Waxaad sheegtaa magaca hooyada dhashay Maryama Bintu Cimran?
Anonymous Quiz
25%
Khidda Bintu Faaquuda
35%
Xinna Bintu Faaquuda
25%
Xannaan Bintu Faaquuda
15%
Xumeydi Bintu Faaquuda
Waxaad sheegtaa nabi Aabihiisa nabi ahaa, awowgiisa nabi ahaa, wiilkiisana nabi ahaa?
Anonymous Quiz
40%
Nabi Yacquub (CS)
38%
Nabi Yuusuf (CS)
9%
Nabi Yaxye (CS)
13%
Nabi Isxaaq (CS)
Sheeg magaca saxaabigii uu malakul jibriil suuradiisa ugu imaan jiray Nabiga ﷺ
Anonymous Quiz
17%
Cimraan Binu Xusseen RC
25%
Zubeyr Binu Cawaan RC
32%
Daxiya Binu Khalifah Al-kalbi RC
26%
Anas Binu Maalik RC
Waxaad sheegtaa Nabigii Harqaanlaha ahaa?
Anonymous Quiz
20%
Nabi Shuceyb (CS)
49%
Nabi Idriis (CS)
11%
Nabi Zakariye (CS)
20%
Nabi Daa’uud (CS)
Waxaad sheegtaa yahuudigii Nabiga ﷺ sixray?
Anonymous Quiz
23%
Lubeyd Binu Camiil
19%
Lubeyd Binu Mucaad
50%
Lubeyd Binu Acsam
8%
Lubeyd Binu Sumal
Waxaad Sheegtaa inta jeer ee Nabi Muuse CS magaciisa lagu sheegay Quraanka kariimka?
Anonymous Quiz
26%
146 Jeer
34%
126 Jeer
13%
156 Jeer
27%
136 Jeer
Nabi Muuse iyo nabi Haaruun da’ ahaan yaa weynaa?
Anonymous Quiz
42%
Nabi Muuse CS
10%
Isku da' ayay ahaayeen
48%
Nabi Haaruun CS
Waxaad Sheegtaa Nabigii ugu horeeyay ee gashtay (xirtay) Surwaal?
Anonymous Quiz
16%
Nabi Nuux CS
42%
Nabi Ibraahiim CS
33%
Nabi Suleymaan CS
9%
Nabi Shuceyb CS
Waxaad sheegtaa naaneestii uu rasuulkeena (N.N.K.H) ugu magacdaray saxaabiga (Zubeeyr Binu Cawaam)?
Anonymous Quiz
23%
Dul-Nuurayn
28%
Dul Qarnayn
23%
Xawaaril Anbiyaa'
27%
Xawaari Al-Rasuul
Waxaad Sheegtaa saddex naanees ee uu rasuulkeena ugu magac daray (Dhalxa Binu cubeydillaah)?
Anonymous Quiz
29%
1: Shahiidul Xayi. 2: Dhalxatul Kheeyr. 3: Dhalxatul juhdi
35%
1: Shahiidul Xayi. 2: Dhalxatul Kheeyr. 3: Dhalxatul Jihaad
23%
1: Shahiidul Umma. 2: Dhalxatul Kheeyr. 3: Dhalxatul juhdi.
12%
1: Shahiidul Xayi. 2: Dhalxatul Kiram. 3: Dhalxatul juhdi.
Waxaad sheegtaa hogaamiyihii hogaaminaayay dagaalkii banii qaynu qaac?
Anonymous Quiz
37%
Nabiga ﷺ
37%
Khaalid Binu Waliid RC
16%
Abii Cubeyda RC
11%
Call Binu Abii Dhaalib RC
Waxaad sheegtaa saxaabigii ugu dambeeyay ee qabriga Rasuulka ﷺ kasoo baxay markii nabiga la duugaayay?
Anonymous Quiz
34%
Abuu Dhalxa Zeyd Binu Sahal RC
16%
Daxiya Binu Khalifah Al-kalbiy RC
31%
Qutham Binu Cabbas Binu Cabdil Mudalib RC
19%
Juleybiib RC
Waxaad sheegtaa Sanadkii ay Muslimiintu furteenka dalka Tunis?
Anonymous Quiz
30%
Sanadkii 41ᵃᵃᵈ
36%
Sanadkii 42ᵃᵃᵈ
26%
Sanadkii 43ᵃᵃᵈ
9%
Sanadkii 44ᵃᵃᵈ
Waxaad sheegtaa habeenkii la’aasay nabigeena muxamed(N.N.K.H)?
Anonymous Quiz
59%
Habeen Isniin
18%
Habeen Arbaco
11%
Habeen Khamiis
12%
Habeen Jimca
Waxaad sheegtaa magaca waardiyihii Nabigeena Muxammad ﷺ Macrikadii ama dagaalkii Waadil quraa?
Anonymous Quiz
26%
Bilaal Binu Rabaax RC
23%
Cali Binu Abii Dhaalib RC
33%
Dhalxa Binu Cubeydillaah RC
18%
Cabbaas Binu Cabdil Mudalib RC
Imisa sano ayuu ku geeriyooday Cabdullahi Binu Cabaas?
Anonymous Quiz
36%
61 sano
33%
71 sano
20%
81 sano
12%
91 sano
Waxaad Sheegtaa Xafsa Bintu Cumar Inta Uusan Rasuulka (SCW) Guursanin Ninkii Qabay?
Anonymous Quiz
25%
Cikrama Ibnu Abii Jahal
24%
Zayd Binu Xaarith
32%
Khunays Binu Xudaafa Al-sahmi
19%
Abii Sufyaan
Imisa wiilal ayuu dhalay Nabi Muxamed ﷺ ?
Anonymous Quiz
24%
4 wiilal
16%
2 wiilal
5%
5 wiilal
56%
3 wiilal
Waxaad Sheegtaa hogaamiyihii hogaaminaayay muslimiinta dagaalkii dulcasiira?
Anonymous Quiz
31%
Nabi Muxamed ﷺ
35%
Khaalid Binu Waliid RC
19%
Abii Cubeyda RC
15%
Zayd Binu Xaarith RC
Waxaad sheegtaa Adkarta ama Dikriga uu Nabiga ﷺ sheegay inuu yahay kanzi kanziyada Jannada kamid ah?
Anonymous Quiz
32%
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
34%
لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
8%
استغفر الله العظيم واتوب اليه
26%
لاحول ولاقوة إلا بالله