Aqoonta Guud
2.51K subscribers
21 photos
19 links
وتَقوىٰ اللّٰـهِ خَيرُ الزَّادِ ذُخراً، وعِندَ اللّٰـهِ للأتقَىٰ مَزيـد
Download Telegram
Waxaad Sheegtaa Bishii Nabiga ﷺ iyo Jibriil ay iska diraaseyn jireen Qur'aanka Kariimka?
Anonymous Quiz
87%
Bisha Ramadaan
7%
Bisha Shacbaan
3%
Bisha Rajab
3%
Bisha Dil-Xiijah
Forwarded from DAARUL HIDAAYA
📌 XASUUSIN SOONKA AYAAMUL BIID:

Waxa sunna ah in laga soomo bil waliba 13, 14 iyo 15 sidaas darteed waxa xasuusinaynaa dhamman muslimiinta in maalinta berri ah oo Jimco ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 13ka Shacbaan 1445 Hijriyada oo berri ah, waxaana sunno ah in la soomo maalmaha kala ah Jimcaha, Sabti iyo Axadda.

Nabiguna ﷺ wuxuu ahaa siday axaadiithtu sheegeyso bisha Shacbaan bisha uu ugu Soonka badnaa marka Laga soo tago Ramadaan, xitaa axaadiithta qaarkii waxay sheegeysaa in uu soomii jiray dhamaan bisha shacbaan.

Nagu soo biir oo share garee:
👇👇👇👇👇
T.me/Daarul_Hidaaya
XASUUSIN:
Caawa waa 15 ka bisha Shacbaan waana habeen ka duwan habeennada kale, oo waa habeenkii Allaah acmaasheena loo bandhigayay marka aan badino istighfaarta iyo tasbiixda. Nabiga SCW wuxuu sheegey in qof kasta Allaah caawa oo kale u danbi dhaafi doonno ilaa Nin mushrik (Gaal) ah iyo laba qof oo muslim ah oo is colaadiyeen.

Allaahna ha inagu darro adoomada Allaah u danbi dhaafi doono. Aamiin Aamiin.

Ibnu Joseph
رَمَــضــان مـــبـــارڪ
Goorma ayaa Allaah Nabi Ibraahiim Cs kusoo dajiyay "Suxufta Nabi Ibraahiim"?
Anonymous Quiz
49%
1 da bisha Ramadaan
20%
2 da bisha Ramadaan
11%
2 da Bisha Ramadaan
19%
3 da bisha Ramadaan
Dhammaan Muslimiinta Ku dhaqan caalamka iyo si gaar ah Muslimiinta Soomaaliyeed waxaan ugu hanbalyeynaynaa Munaasanadda Ciidul Fitriga waxaana idin leenahay:

عـــيـــد الـــفـــطـــر الـــمـــبـــارڪ: تـــقـــبـــل اللـــه مـــنـــا ومـــنـــڪم صـــالـــح الاعـــمـــال، وڪــل عـــام وانـــتــم بـــخـــيـــر.
Waxaa halkaan uga hanbalyeynaynaa munaasibadda Ciidul Fitriga dhammaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan saaxiibada nagu xiran waxana idin leenahay Ciid Mubaarak. Waxaan Allaah ka baryaynaa inuu Nabad iyo Caafimaad iyo Khayr nagu gaarsiiyo Sanadkaan sanadkiiba xiga, Aamiin

Ibnu Joseph
Waxaad Sheegtaa xayawaanka keliya ee arka Malaa'igta?
Anonymous Quiz
7%
Dameer
5%
bakeyle
13%
Faraska
75%
Diiqa
Waxaad Sheegtaa Xayawaanka keliya ee arka Shayaadiinta?
Anonymous Quiz
89%
Dameer
5%
Daanyeer
1%
Libaax
5%
Faras
Waxaad Sheegtaa Xayawaanka Keliya ee arka Jinka / Jiniga?
Anonymous Quiz
49%
Waraabe
37%
Ey
11%
Baqal
3%
Libaax
Waxaad Sheegtaa magaca Shinbirtii uu La hadli jirey Nabi Suleymaan Caleyhi Salaatu Wassalaam?
Anonymous Quiz
9%
Tukaha
5%
Gorgor
83%
Hud-Hud
4%
Qooleyda
Forwarded from AL XAKIIM CHANNEL
Deg deg: Sacuudiga ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey in maalinta berri oo Jimca ah ay noqonayso maalinta koowaad ee bisha Dil-Xij.
Afarta bil ee Xormada badan waxaa ka mid ah bisha...
Anonymous Quiz
34%
Ramadaan
10%
Shawaal
48%
Carafo
8%
Rabiicul Awal (Mowliid)
Forwarded from Muxaadaro Soomaali
FADLIGA TOBANKA DUL-HIJJAH

Bisha Dil-xijjah waxay ka mid tahay mid ka mid ah bilaha Alle ee Xurmada badan, waxaana ku jirta bishan 10 maalmood oo khayr badan waxaana inoo caddeynaya hadalka Alle oo ku dhaartay 10kaan Maalmood, Sidoo kale Rasuulku wuxuu yiri SCW: "maalmaha aduunyada majirto maalmo ka fadli badan tobanka maalmood ee bisha Dul-Hijjah ugu horeysa...". Haddaba walal ugu dadaal tobankani maalmood oo caawa habeenkii labaad ay tahay si aad iyo aad ah.

Waxaa sunno ah:

1: Hadii Aad awooddo soon 9ka maalmood ee bishaan Carafo.
2: Shanta Salaadood ku tuko Jamaacada, Sidoo kale ku dadaal salaadaha sunnada.
3:Qur'aan Akhriska, Ducada, Tasbiixda, Taxmiidda, Adkaaraadka...
4: Waxaa sunno ah in aadan timahaaga ama cijiyadaada jarin inta lagu guda jiro maalmahaan hadii aad udxiyada neef qalaysid.
5: Waxaa aad ubadisaan oo kor uqaadan inta aan ku guda jirno maalmahaan Takbiirta sida uu Nabiga SCW iyo Saxaabadiisu samayn jireen oo kale.
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
Waxaad Sheegtaa camal wanaagsan oo Adoonka uu sameeyo maalmaha ilaahay oo dhan maalmahee ayaa ugu khayr badan?
Anonymous Quiz
32%
10-ka danbe ee bisha Ramadaan
5%
10-ka hore ee bisha Muxarram
3%
10-ka dhexe ee bisha Shacbaan
61%
10-ka hore ee bisha Dil-Xij
Maxaa loo yaqaanaa Maalinta 8-aad ee Bisha Dil-Xij?
Anonymous Quiz
25%
Yowmu Carafah
36%
Yowmu Tirwiyah
10%
Yowmu Citqi
29%
Yowmu Caashuura
Forwarded from Taa'ib Media
Ku ducayso ducadani uu Nabigu ﷺ nagu booriyay inaan ku ducaysano maanta oo kale (Yowmu Carafa) oo aynu aad u badino.

Nabiga ﷺ wuxuu yiri: "Duco waxaa u wanaagsan ducada maalinta Carafo, waana waxa ugu wanaagsan aniga iyo nabiyadii iga horeysay ay yidhaahdeen (ku fuceysan jireen)" :
"لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ".


Nagu soo biir si aad inoola socotaan:
https://t.me/Taaib_Media