Somali Vision Awareness
1.67K subscribers
141 photos
21 videos
3 files
69 links
Ku soo dhawoow Somali Vision Awareness 💫
Madashan waa goob wacyigelin caafimaad oo loogu talagalay bulshada Soomaaliyeed, si kor loogu qaado fahamka iyo aqoonta la xiriirta caafimaadka indhaha.Hadafkeennu waa in aan dhisno aqoonta bulshadeena.
Download Telegram
Baraaburijin

Waxa la baranayaa waa English iyo Arabi wada socda sida swirka hore idinka muuqda Bishi lacagtiisu waa $1 waxad iska diwangalinaysa numberkan +2520634519100
5
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Fursad Muhiima

Ma u baahan tahay inad dib u xifdiso Qur'ankad mar hore dhamaysay? Ma doonaysa inad ku Barato Qur'aanka si tajwiid leh ?
Fursadan wa taadii Kaliya waxa logu talagalay Arday hore qur'anka uso dhameeyey balse aan xifdin tajwiidna aan ku baran Is diwangali intana kaa xidhmin Xogtana halka kaso akhriso


https://forms.gle/6KvYD3gUnFsYi71W9

FG: hadii anad dhamayn qur'aanka lkn ay kaa go'an tahay inad barato shuruudsha u yaalana aad ku dadaalaysid Cidna kuma diidana is diwangali mudada lagu dhamaynayaana waa Sanad iyo 8 bilood, malin walba waxa la xifdinaya 2 Bog oo qur'aan ah hadad shuruudaha kaso bixi karaysid is diwaangali
8
Qur'aanka ku biiristiisu waxay xidhmaysa jimcaha hore halogu biiro
2
OGAYSIIS🎊

🎉Xalqadii Qur'aanka wali jaanis ayaa ka banaan waxay qaateen laba Usbuuc oo Ay ku baranayeen kitaabka Tajwiidka bari ayuu u dhamaanaya si toos ah ayey u bilaabmi doontaa Sabtida barashadi Qur'aanku✨️ Inshalah qofki danaynaya Jaaniska haka faaidaysto Xiisadan waxay ahaanaysa mid ka duwan xiisadaha kle ee ka baxa Macadka Minhaaj✨️

⤵️
https://forms.gle/6KvYD3gUnFsYi71W9
3
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

Hablahaygi qaaliga ahaa wan idin salamay waxan idin rajayanayaa caafimad qab inshalah Aad baan idinka mashqulay culaysyo badan ayaa igu so kordhay ana jaanisba wan waayey lakin waxan jeclaystay khayrkii aan ku midownay inan dib idinku bilaabo inshalah


Soo dhawaada mar kle 🦋🌺🥰
31👏1
Episode 01

Mowduuc mug iyo miisan leh ayaa idin soo socda Oo inaga caawin doona baraarugeena nafeed !


Xaalad walba xadhigeeda qaado !

Macnaha mowduca hadad fahmi waydaan nuxurkiisa iyo qiimihiisa waxad ka ogaan doontan inshalah Dhagaysiga soo dhigi doono
26
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
صباح الخير يا احباب الكرام

🎙️ بودكاست صباحي
أشارك فيه كلماتٍ قصيرة ملهمة في وقت الصباح، تفتح اليوم بطاقةٍ إيجابية وتذكيرٍ جميل.
صوت السكون 🌺

ورسالة صباحي🎶
16
Fursad Waxbarasho Hablaha u gaara

3 darsi ku baro $2 Qur'an, siiro iyo xadiis

Isdiwangalina waa free
+252672013334

Janiskan wali wuu socda
Ka faaidaysta waa chanel wax badan idinku soo kordhin doone kuna taageera subscribe inshalah🥰

https://youtu.be/ZW_6MR8A2vs?si=KnNOn7sRrPr5DFoB
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة
Haben wngsn Qaaliyaat inad wada fican tihiin baan rajaynaya!

Podcast keena subaxnimo yaan la moogaan subaxa inshalah kana faaidaysta siina gudbiya inshalah

بارك الله فيكن🌹
12
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
1
صوت السكون 🌺

ورسالة صباحي🎶

Eps2: Wakhtigee Ayey kala lumaan jidhkeena & Ruuxdeenu
18🥰2
Channel photo removed
Channel photo updated
MAXA XUMEEYEY FAHANKEENA KU AADAN CIIDA

Ciidu waa maalmo farxad leh waa malmo ilaahay ugu gaaryeelay muslimiinta maalmaha kale waa maalmo la isku soo dhawaado la isku muujiyo jacayl waa maalmo la karahsado in la is dhibo ama la isku xanaaqo waa malmo la muujiyo tanaasul iyo isku naxariisasho markad tahay qoys muslim ah waxa saamayn togan ama taban kugu yeelanaya bulshada aan la nooshahay sida inay kugu yimaadan waxyaabo kaa qasi kara farxadaada ama kaa dhigi kara qof aan ka faaidaysan mlmaha wanagsan mrka waxa loo baahan yahay inad ahaatid qof waaci ah oo diyaar ah mar kasta iyo xaalad kasta waxyaabaha ay munaasibadan kaga baahan tahay waxa ka mid ah:
📌Diyaargalow Diimeed
Diinteenu waa diin u diyaarisay dadkeeda dhinac kasta munaasibad darteed diinteenh waxay u dhigtay sunooyin iyo dhaqamo ay tahay in lagu dhaqmo waxad hagaajinaysa aduun aragaga ku aadan ciid maxay tahay ciidu waa malin farxadeed oo jawigedu ka duwan yahay jawiyada kle waa inad samaysataa farxadada wixi aad awoodid ee ilaahay ku siiyey cidna hala tartamin cidna ha is barbardhigin waxad haysato ka diyaarso farxadada
Ugu yaraan ku dhaqan dhaqamadan diimed
💥Suno waxa ah inad maydhatid subaxa ciida ood salada tagtid adigo nadiifa
💥suno waxa ah inad xidhatid dharkaga dharka aad ugu jeceshahay ha ahaado mid cusub ama mid aad hore u lahayd muhiimadu waa qurux iyo qanaaco
💥suno waxa ah inad subaxa sii afurtid adigo ku afuraya timir iyo biyo qorshaga ilmaha lagu diyaarinaya xili hore nidaamso
💥suno waxa ah inad bixisid waxa ugu yar ood bixin karaysid oo hadyad ah sida inad dadka jidka fadhiya ee masaakinta timir iyo biyo u qaybisid intad ka gaadhid, hadalka wanagsan iyo salaanta qofkad garanaysid iyo ka anad garanayna waa sadaqo waana hadyad wanagsan waji furnaan ku dadaal ducadana ha moogananin.
💥Suno waxa ah inad qaybisid farxadaada ood gadhsiisid ehelkaaga , qaraabadada, iyo jaarkaga waxa suno ah jaarkaga xaqiisa inad ilaawin ugu yaran soo salam ugu hambalyee munaasibada ciida waxa ugu yar uguna qurxoon eed haysid u hadyadee jaarkaga , buuqasho ugu tag familkaga waxay ka mid tahay ujeedoyinka munaasibadan farxad bilaa buuq ah soo wadaaga

📌Diyaargalow Naadafeed
Waxa fican nidaam inad uyeeshid gurigaaga ito nadaafadiisa deep cleaning ku samee guriga Ramadan ka hor waxay kaa caawinaysa inad jaanis u heshid bisha barakaysan ee Ramadan ood cibaado uga faaidaysatid sido kle xiligaa waxad haystaa Tamar iyo wakhti aad ku habysan karaysid gurigaga jadwalkaga ku dar inad guriga si qoto dheer u nadiifid Ramadan ka hor malmaha ciidu so dhow dahayna Hagaajin fudud ayunbad u samaynaysa ogow quruxdaada nafeed iyo qanaacadadu waxay ku jirta qorshayna howlaha xili hore.
Sido kale nadafa caruurta waalid badan waxay ku qabaan culays ilmahaga bar kuna barbaari hooyo ahmiyada ay diintu siisay nadaafada shakhsiyeed haku canaan hadu wax qaldo ku tixgali yaraantiisa iyo awood yaridiisa haday noqoto malmaha ciida iyo sida lagu hagaajinayana jadwal ka sii yeelo.

📌Dharka Ciida
Dharka ciida waa meelaha ugu badan ee ay ka jirto mushkiladu hooyo markad ilmahaga dhar uso iibinaysid waa inad si caqliyan ah u fikirtaa waa inad ku xisaabtanta inay jirto xisaab Aakhiro wax kasta oo manta go’aankaga ku xumaada bari xisaabteda adiga leh waxan ka wadaa Hooyo ku qanac waxa ilaahay ku siiyey oo maal ah oo marka uu ku awooday xaajigagu intaas hadad tidha intan waa qaybti ilaahay isiiyey adigon cidna is barbardhigayn cadowna iska jabinayn ayaad ubadkaga u qurxin kartaa si ayna caruuraha qayrkood u qurux badnayn tusaale waa inad dharka ciida usii iibisa bisha shabcaan ama Ramadan ka hor waayo ah xiliga sicirka suuqu waa mid ku qancin karaya maryaha yaala suuqu waa maryo tayo leh jeedkaga way caawinaysa, mida labaad ubadkaga maryaha aad u iibinaysid xulashadooda hagaaji yacni dharka aad ilmahaga u xidhaysid ma waxad ku doorata waa dhar trend ah oo hada socda , ma waxad ku doorata material ka ay ka samaysan yihiin, ma waxad ku doorata tayadooda, waxad ku doorato dharka aad ilmahaga u xidhaysid ayaa go’aaminaya nooca qanacsanan ah eed hekaysid bal qiyaas hooyo ilmaheeda ugu doortay waa
3🥰2
dhar hada socda waxay qayskii xidhaan baan u xidhayaa oo lacag qaali ah laga siiyey ama uso daymisayba dharkasina ay ku noqdaan ilmaha dhar aan jidh ahaan munaasib ku ahayn, cimilo ahaan aan munaasib ku ahayn maxad faaiday?? Waxa fiican in anad ilmahaga barin waxa la yidha isbarbardhiga ilmaha waxba kama yaqaan cadow jabis adigu ha barin oo agtiisa ha ku odhan hebel ka dharqurxoonow hebel ka saree waxasi ha u gudbin ilmahaga jeebkaga iyo farxadada adigu samayso waxad leedahay oon cidna ku haysan ku samayso.

📌Ciidu maaha malin xaarantu ay banan tahay!
Hooyo ogow inantada dharka aad u iibinaysid ama aad adigu iibsanaysid lacagta aad ku iibinaysid maryahaasi aanu ilaahay raalida ka ahayn Aakhiro xisaabteeda adiga leh ka fiiraso ilmahaga u dhis caqliyan iyo diiniyanba qanacaadadu markay saxan tahay baad ilmhaga qanaacadiisa sixi karta hagaaji afkaartada ilmahaga afkaar sax ah baad u gudbin markaasi ilmahagu yaanu nooqn mid adiga ku kala sheega saxda iyo qaladka badanka waxa dhacda waalid iyo ilmihiisa oon fahan badan kala haysan inay suuqa isku soo raacan ilmuhaasi wixi cajabiya ayu doorta halka waalidkuna ka diidayo suuqa dhexdiisana uu ku garaacayo ilmaha la kifka ahna ay ku diganayaan waxasi oo bahdil ah adiga keenay waalid adigo noqo waalid wacyigiisu dhisan yahay ilmahagu tababarkaga ayu qaadanaya mar walba waa is waafiqi doontan.
Sido kale waalid ilmahaga ha tusin oo ha umuujin malintan inay tahay malin farxad oo aan wax danbi ah aan la qorayn tusi malaa'igtu inay shaqadooda haystaan waxyar iyo wax weyna aan midna la dhaafayn tusi ina hada uun laga so baxay bil cibaado oo aan hadana macaasi aan la dhex dabaalan u muuji dhaqankagana ka dhig dhaqan diimeed oo alle ka cabsi iyo isla xisaabtan leh waxyaabah aan ka naxo kana xumaado ayey ka mid tahay inan nahay bulsho qaflo ku jirta xalay buu soomana isla haben danba show buu jooga oo lacagtiisi xalasha ay ku bixinaya bilaa calayskum hala fikiro tan danbana ha lagu xisabtamo.

📌Cadho ma jirto
Subaxa ciida waxa dhaca qas badan iyo kala xanaaq badan waalid badan howlaha oo ayna hore u kala nidaamidn darteed waxa dhacda inay xili danbe wax bilaaban taasina ay ka qasdo farxadooda hooyo guriga hagaajin haday noqoto deep cleaning u samee before Ramadan dhar ciid iyo soo iibintooda haday noqoto shacbaan soo iibi bisha Ramadan fahankeeda saxo ubadkaga ku barbaari inayna ahayn bishan bil mashquul ee ay tahay bil cibaado inta ka dib malmaha ay so dhawaato ciidu shaqoyinka u kala horaysii siday u kala horeeyaan ha xanaaqin, ha cadhooninhaday wax qaldamaan ubadkagana haku canaanan wax anad adigu hore u diyaarin 10ka danbe Ramadan suuq tagis haku mashquulin naftaada uga faaide markay dadka dhan ka wada mashquulaan cibaadada adigu cibaadayso oo taraawix iyo tahajud uga faaidee dhis ruuxdaada iyo xuuxda ubadkaga ubadkaga adiga u ah macalin sida aad hada u dhaqanto bay u dhaqmi doonan subaxa ciida jawigeedu xili hore ha bilaabmo hana ku bilaabmo jacayl naxariis iyo isku tanaasul muuji adigu qaybi quruxda iyo qanaacada si wada jir ah uso tukada salaada ubadkaga usii sheeg inad cibaado usocotaan oo aynana u socon in masaajidka ama mesha lagu so tukanayo inad isku so sawirtaan ama cibaado wax ka baxsan la timaada dhaqamana waxay ka mid yihiin waxyabaha ana fiicnayn ee keeni kara الرياء (Istustuska) waana in laga fogaado camalkaagu ha noqdo اخلاص لله hadii aad gaadhigiina ku baxaysan caruurtada mrkad masjidka gaadhan kabaha iyo telephonada gaadhigiina dhexdiisa kaga taga waayo ah culayska iyo saxnada malintaa jirta awgeed waxa iman kara isku mashquul iyo ka mashquul cibaado inta ka dib wadadii aad marka hore ka baxdeen mid aan ahayn kaso gala gurigiina si ajar ku uu idinku siyaado si wada jir ah u qureecda si wada jir ah u ducaysta martidiina si wanagsan u soora qurux iyo qanaaco muujiya dhaqan islaameed ku noolaada noqda qoys ka tilmaaman qoysaska kale.
🥰2