Aqoonta Guud
2.53K subscribers
21 photos
19 links
وتَقوىٰ اللّٰـهِ خَيرُ الزَّادِ ذُخراً، وعِندَ اللّٰـهِ للأتقَىٰ مَزيـد
Download Telegram
Waxaa halkaan uga hanbalyeynaynaa munaasibadda Ciidul Fitriga dhammaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan saaxiibada nagu xiran waxana idin leenahay Ciid Mubaarak. Waxaan Allaah ka baryaynaa inuu Nabad iyo Caafimaad iyo Khayr nagu gaarsiiyo Sanadkaan sanadkiiba xiga, Aamiin

Ibnu Joseph
Waxaad Sheegtaa xayawaanka keliya ee arka Malaa'igta?
Anonymous Quiz
7%
Dameer
5%
bakeyle
13%
Faraska
75%
Diiqa
Waxaad Sheegtaa Xayawaanka keliya ee arka Shayaadiinta?
Anonymous Quiz
90%
Dameer
5%
Daanyeer
1%
Libaax
5%
Faras
Waxaad Sheegtaa Xayawaanka Keliya ee arka Jinka / Jiniga?
Anonymous Quiz
49%
Waraabe
37%
Ey
11%
Baqal
3%
Libaax
Waxaad Sheegtaa magaca Shinbirtii uu La hadli jirey Nabi Suleymaan Caleyhi Salaatu Wassalaam?
Anonymous Quiz
8%
Tukaha
5%
Gorgor
82%
Hud-Hud
4%
Qooleyda
Forwarded from AL XAKIIM CHANNEL
Deg deg: Sacuudiga ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey in maalinta berri oo Jimca ah ay noqonayso maalinta koowaad ee bisha Dil-Xij.
Afarta bil ee Xormada badan waxaa ka mid ah bisha...
Anonymous Quiz
30%
Ramadaan
10%
Shawaal
54%
Carafo
5%
Rabiicul Awal (Mowliid)
Forwarded from Muxaadaro Soomaali
FADLIGA TOBANKA DUL-HIJJAH

Bisha Dil-xijjah waxay ka mid tahay mid ka mid ah bilaha Alle ee Xurmada badan, waxaana ku jirta bishan 10 maalmood oo khayr badan waxaana inoo caddeynaya hadalka Alle oo ku dhaartay 10kaan Maalmood, Sidoo kale Rasuulku wuxuu yiri SCW: "maalmaha aduunyada majirto maalmo ka fadli badan tobanka maalmood ee bisha Dul-Hijjah ugu horeysa...". Haddaba walal ugu dadaal tobankani maalmood oo caawa habeenkii labaad ay tahay si aad iyo aad ah.

Waxaa sunno ah:

1: Hadii Aad awooddo soon 9ka maalmood ee bishaan Carafo.
2: Shanta Salaadood ku tuko Jamaacada, Sidoo kale ku dadaal salaadaha sunnada.
3:Qur'aan Akhriska, Ducada, Tasbiixda, Taxmiidda, Adkaaraadka...
4: Waxaa sunno ah in aadan timahaaga ama cijiyadaada jarin inta lagu guda jiro maalmahaan hadii aad udxiyada neef qalaysid.
5: Waxaa aad ubadisaan oo kor uqaadan inta aan ku guda jirno maalmahaan Takbiirta sida uu Nabiga SCW iyo Saxaabadiisu samayn jireen oo kale.
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
Waxaad Sheegtaa camal wanaagsan oo Adoonka uu sameeyo maalmaha ilaahay oo dhan maalmahee ayaa ugu khayr badan?
Anonymous Quiz
21%
10-ka danbe ee bisha Ramadaan
6%
10-ka hore ee bisha Muxarram
3%
10-ka dhexe ee bisha Shacbaan
71%
10-ka hore ee bisha Dil-Xij
Maxaa loo yaqaanaa Maalinta 8-aad ee Bisha Dil-Xij?
Anonymous Quiz
19%
Yowmu Carafah
45%
Yowmu Tirwiyah
6%
Yowmu Citqi
30%
Yowmu Caashuura
Forwarded from Taa'ib Media
Ku ducayso ducadani uu Nabigu ﷺ nagu booriyay inaan ku ducaysano maanta oo kale (Yowmu Carafa) oo aynu aad u badino.

Nabiga ﷺ wuxuu yiri: "Duco waxaa u wanaagsan ducada maalinta Carafo, waana waxa ugu wanaagsan aniga iyo nabiyadii iga horeysay ay yidhaahdeen (ku fuceysan jireen)" :
"لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ".


Nagu soo biir si aad inoola socotaan:
https://t.me/Taaib_Media
تهنئة عيد الأضحى المبارك اعاده الله علينا وعليكم بالخير، واليمن والبركات والمسرّات. كل عام وانتم بخير ❤️
SANADKA CUSUB EE HIJRIGA1446-HIJRI:

Waxaana taariikhda Hijriga soo bilaabatay ka dib hijradii Nabiga ﷺ iyo Saxaabadiisa ay u hijroodeen Magaalada Madiina iyaga oo kasoo hijroodeen magaaladii Maka Al-Mukarrama, halkaas oo ay diintooda kala soo carareen ka dib markii culeysyo kala duwan iyo dhibaatooyin fara badan ay kala kulmeen Mushrikiintii Qureysh isaga iyo Saxaabada Allaah ka raali noqdee. Wixii maalintaas ka danbeeyey waxaa bilowday Taariikhda Hijriga, waxaana si rasmi ah u qoray taariikhda Hijriga Allaah ka raali noqdee Saxaabigii jaliilka ahaa ee Cumar Binu Khadhaab. Waxaana Tan iyo waagaas Taariikhda Hijriga ahayd Taariikhda kaliya ee ay Muslimiintu xisaabsadaan.

Waxaan Allaah weydiisanaynaa in sanadkaan Cusub ee 1446-Hijri inooga dhigo sanad Barwaaqa badan, dalkeenana amni iyo xasilooni ku dhisan Shareecada Islaamka ina siiyo hadaan nahay umadda muslimka ah ee Soomaaliyeed, Allaah sidoo kale waxaan weydiisanaynaa in dadkeena kala dhex dhigo quluubtooda maxabo iyo Jacaylka Diintiisa.

Ibnu Joseph
Maxaa loo yaqaanaa qof kasta oo kusoo gaarey Nabiga Sallalaahu Caleyhi Wasallam oo la kulmay isla markaan rumeeyey?
Anonymous Quiz
14%
Taabici
6%
Salafi
79%
Saxaabi
1%
Shahiid