๐˜ฟ๐™–๐™ง๐™š๐™ฃ_๐™Ÿ๐™–๐™˜๐™š๐™ฎ๐™ก1๐Ÿฅ€๐Ÿ’โœ๏ธ
16.4K subscribers
984 photos
14 videos
64 links
๐Ÿฅ€--Soodhawadaa walaalayal--๐Ÿฅ€

Chanelkan waxa ka heeli doontaa qorala aad ku qanacdo๐ŸŒน๐Ÿฅฐ

Dareen jaceyl midkiisa ugu quruxda badan ayaa ah kan masaafo ahaan lakala fog yahay Balse kulan markey noqoto aad iskala kulantaan riyada๐Ÿ’Œ๐Ÿฅ€โค๏ธ

@Reporter8...๐Ÿ“ฉโ†ฉ๏ธ
Download Telegram
Waxay tiri:
Waxaa fb iiga soo darsaday wiil kadiban waa is baranay barasho kadib wuxuu ii sheegay inaa ahay gabadhuu ku haminaayay inuu helo ๐Ÿฅฐ waxaa sheekeysanaba wuxuu iisheegay inuu jecelyahay cunto karinta aadna u jecelyahaay gabadha cunta karinta ku fiican oo subixi aroorti kasoo kacda oo nadaafadda badan oo gaarida ah.
Kadib youtube ayaa galay cuntooyin badan ayaa ka bartay subixi xili hore inaa kasoo kaco ayaa bilaabay oo cuntooyin cusub sameeyo oo sawiro ka qaado oo u diro.

Isbadal weyn ayey familka iga dareemeen iyo inaa howsha guriga jeclaaday oo sidi la rabay noqday saacad walbana nadaafad iyo cunto karin ku mashquulsanahay.

Almuhim markaa cunto karinti kaalay iska arag ku noqday oo guriga shaqadiisi oo dhan la wareegay ayaa ugu dambeyn ogaaday in qofkaas aan qadka ka bartay een dartiis isku badalay ay aheyd hooyadeey ๐Ÿ’”๐Ÿ˜‚

Pls like and comment ๐Ÿ™

#marwo
Markasta u mahad celi RABBIgaa โค๏ธ qaar inaga mid ah mahaystaan waxa aad adiga haysatid ๐Ÿฅน
Xaaskaaga mustaqbalka waa waajib inaa dhar ciid u iibisaa๐Ÿ™ˆ๐Ÿ˜…๐Ÿ˜‚
Lacala tuugo ama ciyaal weero hdey ku qabato ay kugu dhahdo waxa kuso baxay xukun ah in ul lagugu garaaco, tirada ul laguugu dhufanaayana wa intu dabkaagu maraayo ๐Ÿ˜ฉ๐Ÿ˜…๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”๐Ÿ™Œmeeqa ul baa kugu dhici laheyd meel ad u baxsatana maleh๐Ÿ’”๐Ÿ™Œ๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…

Me=44 weey hooyooy๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”๐Ÿ˜…
๐Ÿคฒโค๏ธ
Arooryo suuban saxibayal.๐Ÿ˜˜๐Ÿ™Œ

Allaah mahadii waxaa xalayto inoo bilaawday tobanka danbe ee bisha Ramadaan sida aan la soconaba, waxaana ku jirto habeenadaan 10ka ah hal habeen oo ka khayr badan kun bil, oo marka aan sanad ahaan u xisaabino ka badan 80 sano. waana fadli aad u weyn oo Allaah nagu galadaystay waxaana ubaahannahay inaa nicmadaas Allaah uga mahadcelino. Waxaana Allaah waydiisnaynaa danbi dhaaf iyo inuu Allaah nagu daro adoomadiisa ka xornayo Naarta, Aamiin.

Waxaana idinku baraarujinayaa inaan ka faa'ideysano tobankaan habeen ee inooga hartay bisha Ramadaan waana jaaniska ugu wayn inta aan nool nahay sanadkiiba hal mar nasoo mara, marka aan uga faa'ideysano Qur'aan akhris badan, Duco badan, Istigfaar badan, Sadaqo badan, Qiyaamulayla badan iyo tasbiix fara badan i.a.


_AXAD | 21 ๐‘…๐ด๐‘€๐ด๐ท๐ด๐‘|
1445 ๐ป ๐Ÿ–ค๐ŸŒ™๐ŸŒ
ุงู„ู„ู‡ู… ุจู„ุบู†ุง ู„ูŠู„ุฉ ุงู„ู‚ุฏุฑ ..โ™ฅ๏ธ
Beryahan wax wan so xariqi lahaye waxan is dhahay ama kuwa ad taqano commentga wll dhar Eid ma i gadi karta igu so qoran๐Ÿ˜๐Ÿ’”

Bale taydah qiil qiil ku jirteeh iskugu kaysoo dardara๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”