๐˜ฟ๐™–๐™ง๐™š๐™ฃ_๐™Ÿ๐™–๐™˜๐™š๐™ฎ๐™ก1๐Ÿฅ€๐Ÿ’โœ๏ธ
16.6K subscribers
988 photos
14 videos
60 links
๐Ÿฅ€--Soodhawadaa walaalayal--๐Ÿฅ€

Chanelkan waxa ka heeli doontaa qorala aad ku qanacdo๐ŸŒน๐Ÿฅฐ

Dareen jaceyl midkiisa ugu quruxda badan ayaa ah kan masaafo ahaan lakala fog yahay Balse kulan markey noqoto aad iskala kulantaan riyada๐Ÿ’Œ๐Ÿฅ€โค๏ธ

@Reporter8...๐Ÿ“ฉโ†ฉ๏ธ
Download Telegram
๐Ÿคฒโค๏ธ
Arooryo suuban saxibayal.๐Ÿ˜˜๐Ÿ™Œ

Allaah mahadii waxaa xalayto inoo bilaawday tobanka danbe ee bisha Ramadaan sida aan la soconaba, waxaana ku jirto habeenadaan 10ka ah hal habeen oo ka khayr badan kun bil, oo marka aan sanad ahaan u xisaabino ka badan 80 sano. waana fadli aad u weyn oo Allaah nagu galadaystay waxaana ubaahannahay inaa nicmadaas Allaah uga mahadcelino. Waxaana Allaah waydiisnaynaa danbi dhaaf iyo inuu Allaah nagu daro adoomadiisa ka xornayo Naarta, Aamiin.

Waxaana idinku baraarujinayaa inaan ka faa'ideysano tobankaan habeen ee inooga hartay bisha Ramadaan waana jaaniska ugu wayn inta aan nool nahay sanadkiiba hal mar nasoo mara, marka aan uga faa'ideysano Qur'aan akhris badan, Duco badan, Istigfaar badan, Sadaqo badan, Qiyaamulayla badan iyo tasbiix fara badan i.a.


_AXAD | 21 ๐‘…๐ด๐‘€๐ด๐ท๐ด๐‘|
1445 ๐ป ๐Ÿ–ค๐ŸŒ™๐ŸŒ
ุงู„ู„ู‡ู… ุจู„ุบู†ุง ู„ูŠู„ุฉ ุงู„ู‚ุฏุฑ ..โ™ฅ๏ธ
Beryahan wax wan so xariqi lahaye waxan is dhahay ama kuwa ad taqano commentga wll dhar Eid ma i gadi karta igu so qoran๐Ÿ˜๐Ÿ’”

Bale taydah qiil qiil ku jirteeh iskugu kaysoo dardara๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”
DEG DEG: ๐Ÿƒโ€โ™€๐Ÿƒ

Yaa dhahay dj bro cade waa shaydaan oo ramadaanka ayaa la xidhay๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”๐Ÿ˜

Waa kee qofkaas๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”
Caawo hadii aad nasiib u yeelato in aad taajid tukato ducadaan ha hilmaamin i.aโค๏ธ๐Ÿคฒ

โ€œHaddii aad rabbigaa wax uga baahato ku celceli ducada
oo rabbigaa isku dhul dhig, hana daahsanin ducadaada xilliga laguu aqbalaayo, waxaa laga yaaba rabbigaa inuu jecel yahay in uu marwalba maqlo codkaaga e, ku celceli ducada oo haka daalin waligaa.โ€โค๏ธ๐Ÿ‘
wll google plz gaas qabaah masomi kari iga wareeji๐Ÿ˜ข๐Ÿ˜‚
Dadka Halkan Igu Jiro Tallow Garoob Qurbaha JoogTo Malaga Helaa ? ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข

Fira gaar ah :
plz xaliimo ado Africa joogtid comment wax ha igu soqorin inabad gali ee isha ku xadlee๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”๐Ÿ˜
Eid Mubaarak My Famliy๐Ÿ’‹โค๏ธ๐Ÿฅฐ
Eid wnaagsan sxpyaal halkaan aan ku saaxibnay meel walbod daafah dunidah aad kagah  noshihiinโค๏ธ๐ŸŒ



โค๏ธ๐ŸŒ๐Ÿ‘
DEG DEG: ๐Ÿƒโ€โ™€๐Ÿƒ

Waxaa lafarayaah dadka malintah taladad somay mantanah si dhumalaysi ah ku ciiday in ay halka malin u dhiman dhamiistiraan aynah soman.๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜‚

Fiira gaar ah dadka is adkeyni doono adinkay intalahe๐Ÿ˜„๐Ÿซฃ
Diyaar ma tihin waxaan bilaabi doonaa casharadeenii taxanaha ahaaa saxibayaal....๐Ÿ˜˜โœ… !!!
Anonymous Poll
92%
Haa
8%
Mayo
Ayaamaha jooga bilan
Jimcuhu kow uuyehee
Jawigu saafiga yahaan
Halkaan ku balami jirniyo
Jacaylka wadaagi layn nolashan is dhaafsan laheen adigo agtaydah joog

โค๏ธ๐Ÿ˜˜๐Ÿ‘

Saxipayaal wan solabanay aan isla soconah i.a๐Ÿ˜˜๐Ÿ™Œ
Ma dhici doonto in aan kuu muujiyo maqnaan shahaaga cabasho aan adiga kuu cabanaayo xitaa ima sinaayo dareenkeega in aan kuu baahdo  sawabtoo ah xitaa iima muujin ixtiraam aad iigu sheegtid sawabta aad iiga fogaatay ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’”

โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿ˜Œ๐Ÿง‘โ€๐Ÿฆฏ
Janis ma u haysa in saliga nabiga soo qorto๐Ÿฅบ

ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุตูŽู„ูู‘ ูˆูŽุณูŽู„ูู‘ู…ู’ ูˆูŽุจูŽุงุฑููƒู’ ุนู„ู‰ ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽุง ู…ูุญู…ูŽู‘ุฏ.


๐Ÿคโค๏ธ๐Ÿ‘
Waliga ha iska indha tirina qof mar walbo ku daneeya๐Ÿ˜ซ
Maalin baad ogaan doonta in aad lumisay dheyman ๐Ÿค•๐Ÿ™Œ

_โค๏ธ๐Ÿ˜ž
Lottery qof usoo baxay ma jiraa๐Ÿ˜‚
Family Daren Jaceyl dhmntoda ha u dacwodee๐Ÿ˜‹โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
War dhalinyaro hambaLyo isoo dhaha DJ BRO CADE has ben selectedโœ…๏ธ right now ban eegay galadan in prangi igu sameynayan lagayabah waxuushta๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜