Dhiiragaliye
30.1K subscribers
3.93K photos
74 videos
54 files
1.23K links
Kanaalka dhiiragaliye waa kanaal aad ka heli karto Qoraalo maalinle ah xikmadaha iyo dhiiragalinta Iyo qisooyinka

Fadlan kusoo biir :
โ•ญโ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•ฎ
@Dhiiragaliye
โ•ฐโ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•ฏ
Download Telegram
In ka badan 12 dowladood oo taariikhdeenna caan ka ah ayaan taariikhdooda halkaan kusoo qoray, lagasoo bilaabo xilligii nabiga ilaa khilaafadii cusmaaniyiinta๐Ÿฅฐ


๐Ÿ‘‰ https://youtu.be/A-mExmY85UU
Mararka qaar adiga waxa aad raadineysaa sidii aad xiddig ku heli laheyd, rabbigaagana wuxuu qorsheynaayaa sidii uu dayaxa kuugusoo gacan galin lahaa๐Ÿฅฐ


๐Ÿ‘‰ https://youtu.be/A-mExmY85UU
Dhiiragaliye pinned Deleted message
Xaaskiisa ayuu dhul saxaro ah ugasoo tagay
Daawo ๐Ÿ‘‰https://youtu.be/A-mExmY85UU
In kasta oo qeybtii shalay ay daahday balse qeybta galabta waa diyaar galabta 4:30


Kala soco https://youtube.com/@fahamkanolosha
#barnamijka xasuusin waxaad maalin walbo kala Socon kartaa telegram @Aishaahmed99



Ha cunin cunto badan xilliga afurka, sababtoo ah tani waxay ka mashquulinaysaa qoyska inay ka faa'iidaystaan โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹akhrinta Qur'aanka iyo cibaadada kale.



#barnamijkii xasuusin (6)
Galab walba iyo hal muuqaal๐Ÿฅฐ Taxane Tallooyin iyo Qisooyinba aad ka heleyso๐Ÿ˜Š waxaan ugu tala galay afurka inaad ku diyaarsataan


Soo daawo https://youtube.com/playlist?list=PL7FdV1ECNmxEDtO-B5LWVhq7a6XT8Zbqa
*Lafadhiiso kuwa soo dambaabay ee toobad keenay waayo kuwaas waa kuwa ugu qalbiga jilicsan*

*๐ŸคฒุงูŽู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุงุฌู’ุนูŽู„ู’ู†ุง ู…ูู†ูŽ ุงู„ู’ุชูŽู‘ูˆูŽู‘ุงุจููŠู’ู†ูŽ ูˆูŽุงุฌู’ุนูŽู„ู’ู†ุง ู…ูู†ูŽ ุงู„ู’ู…ูุชูŽุทูŽู‡ูู‘ุฑููŠู’ู†ูŽ*
Nabi Ibraahiim iyo wiilkiisa ismaaciil Qiso https://youtu.be/l1sCwo5OUbk
Subxaanalaah:-Maxamuud Wahba isagoo ku jira qaybta Gar-gaarka deg dega ah ee ICU-da oo uu la xanuunsanayo xanuunka Cancerka ayuu maanta difaacday buugiisa darajada PHD oo uu kaga qalin jibiyay Kuliyadda Dhaqaalaha ee Jaamacadda Al-Azhar ee dalka Masar.

Arinta xiisaha leh ayaa ah in Guddigii qiimaynta Jaamacadda ay isla goobta ku go'aamiyeen in Maxamuud Wahab lagu abaal mariyo darajada Dr. Maadaama isagoo xanuunsan uu difaacday Buugiisa.

Waxbarshada lagama gaboobo lagamana xanuunsado.
intii xaawalay xijaaban
Rabbow ka xoree cadaabta๐Ÿ’ฅ

Xumaanta ka dhow naftooda๐Ÿ’ฅ

rabbow xafidoo ilaali๐Ÿ’ฅ

Xadhiga diintooda xooji๐Ÿ’ฅ

xishoodka ku dayr dhamaan๐Ÿ’ฅ

Xuskaa ugu beer quluubta๐Ÿ’ฅ
xubnaha jizmigooda dhawr๐Ÿ’ฅ

xayaha dhaqankooda toosi๐Ÿ’ฅ

xasadka eebow ka leexi๐Ÿ’ฅ

Xurmeeyaan uunka oo dhan๐Ÿ’ฅ

Maalin sanโœ๏ธ



#AdoontiiRabbi
Naag mar la arag ah๐ŸŒš
๐Ÿ‘‰https://youtu.be/74cRp5YNId0
Isbuucaan dadka ugu badan ee youtubekeyga daawaday waxey ahaayen dumar๐Ÿ˜Š๐ŸŒป Malaha kulligood waxey rabaan iney Saxaabiyad noqdaan๐Ÿ˜

Al Xaasil waa Mahadsantihiin๐Ÿฅฐ

Taxanaha waxaad tahay Saxaabiyad Qeybta 7aad
๐Ÿ‘‰https://youtu.be/74cRp5YNId0
Tuuggii ugu weynaa ayaa dhintay Xiligii cabaasiyiinta inta uusan dhimana waxa uu dardaaran uga tagay tuugada sidiisa oo kale ah wuxuuna yiri sidaan "Ha xadina Naag, iyo qof Kireyste ah ama qof maskiin ah, Hadii aad guri xadeysaanna Kala bar gurigaas xada, si barka kale uu ugu noolado Qoyskaas"

Tuuggo badan dardaarankaas iney maqlin baa laga yaaba๐Ÿ˜๐Ÿ™ˆ
#bin_farah


Daawo๐Ÿ‘‰https://youtu.be/74cRp5YNId0
Taxanaha waxaad tahay Saxaabiyad

Qeybta 1aad https://youtu.be/qYPMhMnDIrw
Qeybta 2aad https://youtu.be/pjQga6wS1TI
Qeybta 3aad https://youtu.be/HqJJLBsZYCI
Qeybta 4aad https://youtu.be/vIAnoz9JVTk
qeybta 5aad https://youtu.be/A-mExmY85UU
Qeybta 6aad https://youtu.be/l1sCwo5OUbk
Qeybta 7aad https://youtu.be/74cRp5YNId0

Qeybtee ku cajabisay๐Ÿ˜Š
Calaamadaha ninka aan ku jecleyn๐Ÿ˜œ
.
.
.
.
Warka oo kooban "Ninka aan waligiis ku dhihin ilaahey ka cabso, Xumaantana aan ka wacdin kaas ka fogoow Haddii aad awoodana Block saar dalet xataa dheh๐Ÿ˜ Sababtoo eh Waa sheydan lagugu imtixaamayo"๐Ÿ˜œ

Talo Walaal๐Ÿ™†โ€โ™‚๏ธ๐Ÿคญ
#Bin_Farah


๐Ÿ‘‰https://youtu.be/74cRp5YNId0
Sahayda Ramadaanka๐Ÿฅฐ Intaa asaga heysto baahi iyo daal midna ma dareemi doontid๐Ÿฅฐ
Iyaaa๐Ÿฅธ Hyundai aaa๐Ÿ˜ fadlan gali ogolanshahaaga ku lahaa๐Ÿคฅ macnaha gaari miyey isoo wadaan๐Ÿ™ˆ
ุฑู…ู€ู€ู€ู€ู€ู€ุถู€ู€ู€ู€ุขู† ุขู„ูŽู…ู€ู€ู€ู€ู€ุจู€ู€ู€ู€ู€ุขุฑูƒูŽ๐Ÿ•‹

61. ‏ ‏ุฃูŽู†ู‘ูŽ ‏ ‏ุนูŽุงุฆูุดูŽุฉูŽ ุฒูŽูˆู’ุฌูŽ ุงู„ู†ู‘ูŽุจููŠู‘ู ‏ ‏ุตูŽู„ู‘ูŽู‰ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ู ูˆูŽุณูŽู„ู‘ูŽู…ูŽ ‏ ‏ุญูŽุฏู‘ูŽุซูŽุชู’ู‡ู ู‚ูŽุงู„ูŽุชู’ ‏ ‏ุฌูŽุงุกูŽุชู’ู†ููŠ ุงู…ู’ุฑูŽุฃูŽุฉูŒ ู…ูŽุนูŽู‡ูŽุง ุงุจู’ู†ูŽุชูŽุงู†ู ุชูŽุณู’ุฃูŽู„ูู†ููŠ ููŽู„ูŽู…ู’ ุชูŽุฌูุฏู’ ุนูู†ู’ุฏููŠ ุบูŽูŠู’ุฑูŽ ุชูŽู…ู’ุฑูŽุฉู ูˆูŽุงุญูุฏูŽุฉู ููŽุฃูŽุนู’ุทูŽูŠู’ุชูู‡ูŽุง ููŽู‚ูŽุณูŽู…ูŽุชู’ู‡ูŽุง ุจูŽูŠู’ู†ูŽ ุงุจู’ู†ูŽุชูŽูŠู’ู‡ูŽุง ุซูู…ู‘ูŽ ู‚ูŽุงู…ูŽุชู’ ููŽุฎูŽุฑูŽุฌูŽุชู’ ููŽุฏูŽุฎูŽู„ูŽ ุงู„ู†ู‘ูŽุจููŠู‘ู ‏ ‏ุตูŽู„ู‘ูŽู‰ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ู ูˆูŽุณูŽู„ู‘ูŽู…ูŽ ‏ ‏ููŽุญูŽุฏู‘ูŽุซู’ุชูู‡ู ููŽู‚ูŽุงู„ูŽ ‏ ‏ู…ูŽู†ู’ ูŠูŽู„ููŠ ู…ูู†ู’ ู‡ูŽุฐูู‡ู ุงู„ู’ุจูŽู†ูŽุงุชู ุดูŽูŠู’ุฆู‹ุง ููŽุฃูŽุญู’ุณูŽู†ูŽ ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ูู†ู‘ูŽ ูƒูู†ู‘ูŽ ู„ูŽู‡ู ุณูุชู’ุฑู‹ุง ู…ูู†ู’ ุงู„ู†ู‘ูŽุงุฑู.

ุฃุฎุฑุฌู‡ ุงู„ุจุฎุงุฑูŠ ูˆ ู…ุณู„ู…

Umuna Aisha Alle haka raali noqde wxy tiri: wxaa iitimid Habeeney oo ay la jiraan 2 gabdhod wey isu aalate ama wxbay iweydiisatay, agteyda meysan ka helin wxn aheen hal xabo timir ah waan siiyey, wxy uqeybisay 2deda gabdhood kdib wey istaagtu weyna baxday nabiga soo gale oo imaade guriga waan u sheegay wxii dhacay wxuu dhahay nabiga scw: Qofkii maamula Gabadhahan shay ku maamula oo wanagaajiya iyaga wxy u noqonayan asaga Dabool naarta (kuwo ka daboolo oo ka asturo naarta qofkaas).


#Axadith
Sidaas baa loogu dagaalamaa๐Ÿ™ˆ๐Ÿ˜ adine wali ma heysatid kawaran๐Ÿฅธ

Geesiyaal Taariikhda Galay [Q:1]๐ŸŒป