๐˜ฟ๐™–๐™ง๐™š๐™ฃ_๐™Ÿ๐™–๐™˜๐™š๐™ฎ๐™ก1๐Ÿฅ€๐Ÿ’โœ๏ธ
16.4K subscribers
983 photos
14 videos
63 links
๐Ÿฅ€--Soodhawadaa walaalayal--๐Ÿฅ€

Chanelkan waxa ka heeli doontaa qorala aad ku qanacdo๐ŸŒน๐Ÿฅฐ

Dareen jaceyl midkiisa ugu quruxda badan ayaa ah kan masaafo ahaan lakala fog yahay Balse kulan markey noqoto aad iskala kulantaan riyada๐Ÿ’Œ๐Ÿฅ€โค๏ธ

@Reporter8...๐Ÿ“ฉโ†ฉ๏ธ
Download Telegram
Janis ma u haysa in saliga nabiga soo qorto๐Ÿฅบ

ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุตูŽู„ูู‘ ูˆูŽุณูŽู„ูู‘ู…ู’ ูˆูŽุจูŽุงุฑููƒู’ ุนู„ู‰ ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽุง ู…ูุญู…ูŽู‘ุฏ.


๐Ÿคโค๏ธ๐Ÿ‘
Waliga ha iska indha tirina qof mar walbo ku daneeya๐Ÿ˜ซ
Maalin baad ogaan doonta in aad lumisay dheyman ๐Ÿค•๐Ÿ™Œ

_โค๏ธ๐Ÿ˜ž
Lottery qof usoo baxay ma jiraa๐Ÿ˜‚
Family Daren Jaceyl dhmntoda ha u dacwodee๐Ÿ˜‹โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
War dhalinyaro hambaLyo isoo dhaha DJ BRO CADE has ben selectedโœ…๏ธ right now ban eegay galadan in prangi igu sameynayan lagayabah waxuushta๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜
Hadii ay nolasha ahaan laheed mid u cadalad fasha aadanaha ku dul nool dunida

xiligaaan waxan ahaan lahaa has ben ran dham selectedโœ…๏ธ
Nasiip xumo ma dhicin xanuun weynah๐Ÿฅบ๐Ÿ’”
Jacaylku waxa uu la mid yahay neef-qaadashada iyo wadno garaaca, tankiisa wax ka badan haddii la saaro daal iyo rafaad ayaa lasoo dersa, kaddib waxa uu isu rogaa quus.

๐Ÿซ‚โค๏ธ๐Ÿ‘

Xarfanay hal qof isoo radiyay majiraah wan kale lunay๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜”
๐ŸŽŠ๐ŸŽ‰.Ciid Wanagsan ๐Ÿ›๐ŸŽ๐ŸŽ‰

waxaan Hambalyo U Dirayaa Dhamaan Muslimiinta Meel Walba Oo Ay joogaan Qaasatan Asxaabta Ku Xiran Channelka๐Ÿ‘‡

Daren__Jaceyl1
"Erayga "Raali ahaw waxaa lagu dhahaa qofka aad cagta kaga joogsatay, maaha qof aad qalbigiisa jabisay." ๐Ÿ’”๐Ÿคฆโ€โ™‚
Alle ha unaxariistee๐Ÿ˜ข๐Ÿคฒ

waxaa geeriyootay Stylka Xooshey oo ahayd gabar caan ka ah barta Tiktok kadib markii xanuun kusoo booday.
Mana nihin malaaยดigo ismaandhafka
Nolozhiyo laga maydhay xumahe
Waxan mahay mataano marna waanu
Murana marna waan midawnaa manakala
Maqnaane muxibada nahaysa Ka mug wayn Colaadaha iyo Kala Maqnaanshaha๐Ÿ˜๐Ÿ’

Ma arag dabadaa walaac wargaysyadu waxa ay qoraan warbaahintu hadal hayaan farxda wacane kujiro๐Ÿ˜˜๐Ÿ™ˆ

โค๏ธ๐Ÿซ€๐Ÿ‘
Gabdhow ka warrama haddaad naarta ku gashaan beenahan yaryar, "anaa ku soo wacaya; ma arkayn, dab buu ku jiray; caawa ma soo bixi karo hawl baan hayaa; xidhiidh kale ma lihi iyo iwm."๐Ÿ˜ข๐Ÿ˜
Cimrigu waa ubax, noloshuna waa waqti, jaceylkuna waa raxmad, ubaxuna waa udgoon, hadaan u qalmo xusuustaada labtadah igali.

๐Ÿฅน๐Ÿซ‚๐Ÿ‘
Wuxu nacabki dhibsaday sidaynu naho
Marka inaan sidan noqona bu namiimki diidan yahay naftaydiyaw hadii hadii nooci xumaa nacsii isa so dhahaan anaa so niyad jabshee u sheeg noloshena wacan๐Ÿ’‘๐Ÿ™ˆ

โค๏ธ๐Ÿ˜๐Ÿ‘
Awoow geen lajanay qad xumadah aduunka igu habsatay isoo gurmadah๐Ÿ˜ญ๐Ÿ™†โ€โ™‚

Sheeq xuseen jabuuti waa xanuunsanyahay bale fatixadah aan umarno afartan qof ducadoodah waa la aqbalaa walalayaal๐Ÿฅบ๐Ÿคฒ

Mahadsanideenโค๏ธ๐Ÿ™
Sawirkii ugu quruxda badnaa.

" Allahayow Haween daa ".๐ŸŽโค๏ธ
Mararka qaar waxaan ku qasbanaadaa in aan dareennadayda iskala aamuso, waayo,ma heli karo luuqad aan ku qeexo.'!

โ€•๐Ÿ˜Œ๐Ÿ’”๐Ÿคฆโ€โ™‚
โ€œMaxaynu indhaha iskugu qabannaa marka aynu aad u qoslayno, markaynu riyoonayno, markaynu qof kale hab siinayno iyo markaynu khushuucsannahayba; sababtoo ah waxyaaabaha quruxda badan leh ee nolosha indhaha laguma arko, ee qalbigaa laga dareemaa.โ€

__โค๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿคž
Ku quruxso habeenkadah saligah nabigah๐Ÿฅบ

ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุตูŽู„ูู‘ ูˆูŽุณูŽู„ูู‘ู…ู’ ูˆูŽุจูŽุงุฑููƒู’ ุนู„ู‰ ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽุง ู…ูุญู…ูŽู‘ุฏ.


๐Ÿคโค๏ธ๐Ÿ‘
Adaan kuu arkaa iftiinka iyo
Aayaha noolasheyda oo idil

โค๏ธ๐Ÿ˜˜๐Ÿ‘

๐Ÿ subax wanaฤฃsan ๐Ÿ
Tacsi๐Ÿฅน๐Ÿ˜ญ

Waxaan murugada iyo tacsida geerida la qaybsanayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, culimada diinta, ardaydiisii iyo ehellada uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa'uud (Sheekh Cusmaan Xiddig) oo Muqdisho ku geeriyoodey.

Waxaan Allaah u weydiinayaa Sheekha in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samiir iyo iimaanna uu ka siiyo ehelkii, dhammaan ummadda Soomaaliyeeed iyo ardaydii uu wax soo baray Sheekhu.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuunc๐Ÿ˜ข๐Ÿ˜ญ
Waan ku jeclahay ma ahan dhabtii inaan kugu jecelahay wax walbo aad haysatid ee waa sida aad tahay iyo sidaan dareemo markastaan adiga kuu dhowahayโค๐Ÿ‘ฉโ€โค๏ธโ€๐Ÿ‘จ

๐Ÿซ‚๐Ÿฅฐ๐Ÿ‘

๐ŸŒน subax wanagsan ๐ŸŒน