๐˜ฟ๐™–๐™ง๐™š๐™ฃ_๐™Ÿ๐™–๐™˜๐™š๐™ฎ๐™ก1๐Ÿฅ€๐Ÿ’โœ๏ธ
16.6K subscribers
988 photos
14 videos
60 links
๐Ÿฅ€--Soodhawadaa walaalayal--๐Ÿฅ€

Chanelkan waxa ka heeli doontaa qorala aad ku qanacdo๐ŸŒน๐Ÿฅฐ

Dareen jaceyl midkiisa ugu quruxda badan ayaa ah kan masaafo ahaan lakala fog yahay Balse kulan markey noqoto aad iskala kulantaan riyada๐Ÿ’Œ๐Ÿฅ€โค๏ธ

@Reporter8...๐Ÿ“ฉโ†ฉ๏ธ
Download Telegram
Qofka sooman ee aan tukaneyn ma daawo ayaa u socota!!?๐Ÿ™„
Ilaaahow afar xaasle iga dhig taaajir ah waa ramadaane๐Ÿ˜ญ๐Ÿคฒ๐Ÿ˜‚

Bale aamiintah raaciyo๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”
ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุตูŽู„ูู‘ ูˆูŽุณูŽู„ูู‘ู…ู’ ูˆูŽุจูŽุงุฑููƒู’ ุนู„ู‰ ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽุง ู…ูุญู…ูŽู‘ุฏ.



Arooryo suban..๐Ÿ˜˜๐Ÿค๐Ÿ‘
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Waxaan murugada geerida la qaybsanayaa goyska ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee awoowahay cisman axmed shakuul bare oo ku magac dheer xaashawe oo maanta magaalada balad xaawo ku geeriyoodey.

Marxuumka oo aannu ahayn qarabo in ahaa awoowe Waxaan Alle uga baryaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna alaah nagah siiyo dhaman qoyska, qaraabada u kageeriyooday.๐Ÿ˜ฅ

Asxaabay bale igu duceeyo awoowahay in alaahay qabrigah u wasiciyo kitaabkisanah midigtah kasiiyo waa bilramadan๐Ÿ˜ฅ๐Ÿคฒ

‎ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Waxay tiri:
Waxaa fb iiga soo darsaday wiil kadiban waa is baranay barasho kadib wuxuu ii sheegay inaa ahay gabadhuu ku haminaayay inuu helo ๐Ÿฅฐ waxaa sheekeysanaba wuxuu iisheegay inuu jecelyahay cunto karinta aadna u jecelyahaay gabadha cunta karinta ku fiican oo subixi aroorti kasoo kacda oo nadaafadda badan oo gaarida ah.
Kadib youtube ayaa galay cuntooyin badan ayaa ka bartay subixi xili hore inaa kasoo kaco ayaa bilaabay oo cuntooyin cusub sameeyo oo sawiro ka qaado oo u diro.

Isbadal weyn ayey familka iga dareemeen iyo inaa howsha guriga jeclaaday oo sidi la rabay noqday saacad walbana nadaafad iyo cunto karin ku mashquulsanahay.

Almuhim markaa cunto karinti kaalay iska arag ku noqday oo guriga shaqadiisi oo dhan la wareegay ayaa ugu dambeyn ogaaday in qofkaas aan qadka ka bartay een dartiis isku badalay ay aheyd hooyadeey ๐Ÿ’”๐Ÿ˜‚

Pls like and comment ๐Ÿ™

#marwo
Markasta u mahad celi RABBIgaa โค๏ธ qaar inaga mid ah mahaystaan waxa aad adiga haysatid ๐Ÿฅน
Xaaskaaga mustaqbalka waa waajib inaa dhar ciid u iibisaa๐Ÿ™ˆ๐Ÿ˜…๐Ÿ˜‚
Lacala tuugo ama ciyaal weero hdey ku qabato ay kugu dhahdo waxa kuso baxay xukun ah in ul lagugu garaaco, tirada ul laguugu dhufanaayana wa intu dabkaagu maraayo ๐Ÿ˜ฉ๐Ÿ˜…๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”๐Ÿ™Œmeeqa ul baa kugu dhici laheyd meel ad u baxsatana maleh๐Ÿ’”๐Ÿ™Œ๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…

Me=44 weey hooyooy๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”๐Ÿ˜