Somali Vision Awareness
1.66K subscribers
141 photos
21 videos
3 files
69 links
Ku soo dhawoow Somali Vision Awareness 💫
Madashan waa goob wacyigelin caafimaad oo loogu talagalay bulshada Soomaaliyeed, si kor loogu qaado fahamka iyo aqoonta la xiriirta caafimaadka indhaha.Hadafkeennu waa in aan dhisno aqoonta bulshadeena.
Download Telegram
Casharka 1aad

Qodobada casharka
💥 Ma taqaan jiilka aad ku jirto noocu yahay?
💥 U diyargalow nolsohad doonayso inad barato oo qalin u qaado?
💥 Hab koriinka laba dhinac saameyn noce ah ayay ku yeelanaysa qofna hadanu sii ogaan?
21👍5
Audio
Casharka 1aad 🎶

🚦Baro Oo Barbaari🧕
29🥰3👍1
Wali fursad way banaan tahay aad kaga mid noqoto ardayda baranaysa labada luuqadood
Casharka 2aad

Qodobada casharka


💥Noocyada xidhiidhada
💥Ma u baahan yahay qofku xidhiidh inu smaaysto?
💥 kalinimadu ma caafimadbaa mise waa cudur?
💥Gormu qofku samaysan kara xidhiidh?
🥰65👍2
Jadwalka Casharada Baro Oo Barbaari

💥Sabti
💥Axad
💥Isiniin
💥Salasa
💥Arbaca
8👍1
Qalbiyaal Iga Raalinoqda malmo ayan mashqul ahaa lkn si toosa ayay hada inogu sovon doonan casharadeenu inshalah
13👍2
Audio
Casharka 2aad 🎶

🚦Baro Oo Barbaari🧕
12🔥1
Casharka 3aad

Qodobada uu ka hadlayo


💥 Dhisme Nafeed Ayaa is dhaafshay dad
💥 Ogaalkagu waa Hagaha noloshada
12
Asc qaaliyaat malmahan wan xanuunsanahay Ii cudurdaara igana Raali noqda
13😢11👍1
Asc Qalbiyaal waxan idin rajaynayaa caafimad qab dhamantiin sidaan idin sheegayba malmo ayan xanuunsana manta wan ficanahay waxan doonaya Arin inan idinla wadaago Khuseysa Caafimaad qabka Umadeena waxan doonayaa inan idiin iftiimiyo Aragtiyo kala duwan oo dhexdeena cuqdada iyo nacayb ku reebay, waxan doonaya inan idiin sheego waxa la inoo sheegay iyo waxa xaqiiqada ah inay kala duwan yihiin, waxan doonaya maskax caafimaad qabta inan ku wada dhagaysano mowduuca aan idiin soo wado ka dibna aan is barbardhigno Aragtidii hore iyo tan Hada.
🥰11👏21👍1
Qodobada mowduca

1. Somalidu gumaystihii ka hor siday u noolaayen?
2. Shanta soomali ee aan maqalno goorma ayey samaysan tay? Maxayse ku kala maqan tahay?
3. Ma jiray calan ay lahaayeen soomalidu gumaystihii ka hor?
4. Gumaystayaashi iyo Hab dhaqankii ay soomalida kula dhaqmi jireen Iyo siday soomalida saameyn ugu yeelatay?
5. Maxa burburiyey Dowladii magaca inoo yeeshay ee aduunka inagu dartay?
6. Maxa keenay kala go'a manta taagan?
7. Midnimada soomaliyeed maxa rajo la'aan ka dhigay?
8. Maxay dhici kara hadii soomaliland ka go'do somaliya?
9. Madaxdeenu maxay ogaalkeena u curyaamiyeen ee ay inogu diideen inan si sax ah u fikirno?
10. Cadho ilaahay ayaa ina dul hoganaysa balse ma ogin Imtixaan Rabaani ah ayaa inagu socda balse ma ogin?
💯14👏5👍43
Audio
💥Cidna cadow kuguma aha!

💥Ogaalkaaga inad balaadhiso Caafimad qabka Qalbigaaga ku jira ku noolow wakhtigaad nooshahay hala noolan wax tagay.
Audio
💥La noolow waxad Akhrido ha la noolan waxa la yidhi ama waxad maqashay.

💥 Aqoonyahanku waa qofka sida dhabta ah ilaahay u yaqaan.
15🥰15
Fursad Muhiima

Waxa bilaabmaya fasal cusub oo lagu baranayo Qur'aan Kariimka ah iyo tajwiidka.

Fahfahin

💥 Hablo kaliya ayaa baranaya waxana baranaysa macalimad dumar ah.
💥 waxa lagu baranayaa xifdiga qur'aanka iyo tajwiidka.
💥 Lacagta bishu waa $2
💥Dowangalintu waa free tiro kooban ayaa la qaadanaya qofki u diyaar ah haso codsado numberkan +2520634519100
2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Qaaliyaat subax wngsn isku soo noqon wanagsan dhamantiin waxan rajaynaya inad wada fican tihiin waxa inoo socday Barnaamij la yidhaa Baro oo Barbaari kaasi oo ino marayey casharkii 2aad halkas ayan ka sii ambaqaadi doona inshalah
💯6🥰1
Fursadan iyadoo Bilow ah ayad helaysaan manta ayeyna diwangalinteenu bilaabmaysa bishi waa $1
5
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
1
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

Qaaliyaat waxan idin rajaynayaa caafimad qab inad ku sugan tihiin mudo badan ayaan idinka maqnaa fursada igu yaraatay oo janiskii aan wax idinku diyaarinayey ayaan wayey

Laba Arimoodba waxay ahayeen kuwo la iga sugayo
💢Barnaamijkii Ahaa Baro oo Barbaari
💢Bilowga fasalki luuqadaha

💫Barnaamijka Usbuuc ka dib u bilaabmaya inshalah idinkuna ii samra intaa

💫 Fasalkii luuqadahana Usbuuc ka dib ayu isna bilaabmaya lkn hada qofkii doonaya ha is diwangaliyo hadii usbuucan dhamaado way xidhmaysa
9
Baraaburijin

Waxa la baranayaa waa English iyo Arabi wada socda sida swirka hore idinka muuqda Bishi lacagtiisu waa $1 waxad iska diwangalinaysa numberkan +2520634519100
5
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM