Hayaan Academy ChannelπŸ“ŠπŸ”₯
15.2K subscribers
275 photos
19 videos
104 files
327 links
Linkiga Brokerka aan Isticmaalno waa kanaa⬇️

http://www.fxprimus.com/open-an-account?r=39617613&regulator=vu
Download Telegram
Forwarded from Moalimuu FX
Salaamulaahi Calaykum Dhammaantiin πŸ™πŸ½Sida Qaybtiin ogtihiinba Isniintii Waxaan Safar ugusoo Baxay Jasiirada Cyprus/Qubrus oo ah Halka ay ku taal Xarunta u weyn ee Brokerka aan isticmaalno Si aan Kulan waji kawaji ah ulasoo yeesho maamulka iyo masuuliyiinta Brokerka Danaheena iyo Duruufaheenana aan Ugala HadloπŸ™
Forwarded from Moalimuu FX
Shalay waxaan kulan Waqti Dheer Socday aan la qaatay Madaxda Brokera ugu SareeysaπŸ’― 1.Ninka Mid xiga ee Dheer waxaa la yiraahdaa *Costas Kappai* Waa Madaxa ugu Sareeya Brokerka oo dhan The Chief executive officer (CEO) Waa Qofka Ugu sareeya Ee Go'aamin kara wax kasta Oo Brokerka ka dhacaya waana qofka saxda ah ee Wax ka qaban kara baahi walba iyo Cabasho walba aan Gudbinay 2. Ninka kale ee Bidix xiga ee Gaaban waxaa isna la yiraahdaa *Stelios Christodoulou* Waa Chief Financial Officer oo ah qofka ugu sareya Wax walba oo lacag ku saabsan dhanka Brokerka πŸ™πŸ½ labaduba waa Greek Cypriots shalay Talaadadii ayaan wada qaadanay kulan 6 saac ka badan socdayπŸ’―
Forwarded from Moalimuu FX
Arimaha Ugu Muhiimsan aan u bandhigay waxaa Kamid ahaa

1. In ay inoo ogolaadaan in Lacagta aan Kula Bixi karno Mobile Money Sida Adeega E-Dahab oo ay bixiso Bankiga Dahabshiil iyo Shirkada Somtel oo ah, Adeeg dalka oo dhanna ka shaqaysa Koonfur iyo waqooyibaπŸ™πŸ½ E-Dahab haddii ay hagaagi waydo waxaan kale oo u badhigay Adeegyada Zaad/Sahal iyo Evc Plus oo ay leeyihiin Telesom/Golis iyo Hormuud

Way fahmeen qodobkaan iyo sida uu u shaqayn karo Macluumaad dhamaystiran oo ay go'aankooda ku saleeyaana waan u gudbiyay way ku qanceen dhakhsana waxaa imaan doonta inaan lacagteena kula bixi karno Mobile money taasi oo fududayn karta maanta markaad lacag la baxdid isla maalintaasba inay kusoo gaartoπŸ’―πŸ™πŸ½
Forwarded from Moalimuu FX
2. Arinta Labaad ugu Mihiinsan ee aan kala hadlay waxay ahayd in Dalkii ay Xarun ka furtaan Dad Soomaali ahna ay shaqaalaysiiyaan Si arimaha Soomaalida ku saabsan ay isla soomaali kale ugala hadli karaan. Macluumaad dhamaystiran iyo Research ayaan u geeyay wayna ku qanceen waxay Sugayaan inay Share holderska iyo Mulkiilayaasha shirkada u badhigaan Aragtidaan ka hor inta aysan Fulinteeda hawl Galin balse Waxay ii sheegeen in ay lagama maarmaan tahay in ay soomaaliya gudaheeda xarun ka furtaan waqtigeedii saxda ahaana la joogo Sababo kale oo ay ku qancaana waan u raaciyay iyaguna way fahmeen in ay ku khasbanyihiin In ay Dalkii Yimaadaan oo ay Dadka toos ula macaamilaan iyadoo aysan cidna u dhaxayn una tusaan dadka lacagtooda dhigtay in ay aamini karaan kuna kalsoonaan karaan wayna aqbalaan wayna samaynayaan Sida ugu Dhakhsiyaha badanπŸ’―πŸ™πŸ½
Forwarded from Moalimuu FX
3. Inta Laga gaarayo furashada Xarunta waxaan kale oo ka dhaadhiciyay inay qof Soomaali ah shaqaalaysiiyaan Xarumahoosa kale ee ku yaal South Africa ama Malaysia si qofkaas soomaaliga ah uu uga caawiyo arimaha Macaamiisha soomaalida ah maadaama dadka intooda badan aysan Ingiriis aqoon wayn iga aqbaleen maalmo gudahoodna qofkii ay shaqaalaysiin lahaayeen baan u raadinayaaπŸ’―πŸ™πŸ½
Forwarded from Moalimuu FX
Maanta Arbacadii ah waxaan la Kulmay The Chief Sales Officer Mr *Nima Siar* Ninkaan Oo ah nin American ah waa ninka u qaabilsan Brokerka wax walba oo ku saabsan Lacagaha aan Brokerka dhigano, Iyo Lacagaha aan kala baxayno, arimaha ugu muhiimsan aan ninkaan ka wada hadalnay waxaa kamid ahaa Muhiimada ay inoo leedahay in aan helno Nidaamka Mobil Money Withdrawalka ah dadka soomaaliya jooga Maadaama aysan iyagu haysan Skrill, Waxaan u sharaxay Qodobkaan xataa inuu Diiniyan saamayn leeyahay oo Culimada qaybtood ay ku doodayaan lacagta dhowrka beri soo daahaysa in ay Shaki galin karto Brokerka Si fiican ayuu doodayda u fahmay waxa uuna u arkay Arin loo baahnaa waqtigeediina timi, waxa uu ii sheegay in Nidaamkas E-Dahab ee aan u sheegay mid lamid ah uu isagu dhawaan ka hirgaliyay Kenya iyo Tanzania dadkuna ay lacagtooda kula baxaan SidaasπŸ™πŸ½ Wuxuu ii sheegay in macluumaadka aan usoo gudbiyay ay soo hubinayaan iyaguna ay Research dhankooda ah samayn doonaan Qodobkaana horay loo fulin doonoπŸ™πŸ½
Forwarded from Moalimuu FX
Sidoo Kale maanta oo Arbacadii ahayd waxaan la kulmay Mr *Ioannis Gerousi* oo ah Head Of DealingsπŸ’― Ninkaan Waxa uu Madax u yahay Teamka Gacanta ku haya Servers-ka Aan ku Trade garayno, Qolkaas aan Sawirka ku galnay waa Meesha ay ka daawadaan Inta Trades ee Daqiiqadii La fuliyo ama ay Tradesku galaan waa halka ay kala socdaan Dhaqdhaqaaqa MT4keena iyo Trade walba aan fulinoπŸ™πŸ½ Qolkaan xataa Shaqaalaha kale ee Shirkada looma ogola in ay galaan πŸ’― Ninkaan Waxa uu kamid ahaa dadka aan Dartood safarkaan usoo galay inaan la kulmo si aan u fahmo saddex arimood oo muhiim ahaa Saddexda arimoodba wuu isoo fahamsiiyay Xalkoodana wuu ii soo sharaxay hab video ahna qaybtood waan ugasoo duubay πŸ˜πŸ™πŸ½
Forwarded from Moalimuu FX
1. Arinta Koowaad ee ugu muhiimsan aan Mr Gerousis kala hadlay waxay ahayd Sababta ay Habeenkii Spreadka noogu dalacaan xataa Accountyada ECN-ka ah, waxaan u sheegay in arintaasi ay keeni karto inaanu ku dhiiran inaan Trades dhowr maalin ah haysan karin oo spreadka dheer dartii ay imaan karto in Trade kuu oo aan SL gaarin uu is xiro! Waxa uu ku macneeyay Spreadka Habeenkii in uu is dalaco ayadoo aan cidina fara gashan sababtuna ay tahay buu yiri In Waqtigaas habeenkii ah ay badanaa Shaqada ka maqanyihiin Liquidity Providerska oo Ah Banks-ka waaweyn ee ku xiriira ECN-ka sidaas darteedna systemkooda loo programiyay in Spreadku siyaado habeenkii si haddii iyagoo shaqada ka maqan uu Lacagaha Qaybtood Crush ku dhaco aysan iyaga dhibaato ugu imaan lacagahoodaπŸ’― Waxaan ku khasbay in uu arintaa xalkeeda ugu dhaw noo raadiyo wada hadal dheer kadib waxaan ka dhaadhicyay in Dadka Linkigeena isticmaalay oo idil In Server gaar ah lagu xiro Accountyadooda deedna wuxuu ii sheegay in aan Soo doorto 10 Pair oo Habeenkii haddii aan xataa uga seexano uusan Spreadkoodu 5 pip dhaafi doonin 10kaas pair waxaa lagu programin doonaa buu yiri marka habeenkii systemka isbedelo in aysan iyagu isbedelin oo ugu badnaan 5 pips aysan dhaafin Waan U gudbin doonaa 10ka Pair Qodobkaana Halkaas ayaan guushiisa ku haysanaa Alhamdulillah πŸ’―πŸ˜
Forwarded from Moalimuu FX
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
2. Qodobka labaad aan ka dalbaday in uu i fahamsiiyo ayaa ahaa Arin aad qaybtiin iisoo bandhigteen oo ahayd in marka aan Trades furno ay Marmarka qaarkood dhacdo Trade kii in uu ka furmo meel 3 ilaa 5 pip Ka hooseysa ama ka saraysa meesha aa Trade kii ka furnay, Arinkaan isagoo sharaxaya Wuxuu ii sheegay in marka uu Qof Trade Galo isla markiiba ECN systemku uu raadinayo Price ka ugu fiican markaas uu qofku suuqa kala qabsan karo isla Seconds gudaheedna uu Trade kii suuqa uu Systemku Trade kii suuqa usii gudbinayo marka mararka qaar waxaa dhacda The ECN Systemku inuu trade-ka kaaga furo meel 5 pip ka hooseysa ama ka saraysa qiimihii adiga Entryga kuu ahaaπŸ’― Wuxuuna ii sheegay in sidaan ay Traderska u fiicantahay intii qof gacanta la gali lahaa tradeska waxaa u fiican systemku uu sidaa sameeyoπŸ™πŸ½ ECN unbaan maqli jirnay ee Sida uu U shaqeeyo ma aanu aqoonba Ilaa Serverskii ayuu i tusay iyo sida ay Practically wax u dhacaanπŸ™πŸ½
Forwarded from Moalimuu FX
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
3. Qodobka Saddexaad aan Ninkaan kala hadlay maanta wuxuu ahaa Sababta ay u dhacdo in Marmarka qaar anagoo Trade ku jirna uu MT4 ka muuqdo Trade ka oo gaaray TP-gii balse weli trade-kii uusan xirmin? Arintaan oo dad badan isoo fareeen inaan Brokerka kala soo hadlo Waxa uu Mr *Ioannis Gerousis* uu ku sharaxay waxa uu yiri Suuqa marka aynu galayno waxaan trade ka galnaa Ask Price balse marka uu trade xirmayo waa inuu Ku xirmaa the Bid Price balse Bid Price kama muuqdo shaashada tradinviewga keliya waxaa ka muuqda Ask Price marka waxaa laga yaabaa in badanaa 5 ilaa 7 pip meelahaa inay kala dambeeyaan Ask iyo Pid price marka aad aragtaan Trade kii oo TP ku dhacay welina aan is xirin macnaheedu waa in Ask Price lee uu kuu muuqdo lkn Bid price kii uusan weli TP gaari sidaas oo kale markaa aragtis dhowr pip ayaa ka dhiman TP-gii saxda ahaa markaa waa xiran kartaa ama waa layska sugaa inta ay labada Qiime Isku meel gaarayaan πŸ™
Forwarded from Moalimuu FX
Qoftaan Waxaa la yiraahdaa Georgia Kyprianou Waxa ay Brokerka ka tahay Senior Business Development Manager Waa qofta sabab u ahayd in aan Booqdo Cyrpus Aniga oo aan Halkaas taginba ayay Xogtayda iyo qofka aan ahay si fiican ugasii dhaadhicisay Maamulka iyo masuuliyiinta Brokerka, sidoo kale waa qofta Markii hore inoo dhamaysay In Qofkii Linkigeena Isticmaala uu toos u noqonayo Islamic Account iyagoon waxba kale sii marin sidoo kale nimankaan Magaca leh dhan inaan la kulano oo ilaa heerkaa nala qiimeeyo ayadaa Sabab u ah Xushmad iyo wanaag badan bay naga mudantahayπŸ™
Forwarded from Moalimuu FX
Ugu Dambayn Beri waxaan la kulmi Doonaa Kooxda qaabilsan Aqbalaada Documentska iyo Passportska aan soo dirsano laba arinba inaan soo fahamsiiyo ayaan isku dayi doonaa oo kala ah

1. In Soomaaliya aysan ka jirin PO Box caalami ah oo habka aan address u naqaan iyo habka caalamka kale address u yaqaan ay kala duwantahay waxaan fahamsiin doonaa In aysan Dadku heli karin Proof of address lamid ah kuwa dadka europe iyo aduunka kale jooga, sidoo kale waxaan kala hadli doonaa In Waraaqaha Bankiga ay leeyihiin kasoo qaata aysan suurtagal ahayn qof isagiiba aan bil Bank haysan uusan keeni karin waraaq ah last 6 months arimahaas ayaan u sharixi doonaa

2. Arinta labaad aan qoladaan kala hadli doono beri waa in mar marka qaar ay dhacdo in Qofka Passportkiisa uu yahay af soomaali sida Maxamed oo kale balse Sidoo kale laga yaabo in Bank accountkiisa uu isla magacaasi ugu qoranyahay Af Ingiriis ahaan Oo noqonayso Mohamed marka waxaan fahamsiin doonaa sida laysku waafajiyo arimahaas oo kale marka ay dhacaan πŸ˜πŸ™
Kitaabka uu Sheekhu ka hadkayana Isagoo PDF ah waa kaasπŸ™πŸ˜
Haddii aad kamid tahay 148 qof ee Maal gashtay Barnaamijkeena PAMM-ka welina aadan wax xiriir ah aniga ila lahayn Telegramkayga khaaska ah igalasoo hadal Si aan kuugu Daro Group aan Iskugu geeyay Dadka Pamm-ka ku jiraπŸ™

15-kii October ayaan Toos u bilownay Shaqada balse qof walba markii uu isagu Pamm-ka kusoo biiray ayay uga bilaavmaysaaπŸ™ Sidaa ogtihiin Asbuucaan Intiisii badnaa shirar ayaan ku jiray balse khamiis galinkii dambe iyo Jimce Trades waan galnay Intooda baddana waa Trades waqti dheer ah oo Asbuucyo furnaan doona, marka lasoco hadii Trades furan aad Pamm-ka lacag kala baxdid waxaa imaa karta in Lacagtaadii is dhintoπŸ™

Hal asbuuc markaan Pamm-ka wadnay kadib aan ogaanay in dadka aysan isku xirneen qof walbana waqtigii uu nagusoo biiray ay Trading Interval uga bilaabmayso deedna waa Anigii Password-kii ka saaray, balse saaka oo 9kii Bisha November ah wixii ka dambeeya Pamm-ka qof dambe gadaal kagama soo biiri karo Passwordkii ayaan ku xirayπŸ™
EURAUD BUY BY MARKET

@ 1.61185

TP1: 1.61530
TP2: 1.61688

SL: 1.60681
Forwarded from Moalimuu FX
GBPAUD BUY BY MARKET

@ 1.91244

SL 1.90622
TP1 1.91885
TP2 1.92234
Forwarded from Moalimuu FX
SL waad soo durkisan kartaa haddii aad Drow Downka yar ka walwalayso

New SL: 1.90434
Forwarded from Moalimuu FX
isku day Fadlan in Lot size ka aad isticmaalayso iyo Lacagta Account kaaga ku jirta ay isku dheelitirnaatoπŸ™