Ibnu jawzi allah ha uraxmadee wuxuu dhahay: " adoon muslim ah ma jiro oo rasuulka (salaalhu calyhi wasalam) saligiisa badiyay , ilaa haduu jiro alle wuxuu Qalbigiisa yeelaa nuur , denbigiisa wuu dhafaa , laabtiisa ayuu u waasiciyaa , arimihiisana wuu fududeeyaa.
#Tibyaan
#Tibyaan
Qasab ma ahan qofka aad jeclaatay marwalbo in aad aragto, anigaba waxa aan jeclahay qof aanan waligey la kulmin๐
๏ดฟ ููุฃูุบูุฑูููููุงู ุกูุงูู ููุฑูุนููููู ููุฃููุชูู
ู ุชููุธูุฑูููู ๏ดพ [ ุณูุฑุฉ ุงูุจูุฑุฉ ุขูุฉ:๏ดฟูฅู ๏ดพ ]
Allaah SW markuu tirinayey waxyaabihii uu ku galladaystay reer banii Israa'iil wuxuu yiri: Fircoon tolkii adinkoo arkaa ayaan hortiina biyo ku hafinnay".
Bn khathiir (AHU) wuxuu kala soo baxay aayaddaas in qofka cadawgiisa ama kan dulmiya aysan ahayn si qarsoodi ah in looga aargudo ama loogu gar miiso, laakiin ay tahay in hortiisa marada looga dhigo.
xikmadda ku jirtana waa in dulmilowgana lagu bahdilo, miskiinkana loogu laab qaboojiyo oo la tuso kii u awood sheegtay oo liiddan.
{ุฃุบุฑููุงูู ูุฃูุชู ุชูุธุฑููุ ููููู ุฐูู ุฃุดูู ูุตุฏูุฑูู ุ ูุฃุจูุบ ูู ุฅูุงูุฉ ุนุฏููู }.
ุงุจู ูุซูุฑ: 1/87.

Macsi walba oo walalkaa ku ceebayso way kuu imaanaysaa waxaa dhab ah inaa adigana samaynayso , waxaa la dhahaa qofkii qof walalkiisa wax ku ceebeeyo ma dhinto ilaa inuu asigana Sameeyo!! dadka markaa xaqirayso adigii ayaa isla fiican naftaadana waa daahirinaysaa taasna waxay kuu keenaysaa waxaad ku xaqiraysay kuna ceebanaysid ugu danbaynta inaad samaysid!.
Sh Caaisha Abdullaahi.
#Tibyaan
Sh Caaisha Abdullaahi.
#Tibyaan
Sanadkii 1988 ayaa waxaa shil galay nin hindi ah oo Mooto watay, nasiib xumo ninkii meesha ayuu ku geeriyooday, dabadeed ciidamada booliiska hindiya ayaa goobta soo gaaray oo mootadii ka qaaday meesha waxayna geeyeen saldhigga booliiska.
Subixii markii la gaaray ayaa mootadii lagu arkay meel u dhow goobtii uu shilku ka dhacay!!
Markale ayey booliisku mootadii ku celiyeen saldhigga, shidaalkii ku jirayna way ka faarujiyeen... balse markale ayaa mootadii lagu arkay goobtii shilka meel u dhow!!!.
Mootadii waxaa loo aqoon-saday inay tahay mid mucjiso ah oo waxay heshay dad ilaah ka dhigtay oo caabuda oo subax walba saf u gala si ay u baryaan..
Booliiska oo muddo baarista ku jiray ayaa ogaaday in askari kamid ah booliisku uu si qarsoodi ah mootada habeenkii u wadan jiray si uu u gaaro gurigiisa oo ku yaallay meel u dhow goobtii shilka..
Balse dadkii caabuday mootada ayaa laga dhaadhicin waayey arinkaa....!!
W/Q: Mustaf Awil Hassan
#xigasho

Wuxuu dhahay sh. ibnu cuthaymiin " qofka caqliga badan markuu qur,aanka akhriyo uuna fiirsado wuxuu garanayaa qiimaha aduunyada inaysan waxba ahayn, iyo inay tahay beertii aakhiro loogu beeranayay , waxaad fiirisaa waxaad aduunka kusii beeratay oo aakhiro ubeeratay, hadaad khayr beeratay ku bishaarayso dalag ku raali gelinaya, hadii arinku sidaa sida kasoo horjeeda yahayna aduun iyo aakhiraba waad khasaartay "
Kitaabkanbaa laga soo xigtay.
๐(ุดุฑุญ ุฑูุงุถ ุงูุตุงูุญูู / ุฌ3 / ุต358).
#safxda_209
#Tibyaan
Allaw na waafaji inaan khatmadan dhamayno.

Maxaan u nacay wallaaladeyda kale?
Waxaa aan ugu necbaa wallaaladey ka yidhaahda uga qaada waraaqdeeda! Waxaa aan wallaalo ahayn rag badan.
Marka aan isleyno ninkeyga, aniga oo cadhoonaya ayaa aan imaadaa guriga hooyaday.
Wallaaladey baan u waramaa sida ay wax u dhaceen, aniga oo cabanaya ayaa aan idhaahdaa: waxaas baa dhacey, kan iyo kan; inta aan wax badan tiriyo.
Waxaa aan ku xigsiiyaa iiga qaada waraaqdeyda ninkan idhibey!
Wallaaladey , marka mid laga reebo, inta kale inta ay xanaaq cirka maraan bey yidhaahdaan: " waar ninka waraaqdeeda uga qaada, muxuu u dhibayaa? ma isagaa dhalay? Ma gacan buu naga doonayaa... wallahi waannu dili!
Dhagahaygu marka ay hadalkaa maqlaan ayaa aan beerka ka naxaa. Nafteyda aniga hoos ula hadlaya ayaa aan idhaahdaa: "ma ninkaaga ayay dilayaan?... Ma ninkaaga ayay kaa furayaan?... ma reerka ayay baabiinayaan?... furriin mooyee, arrinta miyayna wax kaleba ku dayi aqoon?"
Sababta aan sidaa u lahaana waxaa ay ahayd , waan jeclaa ninkeyga, balse cadhada ayaa wax walba iga keenaysay.
Reerkii oo buuqu cirka gaadhay oo qofba meel ka hadlayo, ayaa wallaalkey oo ah ka qoyskaba u weyn, halkaa ka soo galaa.
Marka ayaa uu yidhaahdaa, maxaa dhacay ee la wada qeylineysiin?
"Heblaayo, ayaa soo cadhootey oo reerkeedii ka timid", ayaa la yidhaahdaa
" maxaa kaa keenay reerkaagii?"
"Wallaal, ninkii baan afgaran laayahay. Waxaa iyo waxaa ayaa uu sameeyay. Waxii hore u samayeeyay, ayaa uu maantana tan iigu darey. Waraaqdeyda ha la iiga qaado"!
"Waxba lagaaga qaadi maayo, ee soo qaado alaabtaada, waan ku celinayaaye".
Aniga oo hooyo ismaqashiinaya, ayaa aan idhaahdaa, la i celin maayo. Xageega ayaa aan u dhaqaaqaa. Ragii kale ee aan wallaalaha ahayna, wey igarab istaagaan , iyaga oo leh: "waxba la celin maayo. Waar mar walba inanta isagaa ka gardaran, adna waxaad leedahay waan celinayaa. Malaha isaga ayaa aad la jirtaa!
"Waaryaada waa ragga, reerka dumayaa maxaa uu idiin tarayaa? Nin iyo naagtii colaadna maaha, nabadna maaha. Idinku reerka jiritaankiisa ka taliya, balse dumistiisa ha ka talinina. Dadku wey isqabtaan. Dadku wuu isdagaalaa. Hawshina mid idinka idiin taal maaha, kol haddii aan anigu joogo. Sow anigu idinkuba weyni?"
"Dee haaye, wallaal, inanta oohinteeda uun baa na dhibeysee, mar walba miyaan u adkeysan kareynaa?"
" waaryaada ka baxa waxaas"
Markaas ayay wada aamusana. Wuu isoo kaxeeyaa. Reerkeygii iyo ninkeygii ayaa uu ii celiyaa.
Waqtigaa waan yaraa. Waxaa aan lahaa saddex carruur ah. Hadda, waxaa ka soo wareegtey ammin badan. Waxaa ka dambeeyay carruur badan; maanta waa rag iyo dumar waaweyn. Qaar ayaa dibadda ku maqan.
Carruurteyda waxaa aan ku idhaahdaa:
"Abtigiin ilaaliya oo ka warhaya." Si gaar ah ayaa aan ugu balamiyaa isaga, waayo, ninkaasi wuxuu ahaa nin aragti dheer oo waxgarad ah; reerkeygana dhismihiisa aad uga qayb qaatey. Isagu haddii aannu joogi lahayn, reerku ma jiri lahayn oo waxaas oo ubbad ah maan yeesheen. 11 jeer baan soo dudayoo, 11-kii goorba wuu iceliyay!
Waxaa aan shaki ku jirin in wallaaladeyda kale ka jecelahay isaga.
Carruurtii iyaguna waxaa ay noqdeen kuwo baarri ah.
Kuwo ka warhaya Abtigood. Bil kasta lacag ayay dibadda uga soo diraan.
Wallaalkey, waxaa aan ugu duceeyaa, cimri dherer, caafimaad , bashbash iyo barwaaqo, in uu ku noolaado.
W/Q: Maxamed Haybe Axmed.

๐ถ Buugga waxaad tahay Saxaabiyad
๐Qeybta 1aad
๐Qeybta 2aad
๐Qeybta 3aad
๐Qeybta 4aad
๐Qeybta 5aad
๐Qeybta 6aad
๐Qeybta 7aad
๐Qeybta 8aad
๐Qeybta 9aad
๐Qeybta 10aad
๐Qeybta 11aad
๐Qeybta 12aad
๐Qeybta 13aad
๐Qeybta 14aad
๐Qeybta 15aad
๐Qeybta 16aad
๐Qeybta 17aad
๐Qeybta 18aad
๐Qeybta 19aad
๐Qeybta 20aad
๐Qeybta 21aad
๐Qeybta 22aad
๐Qeybta 23aad
๐Qeybta 24aad
๐Qeybta 25aad
๐Qeybta 26aad
๐Qeybta 27aad
๐Qeybta 28aad
๐Qeybta 29aad
โบ๏ธ
๐Qeybta 1aad
๐Qeybta 2aad
๐Qeybta 3aad
๐Qeybta 4aad
๐Qeybta 5aad
๐Qeybta 6aad
๐Qeybta 7aad
๐Qeybta 8aad
๐Qeybta 9aad
๐Qeybta 10aad
๐Qeybta 11aad
๐Qeybta 12aad
๐Qeybta 13aad
๐Qeybta 14aad
๐Qeybta 15aad
๐Qeybta 16aad
๐Qeybta 17aad
๐Qeybta 18aad
๐Qeybta 19aad
๐Qeybta 20aad
๐Qeybta 21aad
๐Qeybta 22aad
๐Qeybta 23aad
๐Qeybta 24aad
๐Qeybta 25aad
๐Qeybta 26aad
๐Qeybta 27aad
๐Qeybta 28aad
๐Qeybta 29aad
โบ๏ธ
Dhiiragaliye pinned ยซ๐ถ Buugga waxaad tahay Saxaabiyad ๐Qeybta 1aad ๐Qeybta 2aad ๐Qeybta 3aad ๐Qeybta 4aad ๐Qeybta 5aad ๐Qeybta 6aad ๐Qeybta 7aad ๐Qeybta 8aad ๐Qeybta 9aad ๐Qeybta 10aad ๐Qeybta 11aad ๐Qeybta 12aad ๐Qeybta 13aad ๐Qeybta 14aad ๐Qeybta 15aad ๐Qeybtaโฆยป
Cigaal shiidaad baa waxaa la yiri: isagoo hurda baa subxaanyo sanka ka martay , suu intuu booday buu sankii iska jaray/gooyey ,
saa la yiti " war cigaalow subxaanyadu wax ma cuntee maxaad sanka isaga gooysay ?"
markaasuu yiri " waan ogahay oo subxaanyo wax ma cuntee waxaan ka baqay sankaygu inuu halaq/bahalo mareen noqdo, marka waxaan ka baqayaa in ay berina abeeso ama mas iska soo maro oo god moodo sidaas ban sanka isaga jaray .
Wax uusan aqoon buu faraha la galay๐ฅธ

ุนู ุฃุจู ู
ูุณู ุนุจุฏ ุงููู ุจู ููุณ ุงูุฃุดุนุฑู ุฑุถู ุงููู ุนูู ุนู ุงููุจู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู
ูุงู: ยซุฅููู ุงููู ุชุนุงูู ููุจูุณูุทู ูุฏูู ุจุงููููู ููุชูุจู ู
ุณูุกู ุงูููููุงุฑูุ ูููุจูุณูุทู ูุฏูู ุจุงูููููุงุฑู ููุชูุจู ู
ุณูุกู ุงูููููุ ุญุชู ุชูุทูููุนู ุงูุดููู
ูุณู ู
ููู ู
ูุบูุฑูุจูููุงยป.
[ุตุญูุญ] - [ุฑูุงู ู ุณูู
Nabiga Scw Wxaa Laga Wariyey Inuu Dhhy " Ilaahey SWT Wuu Fidiyaa Gacantiisa Habeenkii Suu Utowbo Keeno Kii Xumanta Sameeyi Maalinkii, Wuu Gacantiisa Maalinkii Suu Utowbo Keeno Kii Xumanta Sameeyi Habeenkii Arintas nh wxy Socon Ilaa Qoraxda Ay Kasoo Baxdo Dhanka Galbeedka /meesha ay U dhici Jirtay.
#R2024
#Axadith

This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM