GEERAAR JACEYL CHENNEL 2022
17.4K subscribers
3.71K photos
36 videos
1 file
218 links
Geeraar jacayl ♥️
Geeraar amaan
Geeraar qalin Jabin
Geeraar aroos
Geeraar dhiirigalin
Erayo jacayl ❤️
Xigmad jacayl ♥️
Oraah jacayl ❤️
Intaba waxaad ka helaysaa @geeraarjacayl .

Ku soo biir: geeraarojaceyl .♥️❤️😍
Download Telegram
Forwarded from SAHAN Graphic Disgn
Hello lamaanaha iyo qoysaska ...

Iskaabulada waa loo dhameeyey shaqada markaan waa qoysaska iyo lamaanaha .


Si aad Ciida asxaabtaada iyo ehelada ula ciido si farxad leh Nala soo xiriir si an maalintaada kuugu qurxino .

Nagala soo xiriir @Hiilsan_online
‏بغروب شمس هذا اليوم تحل ليلة سبع وعشرين ..
فقال عنها أُبي بن كعب الذي ذكرت توبته بالقران : ((واللهِ، إنِّي لأَعلمُها، وأكثرُ عِلمي هي اللَّيلةُ التي أَمرَنا رسولُ اللهِ صلَّى الله عليه وسلَّمَ بقِيامِها، هي ليلةُ سَبعٍ وعِشرينَ))  رواه مسلم

وقال ابن القيم. : وأكثر ما تكون ليلة سبع وعشرين كما كان أُبي بن كعب يحلف أنها ليلة سبع وعشرين .،

وقال الحافظ ابن حجر -رحمه الله- عن ليلة القدر :
" أرجاها عند الجمهور ليلة سبع وعشرين ".
قال الموفق ابن قدامة -رحمه الله- :
( أرجاها ليلة سبع وعشرين ) ( المقنع ص١٠٦)
فاجتهدوا فيها ..
ليلتها تبدا من المغرب وتنتهي الفجر استغلوها بالقران والدعاء والصدقه وقيام الليل التراويح والتهجد وكل الاعمال الصالحة

رتب جدولك حتى تستغلها أتم الاستغلال ولا تدع بابًا من أبواب الخير إلا فعلته، ولا تستحقر نفسك ولو بلغ فيك التقصير ما بلغ .. زاحمو المجتهدين لعلك تُعتق الليلة. وتذكر ان كل عمل يعادل بهذا اليوم ان وافق ليله القدر لك آجر 83 سنه
⁃تصدقت لو بريال؟ لك آجر صدقه ٨٣ سنه
⁃صليت ركعه : لك آجر ركوع ٨٣ سنه
⁃قريت صفحه من القران؟ لك آجر ٨٣ سنة
⁃وهكذا .. فاحرصو على الليله بشكل كبير
ليلةُ ٢٧ من رمضان 🌙

لقد بلّغنا اللهُ هذه الليلة ...!
ليلةٌ من ليالي العمر، وما يدريك؟
قد تكون أنت من أولئك الناجين
الذين غفر الله لهم كل خطاياهم
وعفا عنهم ورضي عنهم وأرضاهم!

عملٌ صالحٌ فيها، قد يكون خيرًا من عمركَ كله .. ♥️
Allahayoow iMAAN Buuxa
Iyo niyad adkaartaada
Afka  aan ka qaadaynin
Ku arsaaq naftani xiiqsan
Waxkastaad awoodaaye
Allahayoow aduunkaaga
Iga sii intii  khayr leh
‏اخر جُمعه من رمضان ، اللهُم في اخر جمعة من رمضان اجعلنا ممن عفوت عنهم ، ورضيت عنهُم ، وغفرت لهُم ، وحرمتهم من النار ، وكتبت لهم الجنة
Waxaan kuu diyaarinay poster-kii farxada ciida aad ku dabaal dagi laheyd, si aan farxadaada kaala qeyb qaadano .

Hadaba hadaad dooneyso la soo xiriir @Sahan1_5
QEYBTA DUMARKA

Waxaan kuu diyaarinay poster-kii farxada ciida aad ku dabaal dagi laheyd, si aan farxadaada kaala qeyb qaadano .

Hadaba hadaad dooneyso la soo xiriir @Sahan1_5
QEYBTA RAGA
Waxaan kuu diyaarinay poster-kii farxada ciida aad ku dabaal dagi laheyd, si aan farxadaada kaala qeyb qaadano .

Hadaba hadaad dooneyso la soo xiriir @Sahan1_5
Iftiinka jaceylka iyo
Adaa i ah ilwaadeey
https://t.me/nashiidooyin12

Ku soo biraa insha alalh 1k mar aan gaadhno barnaamij xiiso leh ayaan soo gudbineenaaa
نهاية رمضان لاتعني نهاية الصيام ،
نحن مقبلون على أيام عظيمه، ست من شوال، عشر من ذي الحجة... وغيرها

- نهاية رمضان لا تعني نهاية القيام والوتر أوتر ولو بركعة.
- نهاية رمضان لا تعني نهاية قراءة القرآن، أجعل لك ورداً يوميا ولو يسيراً.

وأخيراً، ما عشناه في هذا الشهر من راحة وسعادة نفسية، سببه الطاعة فحافظ عليها.
اللهم أعد علينا رمضان أعواماً عديدة و أجعلنا فيه من المرحومين ولا تجعلنا فيه من المحرومين❤️
Ari geel ma sidi karo
Aar iyo ugaartiisaa
Lama tabiyo arartiisa !!
Odhahdaada iyo ficilkaaga keeba saamayn badan oo bulshadu reaction badan ka.bixisaa 🤠
الحمدلله حمدًا يملأ القلب حبًا، والروح رضا والعين نورًا الحمدلله الذي لا تُحصى نعمه، ولا يُحجب وجهه، ولا يُستغنى عن فضله الحمد لله الذي كلما اقتربتُ منه،غمرني، وكلما تهتُ، أعادني وكلما ضعفتُ، قوّاني.الحمد لله كما يحب أن يُحمد، وكما ينبغي لجلال وجهه وعظيم سلطانه🌿.
Dumarka qaar waxay adeegsadaan erayo macaan iyo xeelado jilicsan si ay ragga ugu sasabtaan una kasbadaan qalbigooda—ama jeebkooda! Waa kuwan qaar ka mid ah erayada iyo farsamooyinka la isticmaalo:

1. “Waan ku jeclahay” – Hadal macaan oo raga jilcisa, gaar ahaan haddii lagu daro dareen.

2. “Adiga la’aantaa noloshaydu waxba ma aha” – Waxay ragga dareensiisaa muhiimaddooda.

3. “Waan kuu xiisay” – Waa xeelad wax iibsasho leh, gaar ahaan marka lacag la rabo.

4. “Maalin walba waan kuu duceeyaa” – Ragga qaar waxay jecel yihiin in la dareensiiyo in la xasuusto.

5. “Adiga ayaan kuu sugayaa” – Waxay keentaa dareen mas’uuliyad ah.

6. “Cidi i fahmi mayso sida aad ii fahamtay” – Ragga waxay rabaan inay noqdaan kuwa gaar ah.

7. "Adiga ayaan kugu faanaa” – Amaanta iyo ducaduba waa xeelado awood leh.

Haddaba, ragga qaar way fahmaan xeeladahaan, halka kuwo kalena si sahal ah ugu dhacaan carrab jalaqsiga. Waxaa muhiim ah in jacayl iyo kalgacal lagu dhiso xidhiidh dhab ah oo aan ku salaysnayn xeelado iyo dana gaar ah.
ياربّ إن لم نُحسِن في دُعائِنا فأنتَ أعلم بحاجاتنا،
‏وإن قصرنا فأنتَ تعلمُ غايتنا ولا يخفى عليكَ شيءٌ
‏من أحوالنا فاجبر خواطرنا بفيض نعمك .
Quruxdu waa u dhalashoo
Qaadir baa baxshee koow
Qurux adi ku noooooolow ....

#geeraar