farshaxanka loogu sameeyo

πŸ”΄ Sida Video loogu Edit gareeyo
πŸ”΄Sida Sawirada loogu edit gareeyo

πŸ”΄ Sida social Media Loogu isticmaalo

πŸ”΄ Sida Youtube loogu kiciyo

πŸ”΄ Sida Codad Been loogu sameeyo

πŸ”΄ Sida qof Jidhkisa iyo codkiisa logu badelo

Iwm... iyo qaar kale oo badan .
Buugan waa kii ugu horeeyey noociisa somali hadaba Qofkii Koorsada qaata free ayuu ku helayaa.


Hadii kale waa 10 Doolar qiimuhu Mahadsndiin.
❀6πŸ‘2
Xiisadan Waxaad ku baran doontaa sidan:

Sameynta Edit gareenta,soo Saarida video ka kooban Music,Cod iyo qoraal,

QAABKA BALACA:
eeg Tusaalahan
qaabkan ugu badan youtube ee Casharadaa lagu bixiyo ee 4k ama 8k ah youtube ayaana isticmaala inta ugu badan

QAABKA AFAR GEESKA:
eeg Tusaalahan
Qaabkan Sociala Media Ayaa loo isticmaa gaar ahana insta,iyo Fab oo aad u view u soo jeedii waxaan la dhahaa afar gees.

QAABKA JOOG U TAXA:
eeg Tusaalahan
Qaabkan waxaa loo isticmaal social media adds,xayeysiiska iyo sidoo kale story iyo ticktock iyo qaar kale oo badan waa Joog u tax ah.

Waxa kale ku baran doontaa sida loo sameeyo Intro iyo Outro ee Tusaalahan Waxaas oo dhan waxaa ku Sameyn doontaa.Websites Uma baahnind Credit Card iyo wax la mid Loginka,Mana laha Watarmark iyo Logo toona.hadaba waxaad samayn doontaa mudo 4 Maalmood markay ku dhamaadaan Text to Vido

Qiimaha 4 Doolar Hadii aad @somalibooks ka socotana 3.5

4 Nov- Ayaa Bilaabanaysaa ish allah Ciwaankana isidn soo dhigi doonaa Mahadsndiin.




sanado badan ayaa soo dhigaynay Video editing waxaana ku faraxsanahay in Arday badan naga Aflaxeen.
πŸ‘2❀1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Dufcadii AI-VIDEO EDITING..

Mudada 4 ilaa 5 Cisho
Fasalka 10aad

♻️Ogaada 🧭Saacadu Waa is guraysaa waxba inooma hadhin

🚸FG:
Ardadii fasalka loo soo diro Links soo Codsata
♻️qodobadan
ayaa laga rabaa.

βœ…1. Magacaaga oo sedexan
βœ…2. waa inaad diyaarsadaaan $4 ama $3.5 Hadaad ka socota @Somalibooks ka hor 10 bisha October
βœ…3. Computer waa inuu Diyaar ku ahaadaa ama ipade

♻️ Waxaa idin lasoo hadli doona Macalin.


⚠️ Links lagu Shaqeynayo Sida:
1. Zoom Meeting.
2. Team View.
3-Google Meet
4-Telegram

♻️Hadii aanad aqoon dhib malaha Sida adeegyadan loo isticmaalo ama wax Looga barto angi kaa caawinayna haka warwarin isha allah

πŸ’’Ceeb maha inaanad wax aqoon lakin waxaa ceeb ah inaad ka xishooto barashada Doon doonka waxaanad aqoon.
πŸ’’

⚠️ Ardadii aan Hore ax u barnay videos waakuwan sanado hore ahayd intii AI-Soo bixin WAAKUWAN

Fasalka Hadii aanad Shuruuda Fuleynayn Ha isku Codsan Fadlan Hadii kale Waa REMOVE

Waakan Fasalku
πŸ‘1
❌⚠️Ogaysiis Dib ayaa maalmo u dhignay Xiisada sababtoo aah Tirada Ardada Qaadanayn noo qorsheysnayd 200 Arday lkain ilaa hada Konton Arday tiro aan dhamayn ayaan haynaa Markaa isha allah Waxaan Go,aasnay Inaan xogaa dib u dhigno inta ay ardada isa soo gaadhayso.
Forwarded from AI bot Learing Somali
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
🧲Ogaysii Xiisadeenii IA_VEDIO EDITING Waxaan Bilaabi Doonaa Laba Maalmood kadib la xidhiidh @suuqgeeyebot , Sidoo kale waxaa la socda Laba Xiisadood oo kale Cidii u baahan: Hoosta ka Akhri...
πŸ‘5πŸ”₯1
Forwarded from AI bot Learing Somali
❇️1➀AI VIDEO EDITING

Mudo= 4 ilaa 5 Maalmood
Waxaad Awood u yeelan doonta Markaad Xiisadan dhamayso inaad Samaysao oo aad edit garayso VIdeo,adigoo Isticmaalay AI Free Tools. No Credit Card no Water waxaad baran doontaa inaad samayso Video-to Text iyo Editing Noocyo badan, Uma baahind Softwar uma baahnid inaad Hore u taqaanay editing,Waxaad samaysan doontaa video aad kale duwan Faahfaahinta Halkan ka sii eeg.

🩸AI Video Editing
Qiime Discount = $3.6
=====================

❇️2➀ETHICAL HACKING AFSOMALI-BASIC

Mudada 3 ilaa 4 bilood-Basic Linux and Python
Waxaa lagu Baranayo waa Afsomali- Kali -Linux,Python oo basic ilaa dhexdhexaad waxana si toos u samaysan doontaa Hacking acounts test ah Waana albaabka aad galayso Caalamka Hacking iyo Macalin ku garab taagan oo Afsomali ku hadlaya Hadaad Xiisaynayso.

🩸Ethical Hackinga Afsomali.
Qiimaha Discount = $6.9 bishii
=======================

❇️3➀ AI WEB DESINGING

Mudada = 4 -ILAA 5 Maalmood
Waxaad Website Ku samaysan Doontaa Afar Maalmood Nooc kasta oo webiste ah aduunyada inta la socota AI,Waa ogyihiin Uma baahnid inaad Cod Barato iyo bilo ama sanado ku qaadato web Nooca ugu dambeeyey ayaad ku Disaysaa adigoon waligaa baran HTML-Waana Xaqiiq,Lakin hadaad ku hoosayso Tech waxay qaadanaysaa ilaa 5 Cisho No Credit Card No Water Mark.

🩸AI Web Designing
Qiime Discount = $4 -Kaliya
=======================

β‡οΈβž€ AI CHATGPT-PROMPT
Mudada = 4 -ILAA 5 Maalmood

CHATGPT Waa Mid ka mid ah Mucjisooyinka aduunka sanadkan kaas oo ka dhigay Bilaa Shaqo malaayiin qof waxaan ku bari doonaa sida loogu shaqeeyo sida wax looga barto sida loo siiyo amarada Xogta lagaga helo,waxaad arki doontaa Hawlo kugu qaadan jiray sanado in aad minito wax ka yar ku qabsato Nolosha qaybaheeda kala duwan ha noqoto sida wax looga barto Sida Shaqo loogu raadsato ,ha noqoto sida loo daabaco Buug aad Maskaxda ku hayso iyo adeegyo badan no credit card no khibrad Hore

🩸AI Chatgpt
Promt
Qiime Discount = $4

Waxaa la socda Pdf Afsomali oo Free ah,Yaayan kaa Buuxsamin Hadii aad Diyaar tahay Fadlan qoraal nooga soo qor Botkan waa ku soo jawaabanaynaa Markaba
πŸ’β€β™‚οΈπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏ
β•­β”ˆβ”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€
β•°β”ˆπŸ’β€β™‚οΈβž€ |@suuqgeeyebot|πŸŽ™
πŸ‘10πŸ”₯2❀1
πŸ™†β€β™‚οΈARDADII DIYAARKA AHAYD HA SOO HADLAAN ILAA CAAWA
SUGITAAN KALE MA JIRO!

@SUUQGEEYEBOT
πŸ‘6
🧲 Ogaysiis Kooban Ramadaanta Darteed Waxaa koorso AI Video editing Free ah ku bixin doonaa si live ah Yaa Diyaar u ah Waa Sadaqo Taabo Aniga Si ku diiwaan galini isha allah
public poll

πŸ™πŸ» Aniga Diyaara – 68
πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘ 85%

❗️Diyaar mihi – 12
πŸ‘ 15%

πŸ‘₯ 80 people voted so far.
πŸ‘10❀2
Forwarded from πŸ“š Somali Books πŸ“š (toolkit)
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
✍️3> πŸ™‹β€β™‚οΈπŸ™‹β€β™‚οΈ Sedex qodob Muhiima sxb


β—†β”β”βš„ Ad-βš„β”β”β—†
πŸ”Join ➠ Best AI On computer
β—†β”β”βš„ Ad-βš„β”β”β—†
πŸ‘10❀2πŸ‘1
❗️Asc Dhalinyaro Dhawaan Fasalkii 11aad Ayaan Qaadan Doonaa Isha isha Ramadaanta kadib Mahadsndiin

Wixi Is diwaan Galaya La Xidhiidh @suuqgeeyebot
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
πŸ‘1
πŸ†”πŸ’Š4 Fasal OO Halmar la qaadanayo Bishan Isha Ku Hay
✏️Bishaaro: Halkan waxaan idiin soo gudbinaynaa farxad iyo dhiirigelin gaar ah!
πŸŽ‰ Aad ayaad u nasiib badantahay maanta, marka marka aad meel u samirto ama Chanal sidan kale ayaa dhici karta Fasalkii AI Free bilaashka ah halkan ku helay!
🌟 Maalinta aad mudnaanta u leedahay inaad ku biirto, waxay ku noqon doonaan maal wax cusub kugu biireen ama xirfad cusub sanado kugu qaadan lahayd maalmo kaaga baxaan. πŸ’ͺ

Waa maxay waxa aad sugaysay?πŸ‘€

Koorsada AI Video Editing oo aad muddo dheer sugaysay ayaa halkan kuu soo gaaray! 🎬✨ Hadda, waad ku faraxsan tahay inaad ka qaybqaadato, laakiin waxaa muhiim ah in aad ogaato shuruudaha muhiimka ah si aad uga faa'iidaysato si buuxda. πŸ‘‡

---

Shuruudo Muhiim ah! 🚨

1. Damaanad qaadasho βœ…: Si aad u noqoto mid guuleysta, waxaa muhiim ah inaad si fiican u casahrto oo aad si dhab ah ugu hawlgasho barnaamijka. πŸ“ˆπŸ’»

2. La shaqaynta kooxda 🀝: Waxaan u baahanahay inaad nala shaqayso si hawlaha si fiican u socdaanβ€”waxaan rabnaa inaad dhageysato, inaad qeyb ka noqoto ardada oo aad ka qeyb qaadato shaqooyinka si Fasalka. πŸ‘‚πŸ‘₯

3. Hawl-qabad toos ah πŸš€: Qof walba waxaa laga doonayaa inuu si toos ah ugu shaqeeyo hawshiisa. Kaalintaada waxaa muhiim ah in aan dhammaanteen si wadajir ah u gaarno guul. πŸ†

Maxaa kuu wanaagsan? 🌟

Koorsadan waa bilaash! πŸŽ‰ Laakiin waad ogtahay in wax walba ay leeyihiin shuruudoβ€”haddaba,adigay ku taalaa inaad xiisada dhamaysato bilaa buuql iyo hadal. iyo inaad **si wadajir ah ugu shaqeyso** si aan u gaarno horumar dhab ah. πŸ’―

✏️Fursado waaweyn! 🌱

βœ…- Hadda waxaad haysataa fursad aad ku horumariso xirfadahaaga πŸ“š
βœ…- Waxaad noqon kartaa khabiir ku takhasusay AI Video Editing πŸ‘¨β€πŸ’»πŸŽ₯
βœ…- Waxaana kuu diyaar ah casharro tayo sare leh, tababaro gaar ah, iyo inaad ka mid noqoto koox heer sare ah oo ka shaqeysa horumarka tiknoolajiyadda. πŸ€–πŸŒ
Farxad iyo Fursad! πŸ’«

Marka aad diirada saarto barashada iyo shaqada, waxaad noqon doontaa qof ka faa'iideysta dhammaan fursadaha la xiriira AI Video Editing. πŸ… Maanta waa maalin weyn,
waana fursadaada si aad ugu horumariso xirfadaada. 🌟


Soo Noqo oo Wax Ka Baro! πŸ“šπŸ’‘

Nasiib wanaag!
Waxaan kuu rajeyneynaa horumar iyo guul! πŸš€πŸŽ―



**#AI #VideoEditing #KoorsadaBilaashka #XirfadahaTiknoolajiyadda #FursadahaCusub #Horumar #NasiibWanaag #Xirfad cusub
❀2πŸ‘2
Wakhtigu wuu Socdaa.... πŸŽ‰ Nasiib Wacan Wll! πŸŽ‰
🌟 Maanta waa fursad cusub oo waxyaabo xiiso leh noloshaada ku soo kordhinaya.
πŸ“š Fasalka AI bilaashka ah ayaa hadda halkan kuu soo gaaray!

Maxaad baran doontaa?
🎬 AI Video Editing oo xiiso leh, si Live ah! ✨
πŸ“½ Ku bixi bilaa lacag, maxaa kaa dhiman?

Shuruudaha Xiisada πŸ“Œ
βœ… U diyaargarow si fiican oo u dhiirrigeli inaad wax cusub barato.
πŸ’» Hubso inaad haysato qalabka lagama maarmaanka ah.
πŸ“Ά ilaali khadka internetka waqtiga xiisada!

Wada Shaqeyn 🀝
🌐 Arday leh dhiirigelin sare oo aan isla jeclaan karno inaan wada shaqeyno!
πŸ’ͺ Ku biir kooxda xirfadaha iyo wada shaqeynta. Halkan

3. Hawl badan iyo hadal yar πŸš€
πŸ” Xooga saar cilmi iyo waxbarasho si aad u hesho xirfad cusub!

Maxaa kugu sugaya? 🌟
πŸŽ“ Koorsadu waa bilaash!
πŸ’» Waxaad baran doontaa xirfadda AI Video Editing oo heer sare ah!
πŸ‘¨β€πŸ’» Haddii aad si wanaagsan uga qayb qaadato, waxaad noqon doontaa khabiir ku takhasusay video-ga gaaban!

🎊 Fursad dahabi ah! 🎊
πŸš€ Soo diyaar garoow oo ka faa’iidayso fasalka!

Haddii aad u baahan tahay wax kale, ha ka waaban inaad i waydiiso! 😊
Ku soo Biir‡️‡️‡️
Somali Automatin Team
πŸ‘5
πŸ›‘ BISHAARO: πŸ“‹ Liiska Casharrada Video AI Editing!
Maadaama aad tahay asxbta qaaliga ah halkan ku jirta Waxaad heshay fursad dahabi ah oo kaa caawinaysa inaad barato farsamada casriga ah ee Video AI Editing si fudud oo degdeg ah! πŸ’»βœ¨

πŸŽ₯ Casharka 1aad
- πŸ”— Websaytka Loo Adeegsanayo: Lumen5
- Hordhac ku saabsan sida Lumen5 uu uga caawinayo sameynta video-yo tayo sare leh adoo adeegsanaya templates diyaarsan.

#### ✨ Casharka 2aad
- πŸ”— Websaytka Loo Adeegsanayo: Pictory.ai
- Casharkan waxa lagu baranayaa sida loo isticmaalo Pictory.ai si fudud oo degdeg ah oo loogu abuuro videos.

🎬 **Casharka 3aad**
- πŸ”— Mawduuca Casharka: Codka iyo Sawirrada Video-ga
- Baro sida loo hagaajiyo codka iyo sawirrada iyadoo loo marayo websaytyada AI-ga ah ee Pictory iyo Lumen5.

πŸŽ₯ **Casharka 4aad**
- πŸ”— Websaytka Loo Adeegsanayo: Pictory.ai
- Barashada farsamooyinka sare ee Pictory.ai oo la xiriira qaabeynta muuqaalada iyo hagaajinta codadka.

✨ **Casharka 5aad**

- πŸ”— Websaytka Loo Adeegsanayo: Lumen5
- Sida loogu abuuro video-yo tayo sare leh Lumen5 adoo adeegsanaya templates diyaarsan oo waqti kooban qaata.

πŸ–₯ **Casharka 6aad**
- πŸ”— Websaytka Loo Adeegsanayo: Lumen5
- Sida loogu editi gareeyo video kasta websaytka dhexdiisa, oo lagu darayo animations iyo qoraallo.

πŸ”Š **Casharka 7aad**
- πŸ”— Websaytka Loo Adeegsanayo: Lumen5
- Baro farsamooyin dheeraad ah sida codka loo bedelo, sawirrada iyo animations-ka loo habeeyo video kasta.

πŸ’‘ **Dhamaan Casharrada iyo Links-ka oo Kooban**: ‡️‡️
Waxaad ka heli kartaa dhammaan casharrada iyo tilmaamaha ku jira link-kan: β€΅οΈπŸ‘¨β€πŸ‘§β€πŸ‘¦β€΅οΈ
πŸ‘‰Casharrada Video AI Editing

⚠️⚠️
πŸš€ **Fiiro Gaar Ah**: fadlan Hubi Inaad la degto Links Loom oo ah Koob fiican oo runtii aradda koorsooyin diyaarinaysa loogu talagalay iyo, sida internet fiican iyo inaad kala degto app-yada muhiimka ah.
❀8πŸ‘4
Somali_AI Bots pinned Β«πŸ›‘ BISHAARO: πŸ“‹ Liiska Casharrada Video AI Editing! Maadaama aad tahay asxbta qaaliga ah halkan ku jirta Waxaad heshay fursad dahabi ah oo kaa caawinaysa inaad barato farsamada casriga ah ee Video AI Editing si fudud oo degdeg ah! πŸ’»βœ¨ πŸŽ₯ Casharka 1aad - πŸ”—β€¦Β»
CASHARKII 1 ILAA 9AAD: Barashada Codka iyo Sida loo Jarjaro

- 🎬 Faahfaahin: Barashada Codka iyo sida loo jarjaro ayaan wali ku sii baranaynaa, waxaan ku jirnaa websaytka [Lumen5]

- πŸ” Xog Muhiim: Waxaad u baahantahay video inaad daawoato waaayo waxaa ku faahfaahinaynaa qaabka codadka iyo farta loo qurxiyo.


- Daawo Casharka 8aad Halkan
Casharkii 8 ilaa 9 aad

CASHARKA 9AAD: AI VIDEO Editing

- πŸŽ₯ Faahfaahin: Waa video ugu dambeeyey ee koorsadeenii AI Video Editing oo ku soo dhiganay dhowr website oo ugu dambeeyey, kan dhowr cisho ugu dambeeyey ka hadlaynaye ee Lumen5

- 🌟 Xog Muhiim: Casharkan waxaan idin ku siin doonaa xog muhiim ah oo ku saabsan video AI editing.


- Daawo Casharka 9aad Halkan
Casharkii 9-10 aad - ‡️‡️

DHAMAAN GOOGLE DOCUMENTS

Haddii aad wax su'aalo ah qabtid ama adeeg aad u baahan tahay, fadlan nala soo hadal ha xishoonin .

Fadlan ku biir Groupka Asxbta hadii wax su,aala qabtid
πŸ‘6❀1