DUNIDA DAHSOON
6.46K subscribers
1.22K photos
140 videos
11 files
687 links
Kanaalka DunidaDahsoon waa kanaal aad ka heli karto dhacdooyinka caalamka, Arimaha sirdoonka ,qisooyin iyo Xikmado maalinle ah

BooqoπŸ‘‡
https://youtube.com/c/DUNIDADAHSOON

Fadlan nagu soo biir :
@Dunidadahsoon
Download Telegram
Qaadista sawir shuruudhii lotteryga buuxin kara
Nagu soo booqo Xarunteena Carwo Taleex aaga ileys Academy
http://wa.me//+252618146300
Sharuudaha Dv Lotteryga marekanka
1 Sawir cabirkiisa saxan yahay lixdii bilood ee ugu danbeysayna aad gashay ama aan anaga gacanteena kaaga qaadnay
2 passport waa hadii aad heli karto hadii aadan heysanne qasab kuguma ahan dib ayaa ka sameyan kartaa
3 magacaga oo sadaxan sanadka aad dhalatay iyo meesha aad ku dhalatay xaafada aad degan tahay email kaga iyo lambarkaga

Shuruudaha sawirka Ragga
Sawirka waa in uusan qalocneen oo toosan yahay wa in uu afkiisa xiran yahay waa in uu dhagahiisa muuqdaan indhahiisana ay furnaadaan

Shuruudaha sawirka Dumarka
Wa in aysan dhago ama katiin wadan
waa in dhafoorada muuqdaan
waa in aysan indhaha xiran sido kale afka

Qiimaha qofka loogu shaqenayo waa
10$ oo kaliya 3$ sawirka 7$ xareynta formka

OG: hadii aadan imaan karin xarunta waxaad soo dirsaneysaa sawirka iyo macluumaadka aan kor kusoo xusnay

FG : qofkii 6 qof nagu soo xira 1 qof waa u free qofkii 12 nagu soo xirana 2 qof waa u free

Nagu soo booqo Xarunteena Carwo Taleex aaga ileys Academy
nagala soo xiriir: http://wa.me//+252618146300
#Faras_Portrait
DUNIDA DAHSOON
Photo
Fadlan ila badbaadiya 19 jir Nolosha ka quusatay, Ilaahbaa wax badbaadiyee.

Sid aaad wajigeeda ka aragtaan waa gabar yar, waxey nolosha ka lahayd rajo iyo hami ah in ay noqoto mustaqbalka dhakhtar, waxa ay jecleyd waxbarshada laakiin nasiib xummo waxaa haleelay cudur halis ah oo nolosheeda mugdi galiyay. Ma seexato habeen, cunno fiican ma cuni karto waxaana ku furan walwal iyo xanuun haddii aad aragto ilmo ayaa kusoo dhaafaysa.

Sahro Mohamed Buule waxaa la iigu keenay caawiso ahaan (shaqaale guri) labo bilood kahor, islamarkiiba waxaan arkay in ay ku jirto xaalad adag oo ay ka cabsanayso haddii aan ogaano in shaqada ay waynayso sidaas owgeed kaligeed ayaa meel iska fadhisa marwalba, habeenkiina ma seexato, cunto la sheegi karo ma cunto mana arkaysid iyada oo qosleysa ama faraxsan – xanuunkuna wuxuu uga badnaa dhinaca dhuunta.

Waxaan geynay ilaa dhowr isbitaal inagoo u heysana in quman ama qanjiro barar uu haayo laakiin dhakhaatiirtu waxa ay markiiba muujiyeen cabsi iyo welwel taas ka weyn. Sidaas owgeed baaritaano dheeri ah ayaa loobaahday waxaana laga qaaday baaritaanka dheecaanka (Biopsy), nasiib xummo waxaa gabadhii yareed laga helay cudurka halista badan ee Cancer 😭, waliba nuuca xangulaha ku dhaca ee (Thyroid cancer). Wax walba waa qadar Alle, waana in lagu sabro.

Intaas ugama aana harin dhakaatiir kale oo takhasusi ah Ayaan u geeyay waxa ayna isku raaceen in aan wadanka waxba looga qaban Karin ayna u baahantahay qaliin iyo in lagu shubo Radiotherapy ama shucaac cirib-tiraaya faafitaanka cudurka. Laakiin waxa ay nooug bishaareeyeen inuu yahay nuuca ugu sahlan ee wax laga qaban karo (papillary cancer), waliba uu joogo stage 3 laakiin muddo kooban kadib haddii uu gaaro stage 4 uu aad u faafi doono islamarkaasna aan la badbaadin Karin Sahra. Lacagta ku bixi karta badbaadinta Sahra Yarey waxa ay isugu tagayaan $15,000 (shan iyo toban kun oo dollar).

Maadaama arintu cuslaatay waxaan is iri bal raadi qoyskeeda si ay gabadha wax uga badbaadiyaan laakiin waxaan ogaaday in Hooyadeed ay sariir ugu aruurtay cudur dhimirka ka haleelay, qoyskeeduna waa dad aan waxba heysan oo ku nool baadiyaha Walaweyn. Aabaheed wuxuu iisheegay in uu ka quustay nolosha gabadhiisa maadaama uusan awoodin xitaa in uu u gado hal kaniini, ehel kale oo caawin karana ma jiraan.

Waxaa kaloo igusii qasbay in aan qisadaan idin horkeeno markii ay Sahro ii sheegtay in ay 2 sano kahor isku aragtay cudurkaan oo ay u heysato iyado buro caadi ah, sidaas owgeed ay magaalada usoo gashay si ay u noqoto caawiso (shaqaale guri) ay u aruursato lacag ay isku qasho laakiin labo sano lacagtii ay iska soomisay ee ay halhal dollar iskugu aruurin jirtay waxa ay noqdeen kaliya $500.

Laba midkood Ayaan ku qasbanaaday in aan raali ka noqdo in baadiye lagu celiyo si ay ajasha iskaga Sugato halkaas iyo in aan umadda islaamka ah dhex keeno (waxaa laga yaabaa in uu ilaahay ku badbaadiyo qaliinkaas Insha Allah), tilaabada danbe ayaana Islaanimadu na faraysaa. Maadaama aan iska ahay qof dhalinyaro ah oo aan awoodin qarashkaas, Xaafiisyo dowladeed oo aana rabin in aan xuso magacyadooda iyo shirkado Ayaan arintaan xanuunka leh ula tagay, cidna igama hoos qaadin, waqtiga faafitaanka cudurka Sahrana wuu sii badanayaa maalinba tan ka danbeysa.

Ilaahay hortiis waxaan idinka codsanayaa in aan gabadhaas u aruurino lacagtaas noosheedana badbaadino (hal maalin Ayaan ku aruurin karnaa, haddii aan qof walba oo qoraalkaan arko uu soo tuuro wuxuu awoodo), ma seexato, waxba ma cuni karto, waa soo daciifaysaa, dhuunta waxaa soo riixaya qanjiraha uu cudurku haleelay sidaas owgeed qufac ma joojiso waana iska oyneysaa habeen iyo maalin.

Waa bilowga hore ee bisha oo ay soo dhacaan mushaaraadka (dadka shaqeeya), haddii 150 qof oo naga mid ah ay iska aruuriyaan min $100 ama 300 oo qof ay dhiibaan min $50 waa $15,000, sahrana waxa ay gali kartaa qaliinka degdegga ah ee ay u baahantahay, mana jirto manta maalin ay uga baahi badantahay.
DUNIDA DAHSOON
Photo
Waxaan usoo sameeyay account iyo Passport si howshu u fududaato, waxaana rajeynayaa in aad ilinta ka tiri doontaan miskiintaas yar ee nolosha ka quusatay.

Salaam account: *799*37035209*lacagta#
EVC: *712*610716128*lacagta#

W/Q: Nor Abdi Jim'ale

Fadlan Share-ta uga qeyb qaado, ugu yaraan.
halkii laga dheelmiyay xabiibkeena scw
Forwarded from DUNIDA DAHSOON (Abdirahman Faras)
Sharuudaha Dv Lotteryga marekanka
1 Sawir cabirkiisa saxan yahay lixdii bilood ee ugu danbeysayna aad gashay ama aan anaga gacanteena kaaga qaadnay
2 passport waa hadii aad heli karto hadii aadan heysanne qasab kuguma ahan dib ayaa ka sameyan kartaa
3 magacaga oo sadaxan sanadka aad dhalatay iyo meesha aad ku dhalatay xaafada aad degan tahay email kaga iyo lambarkaga

Shuruudaha sawirka Ragga
Sawirka waa in uusan qalocneen oo toosan yahay wa in uu afkiisa xiran yahay waa in uu dhagahiisa muuqdaan indhahiisana ay furnaadaan

Shuruudaha sawirka Dumarka
Wa in aysan dhago ama katiin wadan
waa in dhafoorada muuqdaan
waa in aysan indhaha xiran sido kale afka

Qiimaha qofka loogu shaqenayo waa
10$ oo kaliya 3$ sawirka 7$ xareynta formka

OG: hadii aadan imaan karin xarunta waxaad soo dirsaneysaa sawirka iyo macluumaadka aan kor kusoo xusnay

FG : qofkii 6 qof nagu soo xira 1 qof waa u free qofkii 12 nagu soo xirana 2 qof waa u free

Nagu soo booqo Xarunteena Carwo Taleex aaga ileys Academy
nagala soo xiriir: http://wa.me//+252618146300
#Faras_Portrait
Duuliye Ka Tirsan Air Canada 787 Ayaa Shaqada Laga Eryay Ka Dib Markii Uu soo galiyay Sawirkan Baraha Bulshada πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ€
14/10/2017 😞 waxay ahayd maalin adag oo ummadda soomaliyeed soo martay. Intii ku dhimatay alle haw naxariisto intii dhaaweceeda la jiiftana alle haw boogga dhayo Amiin 🀲🏻🀲🏻🀲🏻
Qaadista Sawir shuruudihii lotteryga buuxinaya
http://wa.me//+252618146300
Nagu soo booqo Xarunteena Carwo Taleex aaga ileys Academy
Falastiin😭 Caawa
"Walaalaheen Carbeedoow, waxaan baahi Weyn u Qabnaa karfan, fadlan, noo soo dhiiba karfan aan maydkeenna ku asturanno." -Mid kamid ah Shacabka Falastin
Maxamed mursi ayaa horey udhahay "ha dilina libaaxyada wadankina si aanay idin cunin ayda cadwgiina"

Lkn maaLintaas hadaLkisa Cidna dheg jaLaq uMa siin, xaqiiqda aya ah manta in u hadalkiisii taagan yahay aydiina waakuwa Cunaya birimageedadi isLaamka haLka daba dhilifkoodina daawaNayanπŸ’”πŸ€¦β€β™‚οΈ
Sawirka Sare Waa Dhulkii Xaramaynka ee Sucuudiga Halka Uu Sawirka Hoose Yahay Spain Waana Taageerayaasha Kooxta Ossasuna oo Teegeero u Muujiuey FalastiinπŸ‡ΈπŸ‡©

Waa Farrin Ku Tusinaysa Heerka uu Islaamlku Gaadhay Maanta Siiba Wadamada Carabta
Forwarded from DUNIDA DAHSOON (Abdirahman Faras)
Qaadista Sawir shuruudihii lotteryga buuxinaya
http://wa.me//+252618146300
Nagu soo booqo Xarunteena Carwo Taleex aaga ileys Academy