Qalbiyaal Iga Raalinoqda malmo ayan mashqul ahaa lkn si toosa ayay hada inogu sovon doonan casharadeenu inshalah
โค13๐2
Casharka 3aad
Qodobada uu ka hadlayo
๐ฅ Dhisme Nafeed Ayaa is dhaafshay dad
๐ฅ Ogaalkagu waa Hagaha noloshada
Qodobada uu ka hadlayo
๐ฅ Dhisme Nafeed Ayaa is dhaafshay dad
๐ฅ Ogaalkagu waa Hagaha noloshada
โค12
Asc qaaliyaat malmahan wan xanuunsanahay Ii cudurdaara igana Raali noqda
โค13๐ข11๐1
Asc Qalbiyaal waxan idin rajaynayaa caafimad qab dhamantiin sidaan idin sheegayba malmo ayan xanuunsana manta wan ficanahay waxan doonaya Arin inan idinla wadaago Khuseysa Caafimaad qabka Umadeena waxan doonayaa inan idiin iftiimiyo Aragtiyo kala duwan oo dhexdeena cuqdada iyo nacayb ku reebay, waxan doonaya inan idiin sheego waxa la inoo sheegay iyo waxa xaqiiqada ah inay kala duwan yihiin, waxan doonaya maskax caafimaad qabta inan ku wada dhagaysano mowduuca aan idiin soo wado ka dibna aan is barbardhigno Aragtidii hore iyo tan Hada.
๐ฅฐ11๐2โค1๐1
Qodobada mowduca
1. Somalidu gumaystihii ka hor siday u noolaayen?
2. Shanta soomali ee aan maqalno goorma ayey samaysan tay? Maxayse ku kala maqan tahay?
3. Ma jiray calan ay lahaayeen soomalidu gumaystihii ka hor?
4. Gumaystayaashi iyo Hab dhaqankii ay soomalida kula dhaqmi jireen Iyo siday soomalida saameyn ugu yeelatay?
5. Maxa burburiyey Dowladii magaca inoo yeeshay ee aduunka inagu dartay?
6. Maxa keenay kala go'a manta taagan?
7. Midnimada soomaliyeed maxa rajo la'aan ka dhigay?
8. Maxay dhici kara hadii soomaliland ka go'do somaliya?
9. Madaxdeenu maxay ogaalkeena u curyaamiyeen ee ay inogu diideen inan si sax ah u fikirno?
10. Cadho ilaahay ayaa ina dul hoganaysa balse ma ogin Imtixaan Rabaani ah ayaa inagu socda balse ma ogin?

๐ฏ14๐5๐4โค3
Audio
๐ฅCidna cadow kuguma aha!
๐ฅOgaalkaaga inad balaadhiso Caafimad qabka Qalbigaaga ku jira ku noolow wakhtigaad nooshahay hala noolan wax tagay.

๐ฅLa noolow waxad Akhrido ha la noolan waxa la yidhi ama waxad maqashay.
๐ฅ Aqoonyahanku waa qofka sida dhabta ah ilaahay u yaqaan.

โค15๐ฅฐ15
Fursad Muhiima
Waxa bilaabmaya fasal cusub oo lagu baranayo Qur'aan Kariimka ah iyo tajwiidka.
Fahfahin
๐ฅ Hablo kaliya ayaa baranaya waxana baranaysa macalimad dumar ah.
๐ฅ waxa lagu baranayaa xifdiga qur'aanka iyo tajwiidka.
๐ฅ Lacagta bishu waa $2
๐ฅDowangalintu waa free tiro kooban ayaa la qaadanaya qofki u diyaar ah haso codsado numberkan +2520634519100

โค2
Qaaliyaat subax wngsn isku soo noqon wanagsan dhamantiin waxan rajaynaya inad wada fican tihiin waxa inoo socday Barnaamij la yidhaa Baro oo Barbaari kaasi oo ino marayey casharkii 2aad halkas ayan ka sii ambaqaadi doona inshalah
๐ฏ6๐ฅฐ1
ุงูุณูุงู
ุนูููู
ูุฑุญู
ุฉ ุงููู ูุจุฑูุงุชู
Qaaliyaat waxan idin rajaynayaa caafimad qab inad ku sugan tihiin mudo badan ayaan idinka maqnaa fursada igu yaraatay oo janiskii aan wax idinku diyaarinayey ayaan wayey
Laba Arimoodba waxay ahayeen kuwo la iga sugayo
๐ขBarnaamijkii Ahaa Baro oo Barbaari
๐ขBilowga fasalki luuqadaha
๐ซBarnaamijka Usbuuc ka dib u bilaabmaya inshalah idinkuna ii samra intaa
๐ซ Fasalkii luuqadahana Usbuuc ka dib ayu isna bilaabmaya lkn hada qofkii doonaya ha is diwangaliyo hadii usbuucan dhamaado way xidhmaysa

โค9
Baraaburijin
Waxa la baranayaa waa English iyo Arabi wada socda sida swirka hore idinka muuqda Bishi lacagtiisu waa $1 waxad iska diwangalinaysa numberkan +2520634519100

โค5
Fursad Muhiima
Ma u baahan tahay inad dib u xifdiso Qur'ankad mar hore dhamaysay? Ma doonaysa inad ku Barato Qur'aanka si tajwiid leh ?
Fursadan wa taadii Kaliya waxa logu talagalay Arday hore qur'anka uso dhameeyey balse aan xifdin tajwiidna aan ku baran Is diwangali intana kaa xidhmin Xogtana halka kaso akhriso
https://forms.gle/6KvYD3gUnFsYi71W9
FG: hadii anad dhamayn qur'aanka lkn ay kaa go'an tahay inad barato shuruudsha u yaalana aad ku dadaalaysid Cidna kuma diidana is diwangali mudada lagu dhamaynayaana waa Sanad iyo 8 bilood, malin walba waxa la xifdinaya 2 Bog oo qur'aan ah hadad shuruudaha kaso bixi karaysid is diwaangali

โค8
Qur'aanka ku biiristiisu waxay xidhmaysa jimcaha hore halogu biiro
โค2
OGAYSIIS๐
๐Xalqadii Qur'aanka wali jaanis ayaa ka banaan waxay qaateen laba Usbuuc oo Ay ku baranayeen kitaabka Tajwiidka bari ayuu u dhamaanaya si toos ah ayey u bilaabmi doontaa Sabtida barashadi Qur'aankuโจ๏ธ Inshalah qofki danaynaya Jaaniska haka faaidaysto Xiisadan waxay ahaanaysa mid ka duwan xiisadaha kle ee ka baxa Macadka Minhaajโจ๏ธ
โคต๏ธ

โค3
ุงูุณูุงู
ุนูููู
ูุฑุญู
ุฉ ุงููู ูุจุฑูุงุชู
Hablahaygi qaaliga ahaa wan idin salamay waxan idin rajayanayaa caafimad qab inshalah Aad baan idinka mashqulay culaysyo badan ayaa igu so kordhay ana jaanisba wan waayey lakin waxan jeclaystay khayrkii aan ku midownay inan dib idinku bilaabo inshalah
Soo dhawaada mar kle ๐ฆ๐บ๐ฅฐ

โค31๐1