Hogaan Bulsho
3.35K subscribers
358 photos
88 videos
46 files
268 links
Kusoo dhawaaw Hogaan_bulsho
Download Telegram
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
قال صلى الله عليه وسلم:
‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ.
‏حديث صحيح

Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.

‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️

@hogaan_Dumar 🦋
يا قاضي الحاجات ، يا كاشف الكربات ، يا مجيب الدعوات ، يا غافر الزلات
عافنا واعفُ عنا ، فرج همومنا ، واشرح صدورنا ، واصلح احوالنا ، وحقق آمالنا ، واشف مرضانا ، وارحم موتانا ، وأسعد قلوبنا ، واجعلنا من المقبولين عندك في الدنيا والآخره ، برحمتك يا أرحم الراحمين
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
Alxamdulilah 🤲💙 🌸

@Nimca_cabdirashid
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimca Cabdirashiid)
✍️🖊️🌹 @hogaan_Dumar
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimca Cabdirashiid)
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
قال صلى الله عليه وسلم:
‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ.
‏حديث صحيح

Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.

‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️

@hogaan_Dumar 🦋
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid)
جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimca Cabdirashiid)
Habka ugu wanaagsan ee lagu bilaabo maalintaada:
. Tahajjud 1/3 ee ugu dambeysa habeenkii
. salaada sunada ee ka horeysa salada subax duko
. Salaada subax duko
. Adkaaru sabaax akhri
. Akhrinta qur'aanka
. Salaadu Duxaa d

🌹 @hogaan_Dumar
Forwarded from Hogaan Dumar
Berri waa Khamiis ka mid noqo kuwa nooleeya sunadii nabi Muxamed ﷺ Rabbina loo bandhigo camalkooda ayaga oo sooman🌿🤍
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimca Cabdirashiid)
✍️🖊️🌹 @hogaan_Dumar
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimca Cabdirashiid)
#hadafka_nolosha
Waa maxay hadafka nolosha aad ka leedahay?
Allah (sw) qur'aanka wuxuu inoogu sheegay gorta laguleysto goortey tahay wuxuu kalo inoo sheegay nolosha tan iyo hadafka lagaleeyahy wuxuu yahay waxaa inaloo sheegay dadka inta guuleysato iyo inta qasaarta qur'aan ka intaas oo ayadood ayaa kasoo aroortay ooka waramaya alfaisun iyo alqasirun waana macanaha dhabta ah ee nolosha laga leeyahay marka labadas kala garato nolosha iyo hadafkeeda iyo waxodhan miqyaas ba loyelay rabbi (sw) wuxu leeyahay:-
كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ۗ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۖ فَمَنْ زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ ۗ وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ
Waxkasta oo nool geeri wuu dhadhaminaya waxa lidin oofin doona oo laidin dhameystiridoona maalinta qiyaame qofka keliya ee guuleeystay waa kan keliya ee naar laga ilaaliyey ee janno lageyo
Axababi hadafka eynu raabiceyneyno adiga ayaa lagaga baahan yahay wixii lagu gaari Laha adiga waxaa lagaraba in ay naftu kaabaxdo adigoo alle caabudaya dariiqa saxda ah haya waxaa lakaga bahanyahy asilada kugu Soo bekanto nolosha inaad ka jawaabi karto oo aad kaga jawaabi karto hadafkii laguu aburay
#sheikh_Mustafa

✍️🖊️🌹 @hogaan_Dumar
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
سيأتي يوم على أمتي يحبون خمس وينسون خمس 🍂

Rasuulka scw wuxuu yidhi: waxaa iman doonta maalin ay ummaddaydu shan shay jecel yihiin, shan shayna ilaawi doonan.

يحبون الدنيا وينسون الآخرة 💗

Waxey jecel yaihiin aduunyada Akhirana wey ilaabeen

يحبون القصور وينسون القبور ⚰️🥹
يحبون المخلوق وينسون الخالق ......☝️💖

Waxey jecel yaihiin daaraha waaweyn waxayna ilaabeen qubuuraha

Waxey jecel yaihiin abuurista , weyna iloobaan kii abuuray

يحبون المال وينسون الحساب 💵
يحبون معصية وينسون التوب .. ... ....💗

Waxey jecel yaihiin lacagta weyna iloobaan in laxisabin doono
Waxey jecel yaihiin dambiga weyna iloobaan inay toobad Keenan........
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid)
جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
قال صلى الله عليه وسلم:
‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ.
‏حديث صحيح

Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.

‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️

@hogaan_Dumar 🦋
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar
Naf ma oga waxa ay Beri shaqaysan doonto, Nafi ma oga dhulka ay ku dhiman doonto, dhallinyarada qaar waxa ay dhahaan aniga dhalinyaraa ahay geeri iima soo dhowa ma oga miyaa in uu geerida kaga dhowyahay 100 Waayeel. Meeqo dhalinyaro ayaa gawaaridooda kortay oo aan ka soo dagin, immisa ayaa dharkoodii xiratay oo aan iska siibin oo laga jeex-jeexay si karfanta loogu xiro 😭immisa seexatay oo aan soo toosin oo horay u geeriyooday, immisaa gurigoodii ka baxday oo aan u soo laaban Isbitaalka un baa loo sii qaaday Isbitaalka laga qaaday qabriga la sii geeyay haddaaba wakhtiga aanu adduunkaan ka tagayno aniga iyo adigaba ma naqaan waxaa nagu waajib ah in aan diyaar ahaano daqiiqad walba. Ilaahayoow khaatuma wanaagsan nagu dil 😭🤲
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid)
جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salints nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid)
4_5996841691833698476.pdf
626.5 KB
Share '4_5996841691833698476.pdf'