wararka aan qoraalka idiinka soo sameeyay qayb ayaa saacad ka hor soo baxday βπ½βπ½
USD CPI
CPI (M/M) Sep: 0.2% (expectation 0.2%; previous 0.4%)
CPI Ex Food And Energy (M/M) Sep: 0.2% (exp 0.2%; prev 0.4%)
Taxliinta iyo sharaxaada warkaan qoraalka ayaan ku xusay ππ½
USD CPI
CPI (M/M) Sep: 0.2% (expectation 0.2%; previous 0.4%)
CPI Ex Food And Energy (M/M) Sep: 0.2% (exp 0.2%; prev 0.4%)
Taxliinta iyo sharaxaada warkaan qoraalka ayaan ku xusay ππ½
Hayaan Academy Channelππ₯
GBPJPY waxa ay la qiso tahay GBPUSD, waxaan ka sugaynaa dhaqaaqii labaad ee downtrendkaas bishii hore so bilowday, immina waxaan aragnaa in ay saakadii hore active noqotay kadib markii ay liquidity zone kii la jabiyay sidoo kalena supply zonekaanaa rally baseβ¦
GBPJPY shalay iyada oo Entryga markaas dhaaftay ayaan sawirkaan soo diray qoraalka aan soo raaciyay waxaan ku xusay in second entry aan ka heli doonno sniper entryga sidii ayayna samaysay way soo laabatay sniper entry qurux badan inta ay inasiisay ayay 90+ pips dhaqaaqday,
https://www.tradingview.com/x/t8q4alXP/
https://www.tradingview.com/x/t8q4alXP/
Trade kaan sida uu samaysanyahahay waa tusaalaha ugu fiican ee aad ku fahmi kartid is waafajinta higher time frameska iyo lower time frame ka, sidaan oo kale tusaale ahna waan ku qoray buugga qawaaniinta suuqa sarifka, markii aan sharaxayay xeerarka uu trendigu u dhismo
Hayaan Academy Channelππ₯
GBPJPY shalay iyada oo Entryga markaas dhaaftay ayaan sawirkaan soo diray qoraalka aan soo raaciyay waxaan ku xusay in second entry aan ka heli doonno sniper entryga sidii ayayna samaysay way soo laabatay sniper entry qurux badan inta ay inasiisay ayay 90+β¦
Uptrendkaan yar ee kor u socda aad arkaysid waxa uu ahaa nasasho jihada guud ah maadaama trend weyn oo uptrend ahaa uu dhamaday ka hor inta uusan downtrendkaan bilaaban
waxaa iyana xusid mudan in aad ogaatid in adiga dhan uu price actionka suuqa uu ku xukumo, muhiim maaha sida aad jeclaan lahayd in ay wax kuugu dhacaan ee mar walba waxaa ku amra adiga waa sida uu suuqu u eegyahay iyo fariinta ay kuu wadaan shumacyada hortaada yaal, mar marka qaar waxaad arki kartaa, Trend aad islahayd meel fog ayuu gaarayaa oo laba maalmood kadib socon waayay, mar marka qaarna waxaad arkaysaa suuq aad islahayd waa in uu soo laabtaa si uu imbalance u buuxiyo oo aanba soo laaban dhowr bilood oo dambe iska sii socda, nuxurka hadalkaan waa in aadan suuqa adigu maamulin ee shaqadaadu ay tahay wixii hortaada yaal in aad fasiran kartid
Hayaan Academy Channelππ₯
GBPUSD waa fursad kale oo aan sell ka sugayno, marka loo fiiriyo trendiga guud ee suuqa waa downtrend, waxaa muuqata in pull backtii ay dhammaan rabto maadaama la asturay liquidity area weyn oo mudo laga xishoonayay, saakadii hore dad ayuu active u noqdayβ¦
GBPUSD sidoo kale halkii aan shalay idinkala wadaagayay ayay kasoo daadatay 80+ pips, inkastoo ay Supply zone kaas ku rafatay maadaama fundamental factors suuqa kaxayn kara aysan jirin, Meeshii supplyga ahayd ayaa liquidity isku bedeshay deedna xalay xili dambe ayuu mitigaioinkii ina siiyay maantana waa isagaa 80+ pips soo daatay balse GBPUSD iyo GBPJPY labaduba awood badan oo ay ku dhaqaaqan kama muuqato haddii aad shalay qaadatay 180kaas pipna aad qabsatay alhamdulilaah dheh oo suuqyadaada kale cayrsoππ½
https://www.tradingview.com/x/lu4Qg7My/
https://www.tradingview.com/x/lu4Qg7My/
weli asbuuca toos inoo kuma bilaaban oo suuqa dhan consolidation ayuu ku jiraa balse setupska aan isha ku hayo dhan waan idinla soo wadaagi doonaa in shaa Allaah caawa xiliyada dambe ππΎ
Maanta Waa 13ka October waxa ay ku beegantahay Maalinta aan aduunkaan imid Cimriga Allaah ha inoo barakeeyeeππΎ
DXY meel xasaasi ah ayay hadda timaaday isha ku haya in shaa Allaah waxaa dhici karta in hoos lasoo aado si loosoo nadiifiyo Liquidityga hoos inaga jira ee aan horay loo taaban βπ½
https://www.tradingview.com/x/O0WgIvrC/
https://www.tradingview.com/x/O0WgIvrC/
haddii ay DXY hoos soo aadiwayso wax diyaar ugusoo dhaw oo ruleskii dhan buuxisay waxaa jira USDCAD oo muujinaysa in fursad buy ah ay diyaar ka tahay
https://www.tradingview.com/x/EPBT0ic0/
https://www.tradingview.com/x/EPBT0ic0/
qoraalkaas kore ayaa khaldamay haddii dxy ay hoos soo aadi wayso ayaan halkaas u wadaa ay sidaa kor ugu sii socoto waxay ka dhigantahay in iyada ay awood sii yeelanyso and that is why aan USDCAD fursadda Buyda ah uga raadinaynoβπ½
Hayaan Academy Channelππ₯
haddii ay DXY hoos soo aadiwayso wax diyaar ugusoo dhaw oo ruleskii dhan buuxisay waxaa jira USDCAD oo muujinaysa in fursad buy ah ay diyaar ka tahay https://www.tradingview.com/x/EPBT0ic0/
USDCAD haddii aad shalay ila qaadatay 40 pips TP1 ah waan ka haysanaa ilaa 80+ pips ayaan uga soconaa balse mar walba waa muhiim in aad tradeskaaga maamushid tp walba oo la gaarana aad tradeska kuu furan qayb kala baxdid qayb kalena aad ku daysatid ilaa tartgetka u dambeeya laga gaarayoππΎ
https://www.tradingview.com/x/TbdpcCLQ/
https://www.tradingview.com/x/TbdpcCLQ/
USDJPY waxa ay la qiso ahayd USDCAD balse shalay iyada idinlama soo wadaagin oo strong bearish ayay ku socotay, qofkii akhriyay buugeena fahamsana saddexda qaab ee looga faaideysto xariiqda halista ah dabcan trade kaan wuu ka faaidaystay, balse qofkii aan Demandkaas kasoo raacin waxaan uga jeednaa in ay saaka mar kale inasiisay Sniper entry oo ah fursadda labaad ee aan ka helno trade active ahaa
https://www.tradingview.com/x/DJc3zkUJ/
https://www.tradingview.com/x/DJc3zkUJ/
dadka isoo waydiinaya fibka aan isticmaalayo iyo sniper entry sida loo helo fadlan muuqaalkaan daawo mar hore ayaan macluumaadkaan oo idil si bilaash ah idinku siiyayπππΎ
https://www.youtube.com/watch?v=Zwv3ZYADgQo
https://www.youtube.com/watch?v=Zwv3ZYADgQo
YouTube
Baro Sida loo Helo Entry-ga labaad ( The Sniper Entry)
Muuqaalkaan waxaan ku sharaxayaa sida loola sii socdo trade markii hore fursad ku siiyay adiga oo ka qaadanaya fursada labaad ee loo yaqaan The Sniper Entry.
sheekada sniper entry iyo liqudity iyo systemka instituitonska oo idil sidoo kale muuqaalkaan ayaan iyagana kaga hadlay ee isku day in aad daawatid haddii kale setupskayga dhan ma fahmi doontid iyo sida aan u trade gareeyoππΎ
https://www.youtube.com/watch?v=O8_Xymk1R-8
https://www.youtube.com/watch?v=O8_Xymk1R-8
YouTube
Waa Maxay Smart Money?
Baro farqiga u dhexeeya Smart Money iyo Dump Money! Muuqaalkaan waxaan ku sharaxayaa sida ay u fakaraan Institutional Traderska suuqa ugu awooda weyn. Muuqaalkaan waxaad ku baran doontaa Macnaha ka dambeeya concept-iyada loo yaqaan Liquidity, Mitigation,β¦
Tade-kaan USDCAD ee aan shalay qaadanay waxa uu joogay clear accumulation phase, haddii aad daawatay muuqaalkii aan ka diyaariyay sida loo akhriyo wyckoff schematics labadiisa wajiba, waa kanaa isagoo oo real life example ah ee aan ahayn cahrt lasoo dhaafay, everything aan videoga ka dhex sheegayay waxaad ka dhex arki kartaa USDCADππΎ
https://www.tradingview.com/x/Csttrny0/
https://www.tradingview.com/x/Csttrny0/
Hayaan Academy Channelππ₯
haddii ay DXY hoos soo aadiwayso wax diyaar ugusoo dhaw oo ruleskii dhan buuxisay waxaa jira USDCAD oo muujinaysa in fursad buy ah ay diyaar ka tahay https://www.tradingview.com/x/EPBT0ic0/
80+ pips aan uga soconay USDCAD waa ka haynaa I'm OutπππΎ inoo kala jiid ku xiro haddii aad sii haysanasoππΎ
https://www.tradingview.com/x/qmSwcV39/
https://www.tradingview.com/x/qmSwcV39/