Maxaa umadda ku waajibaya hadii ay Gaaladu kusoo xad gudub to taako ka mid ah dhulka Muslimiinta?
Anonymous Quiz
6%
Inay Muslimiintu Habaaraan Gaalada
6%
In qofkasto Muslim ah Naftiisa badbaadsado
1%
Inay Muslimiintu Isu Dhiibaan Gaalada
87%
Inay Muslimiintu la Jihaadaan Gaalada
Waxaad Sheegtaa magaca loo yaqaano Habeenka ugu horeeyo ee bisha Rajab?
Anonymous Quiz
49%
Laylatu Israa' Wal Micraaj
23%
Laylatu Righaab
8%
Laylatul Qadri
20%
Midnaba ma ahan
Bilaha ilaahay ee Xormada leh waxaa ka mid ah bisha:
Anonymous Quiz
44%
Rajab
10%
Shacbaan
41%
Ramadaan
5%
Shawaal
Sheeg Goorma ayaa ahayd habeenkii la dheelmiyay Nabiga ﷺ ee loo yaqaanay (Laylatul Israa' Wal Micraaj)?
Anonymous Quiz
45%
27 Ramadaan
14%
27 Shacbaan
10%
27 Muxarram
31%
27 Rajab
Waxaad Sheegtaa Bishii Nabiga ﷺ iyo Jibriil ay iska diraaseyn jireen Qur'aanka Kariimka?
Anonymous Quiz
87%
Bisha Ramadaan
7%
Bisha Shacbaan
3%
Bisha Rajab
3%
Bisha Dil-Xiijah
Forwarded from DAARUL HIDAAYA
📌 XASUUSIN SOONKA AYAAMUL BIID:
Waxa sunna ah in laga soomo bil waliba 13, 14 iyo 15 sidaas darteed waxa xasuusinaynaa dhamman muslimiinta in maalinta berri ah oo Jimco ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 13ka Shacbaan 1445 Hijriyada oo berri ah, waxaana sunno ah in la soomo maalmaha kala ah Jimcaha, Sabti iyo Axadda.
Nabiguna ﷺ wuxuu ahaa siday axaadiithtu sheegeyso bisha Shacbaan bisha uu ugu Soonka badnaa marka Laga soo tago Ramadaan, xitaa axaadiithta qaarkii waxay sheegeysaa in uu soomii jiray dhamaan bisha shacbaan.
Nagu soo biir oo share garee:
👇👇👇👇👇
T.me/Daarul_Hidaaya

XASUUSIN:
Caawa waa 15 ka bisha Shacbaan waana habeen ka duwan habeennada kale, oo waa habeenkii Allaah acmaasheena loo bandhigayay marka aan badino istighfaarta iyo tasbiixda. Nabiga SCW wuxuu sheegey in qof kasta Allaah caawa oo kale u danbi dhaafi doonno ilaa Nin mushrik (Gaal) ah iyo laba qof oo muslim ah oo is colaadiyeen.
Allaahna ha inagu darro adoomada Allaah u danbi dhaafi doono. Aamiin Aamiin.
✍ Ibnu Joseph

Goorma ayaa Allaah Nabi Ibraahiim Cs kusoo dajiyay "Suxufta Nabi Ibraahiim"?
Anonymous Quiz
50%
1 da bisha Ramadaan
19%
2 da bisha Ramadaan
12%
2 da Bisha Ramadaan
19%
3 da bisha Ramadaan
Waxaad Sheegtaa maalintii, bishii iyo sanadkii ugu horeyeeyey ee ay Muslimiintu Soomaan?
Anonymous Quiz
64%
1-dii Bisha Ramadaan sanadkii 2aad ee Hijriyada
23%
2-dii Bishii Ramadaan sanadkii 2aad ee Hijriyada
9%
3-dii Bishii Ramadaan sanadkii 2aad ee Hijriyada
3%
4-tii Bishii Ramadaan sanadkii 2aad ee Hijriyada
Dhammaan Muslimiinta Ku dhaqan caalamka iyo si gaar ah Muslimiinta Soomaaliyeed waxaan ugu hanbalyeynaynaa Munaasanadda Ciidul Fitriga waxaana idin leenahay:
عـــيـــد الـــفـــطـــر الـــمـــبـــارڪ: تـــقـــبـــل اللـــه مـــنـــا ومـــنـــڪم صـــالـــح الاعـــمـــال، وڪــل عـــام وانـــتــم بـــخـــيـــر.
عـــيـــد الـــفـــطـــر الـــمـــبـــارڪ: تـــقـــبـــل اللـــه مـــنـــا ومـــنـــڪم صـــالـــح الاعـــمـــال، وڪــل عـــام وانـــتــم بـــخـــيـــر.
Waxaad Sheegtaa xayawaanka keliya ee arka Malaa'igta?
Anonymous Quiz
7%
Dameer
5%
bakeyle
13%
Faraska
74%
Diiqa
Waxaad Sheegtaa Xayawaanka keliya ee arka Shayaadiinta?
Anonymous Quiz
89%
Dameer
5%
Daanyeer
1%
Libaax
5%
Faras
Waxaad Sheegtaa Xayawaanka Keliya ee arka Jinka / Jiniga?
Anonymous Quiz
50%
Waraabe
37%
Ey
10%
Baqal
3%
Libaax
Halkee buu ku dhashay Nabiga ﷺ?
Anonymous Quiz
21%
Magaalada Yathrib (Madiina)
75%
Magaalada Maka
2%
Tabuuk
2%
Magaalada Qudus
Waxaad Sheegtaa magaca Shinbirtii uu La hadli jirey Nabi Suleymaan Caleyhi Salaatu Wassalaam?
Anonymous Quiz
9%
Tukaha
4%
Gorgor
82%
Hud-Hud
4%
Qooleyda
Forwarded from AL XAKIIM CHANNEL
Deg deg: Sacuudiga ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey in maalinta berri oo Jimca ah ay noqonayso maalinta koowaad ee bisha Dil-Xij.
Afarta bil ee Xormada badan waxaa ka mid ah bisha...
Anonymous Quiz
36%
Ramadaan
9%
Shawaal
44%
Carafo
10%
Rabiicul Awal (Mowliid)
Forwarded from Muxaadaro Soomaali
FADLIGA TOBANKA DUL-HIJJAH
Bisha Dil-xijjah waxay ka mid tahay mid ka mid ah bilaha Alle ee Xurmada badan, waxaana ku jirta bishan 10 maalmood oo khayr badan waxaana inoo caddeynaya hadalka Alle oo ku dhaartay 10kaan Maalmood, Sidoo kale Rasuulku wuxuu yiri SCW: "maalmaha aduunyada majirto maalmo ka fadli badan tobanka maalmood ee bisha Dul-Hijjah ugu horeysa...". Haddaba walal ugu dadaal tobankani maalmood oo caawa habeenkii labaad ay tahay si aad iyo aad ah.
Waxaa sunno ah:
1: Hadii Aad awooddo soon 9ka maalmood ee bishaan Carafo.
2: Shanta Salaadood ku tuko Jamaacada, Sidoo kale ku dadaal salaadaha sunnada.
3:Qur'aan Akhriska, Ducada, Tasbiixda, Taxmiidda, Adkaaraadka...
4: Waxaa sunno ah in aadan timahaaga ama cijiyadaada jarin inta lagu guda jiro maalmahaan hadii aad udxiyada neef qalaysid.
5: Waxaa aad ubadisaan oo kor uqaadan inta aan ku guda jirno maalmahaan Takbiirta sida uu Nabiga SCW iyo Saxaabadiisu samayn jireen oo kale.
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali

Waxaad Sheegtaa camal wanaagsan oo Adoonka uu sameeyo maalmaha ilaahay oo dhan maalmahee ayaa ugu khayr badan?
Anonymous Quiz
33%
10-ka danbe ee bisha Ramadaan
6%
10-ka hore ee bisha Muxarram
3%
10-ka dhexe ee bisha Shacbaan
58%
10-ka hore ee bisha Dil-Xij