🌻Furaha nolosha| مفتاح الحياة🦋
10.5K subscribers
1.69K photos
200 videos
38 files
34 links
Halkaan waa telegramka rasmiga ee FURAHA_NOLOSHA. Halkaan ka heleysaa muuqaalo iyo sawiro dhiirigelin ah arimaha jaceylka. Aqoon kororsi. Qisooyin iwm.

ᵒʷⁿᵉʳ| 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 𝐬𝐚𝐚𝐣𝐢𝐝 シ︎
10k>>11k
Download Telegram
Kulaha Ninkan 10 sano kadib ayu ogaday guriga uu kirada ka bixin jiray inay xaaskiisa leedahay
Forwarded from Kooxda Kulmis
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from GARWAAQSI🔥🌍 (APUU HADRA 🙏🔥)
Maalmo badan kadib🥰🥰 Iskusoo labasho wacan Team Garwaaqsi ♥️
Guusha waxaa Ka sokeeya kufid Fara badan ha quusan waligaa
Weligaa intaa Nooshahay Afar Wax yaabood Haka tagin Aniga Nafteeyda Xitaa Waa ii Muhiim Hadaba Waa Maxay Wax yaabahaas.?

1: Haka tagin Inaad Nimcada Haysato Ku Shugriso Haddii taas dhici Weyso Waxaa Lagaa Xarimayaa Ziyaadadeeda.
قال تعالي: لئن شكرتم لأزيدنكم"

2: Ha iloowin Xasuusta Rabbi Haddii Taas dhacdo Adigane Rabbigaa Waa Ku ilowayaa
قال تعالي؛ فأذكروني أذكركم "

3: Waligaa Ha dayicin Ducada Haddii ay taas dhacdo Waxaa Adigane Hadhow dambe Laguu diidi doonaa in Lagaa aqbalo Ducada Mar Aad U dhibaateysan tahay
قال تعالي؛ ادعوني أستجب لكم"

4: Haka Tagin Inaad badiso istiqfaarta Haddii ay taasi dhacdo Adigane Waxaa lagaa reebayaa Dadka bad baaday
قال تعالي: وما كان الله معذبهم وهم يستغفرون"

Dhamaanteen Allaha na Waafajiyo Kheyrkan

kusoo biir @furaha_nolosha シ︎
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM

Wax akhrisku wuxuu kobciyaa garaadka iyo maskaxda qofka bani aadamka ah
Markasta oo akhriskaagu batana waa markasta oo ay badato Aqoontaadu .🧠📖📚

Join ➠: @furaha_nolosha
Gabay xaalada badan ka turjumaya, 🥺💀

Gobanimo nin lihi, waligii malitee.

Garwaaqsaday oo ishaydu aragtay, dawgaaye.

Daldaloolka waayaha nin gob ah, kurbo kuma haysee.

Garasho nin lihi naftiisa meel xun, ma dhigee.

Naftan gunimada ku caan baxday,maaha yeelyeele waa dhalashadeede.

Gobanimadu waa raxmad alle, gorgortanse laguma helee.

Gunimadu waa halkay kula rabeen, naf iyo shaydaane.

Hogaamiye garashiyo wanaag ku caan ah, adaa dooran karee.

Caqligu waa kan ku haga, ee kaa duwa xumaantee.

Geed hadh macaan weeye gobtu, guntise waxay goysaa geedkaa hadhka macaane.

Gun weeye guduntu daabka ku jira abaal u dhigan waydoo, goysa walalkeede

Nin gardaroodaa ma gulaysto, caqligaadna ku garan xikmadaaye.

Geesigu garab kama doono aadmiye, wuxuu weheshadaa rabigiiye.

Ka dheroow xumaantoo, ha u garab galin cadowga walaalkaaye.

Abwaan ahmed Omer wali ✍️
Forwarded from GARWAAQSI🔥🌍 (APUU HADRA 🙏🔥)
Xaqiiqada qaraar ee noloshaan aduun : Ma jiro qof ku mashquulsan in aad dhag dheertahay ama fin sanka kaaga taallo ama aad xirantahay sarwaal guduudan .

Qof kugu mashuulsan malahan , banii aadamka qof walba wuxuu ku mashuulsanyahay wax ka muhiimsan burada daanka kaaga taallo ee aad u malaynayso in ay dadka oo dhan ku soo fiirinaayaan

Markaad leedahay shaatigaan shalay ayaan xirtay maanta ma xiranaayo si aanan la iila yaabin waxaad ogaataa in uuba jirin gabi ahaanba qof ku baraarugsan dharka aad xirantahay adiga uunbaa is qoraayo :
taasoo ah in aad si dabiici ah u noolaato oo aadan isku mashquulinin waxa dadku ku dhihi lahaayeen .
Asxaabtaadu in ay yaraataa waxa ay tilmaamaysaa in aad garaad ahaan u bislaatay . Kaliyaata waxa aad la fadhiisan cidda aad is leeday waxbay kugu soo kordhinaysaa.
Guul Maaha Inaad Samayso Sanadkii 100 Saaxiib Ah 0o Kuu Dhaw, Waxaa Se Guul Ah Inaad Samayso Saaxiib Kaliya 0o Boqol Sano Kula Jira. Saaxiibtinimadu Waa Iska War Hayn, Waa Is Aaminaad, Isku Kalsoonaan, Waa Wada Socodka U Dhexeeya Laba Qof lyo Wixii Ka Badan Si Daacadnimo Ku Jirto.
Saaxiibtinamadu Maaha In La Is Dhagaysto Kaliyaata Waa In La ls Fahmaa.
Saxiibka dhabta ahi waa midka marka aad wanaag gaadho kugu hanbalyeeya ,hadii aad leexatana ku baraarujiya isaga oo aan ku ceebaynayn.

-saajid
@furaha_nolosha
Gabar walba o,muslimda jirkedana xijabanyhy ilhy narta haka hijabo💚
Waa faa'idada kaliya ee gabdhuhu ka helaan dharka wiilasha, Fadlan jeebka wax ku illow ama dharkaaga dhaqo. Awoowe 😂
Forwarded from Saaxiibka Kheyrka (Abdisamad Abass)
Waa bashaal ka dib bashaal ilaa aad ka soo kacdo hurdada 5 sano ka dib adiga oo aan waxba kaydin, maalgalin sameynin, wax baranin, shaqo la'aan ah.  kaliya gallery aay sawiro ay ka buuxaan. Haysta xasuusta sawiro asxaab aanad garanayn halka ay aadeen. Waa maalin kale si aan kuu xasuusiyo in goobadaadu yarayso wixii kuufican aad eegto oo saaxibada hori kuuwadayo lee reebato. Saaxibada xun aad goyso

Dhalinyaroy fadiga ka kac oo cilmi haa labarto ama haa la shaqaysto. Kawaran jiil aay hadafkodha tahay inaay timaha dhinac kaxiiraan kadib gawaari gurilyaal qurxan oo facooda leh inta aay sawiraan iyo muuqalo iskiga soo duuban kadib soo digo tiktok iyo facebook si aay dadka ugu falciliyan bas. Hebel waa bashaalaya, maqaayad heblaayo ayuu jooga, gaari noocas ayuu watey, eeg sawiraantisa. haqiiqadana alle og😢 falcilintaas raqiiska ah lee unool yihin si aay ugu nafisaan oo haqiiqada qaraar ee hortaagan aay iskiiga qariyaan. Habeenkina guryaha marki aay kusoo laabtaan aflaamta xunxun iyo caadada jaxiimada ah ee siigada kudiban.

Kawaran dhalinta sidhaas ah mustaqbalka sugaayo waa mustaqbal argagax leh runti. Kawaran yaa hogaamin doona umada soomaliyeed ma jiil noocaan ah😭 Inti aay goor gori tahay isqabta oo wax barta oo shaqaysto, baraha bulshadha yeesan idhin kadhinin, inti aad marki aad 40ka daafto calaacali laheed hada isqabo oo dhalinyarnimadha iyo waqtigiina kafaaideysta

Fadlan sii share gareey si aay dhalinyaro badan aay ugaarto

~Cabdisamad
"Mudnaantu waa mid cajiib ah, markaad gorgortanka mid ka noqoto." 💀😍
💯😍✍️
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
صَلّواْ عَلَيۡه وَسَلِّمُوْاْ تَسۡلِيماً

اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️
Majiraa qofey noloshu idin kala geysay ood aad ugu xiistay halkan ka xus 😔

Aniga haa aabo mcn 💔😔
Sidhee loo joojin karaaa caado xun?

1.Ugu horayn soo qaado warqad iyo qalin kadib kuqor caadoyinka aydan jecleysan ee aad donayso inaad iska joojiso

2.ku qor warqadda dibaatoyinka aduun iyo aakhiro ay kuu horsedhi karto caadadan

3.Goanso goaan adag inaad  soo afjareyso

4.Iska beddel wixi kusoo xusuusinaya tusaale. Sawiro iyo muuqaalo. I.w.m

5.Sameyso saaxiibo wanagsan, oo wax wanagsan kugu haga,xiriirkana ujar saaxibada xun

6.Salaadaha jamaaca kujogteey. Majaalista dhikriga iyo wacdiga badhi

7.Baryadha Alle badso oo Alle weydiiso inu kaa reebo