Lacala tuugo ama ciyaal weero hdey ku qabato ay kugu dhahdo waxa kuso baxay xukun ah in ul lagugu garaaco, tirada ul laguugu dhufanaayana wa intu dabkaagu maraayo ๐ฉ๐
๐ญ๐๐meeqa ul baa kugu dhici laheyd meel ad u baxsatana maleh๐๐๐
๐
Me=44 weey hooyooy๐ญ๐๐
Me=44 weey hooyooy๐ญ๐๐
Arooryo suuban saxibayal.๐๐
Allaah mahadii waxaa xalayto inoo bilaawday tobanka danbe ee bisha Ramadaan sida aan la soconaba, waxaana ku jirto habeenadaan 10ka ah hal habeen oo ka khayr badan kun bil, oo marka aan sanad ahaan u xisaabino ka badan 80 sano. waana fadli aad u weyn oo Allaah nagu galadaystay waxaana ubaahannahay inaa nicmadaas Allaah uga mahadcelino. Waxaana Allaah waydiisnaynaa danbi dhaaf iyo inuu Allaah nagu daro adoomadiisa ka xornayo Naarta, Aamiin.
Waxaana idinku baraarujinayaa inaan ka faa'ideysano tobankaan habeen ee inooga hartay bisha Ramadaan waana jaaniska ugu wayn inta aan nool nahay sanadkiiba hal mar nasoo mara, marka aan uga faa'ideysano Qur'aan akhris badan, Duco badan, Istigfaar badan, Sadaqo badan, Qiyaamulayla badan iyo tasbiix fara badan i.a.
_AXAD | 21 ๐ ๐ด๐๐ด๐ท๐ด๐|
1445 ๐ป ๐ค๐๐

Caawo hadii aad nasiib u yeelato in aad taajid tukato ducadaan ha hilmaamin i.aโค๏ธ๐คฒ
โHaddii aad rabbigaa wax uga baahato ku celceli ducada
oo rabbigaa isku dhul dhig, hana daahsanin ducadaada xilliga laguu aqbalaayo, waxaa laga yaaba rabbigaa inuu jecel yahay in uu marwalba maqlo codkaaga e, ku celceli ducada oo haka daalin waligaa.โโค๏ธ๐