Aqoonta Guud
2.51K subscribers
21 photos
19 links
وتَقوىٰ اللّٰـهِ خَيرُ الزَّادِ ذُخراً، وعِندَ اللّٰـهِ للأتقَىٰ مَزيـد
Download Telegram
Waa ayo qofkii dilay saxaabiga Cusmaan Binu Cafaan (RC)?.

WARCELIN
:
Lama oga qofka saxda ah ee gacantiisa ku dilay saxaabiga Cusmaan Binu Cafaan (RC), laakiin taariikhyahanada waxaa jira shakhiyaadka qaar ee ay ku sheegayaan in ay dileen saxaabiga Cuthmaan Binu Cafaan, hase yeeshee waa arin ay isku khilaafsan yihiin taariikhyahanada oo ma'ahan arin la hubo. Shakhsiyaadkaasi waxaa ka mid ah:

1: Jabalah (جبلة), oo sidoo kale loo yaqaanay: Almowtul Aswad (الموت الأسود)
Cabdullah Ibnu Saba’ Alyahuudi (عبد الله بن سبأ اليهودي).
2: Ruumaan Al-yamaani (رومان اليماني)
Sowdan Ibnu Xamraan (سودان بن حمران السكوني).
3: Kinaana Ibnu Bishir (كنانة بن بشر).

Dhamaan shakhsiyaadkas aan kor kusoo sheegnay iyo kuwa kaleba waxaa la sheegaa in ay yihiin kuwa dilay saxaabiga Cuthmaan Binu Cafaan, hase yeeshe waa arin aanan si sax ah loo xaqiiqsaneyn ama aan la ogeyn.
🔻🔻🔻🔻🔻🔻
Hoyga Aqoonta
🔺🔺🔺🔺🔺🔺
Aqoonta Guud pinned «Waa ayo qofkii dilay saxaabiga Cusmaan Binu Cafaan (RC)?. WARCELIN: Lama oga qofka saxda ah ee gacantiisa ku dilay saxaabiga Cusmaan Binu Cafaan (RC), laakiin taariikhyahanada waxaa jira shakhiyaadka qaar ee ay ku sheegayaan in ay dileen saxaabiga Cuthmaan…»
Immisa masjid ayaa Qur'aanka kariimka magacyadooda lagu xusay?
Anonymous Quiz
13%
1 Masjid
36%
2 Masjid
31%
3 Masjid
20%
4 Masjid
Waxaad sheegtay sanadkii dhudibda loo taagay khilaafadii Cabaasiyiinta?
Anonymous Quiz
34%
Sanadkii 130-kii Hijriga
26%
Sanadkii 131-kii Hijriga
34%
Sanadkii 132-kii Hijriga
6%
Sanadkii 133-kii Hijriga
Waxaad sheegtaa khaliifkii ugu horeeyey ee khilaafadii Cabaasiyiinta?
Anonymous Quiz
29%
Abuu Jacfar Al Mansuuri
39%
Abuu Cabaas As-safaax
7%
Maxammad Al-mahdiyu
25%
Haaruun Al-rashiid
Waxaad sheegtaa dagaalkii loo yaqiinay Macrikatu Zaabu Shahiira labada qole ama labada dowladood ee u dhexeeyey?
Anonymous Quiz
33%
Khilaafadii Umawiyiinta iyo Boqortooyadii Ruum
32%
Khilaafadii Umawiyiinta iyo Cabaasiyiinta
23%
Khilaafadii Cabaasiyiinta iyo Tataarka
12%
Khilaafadii Cabaasiyiinta iyo Cusmaaniyiinta
Waa immisa tirada khaliifyadii ama Amiiradii ay khilaafadii Cabaasiyiinta soo mareen?
Anonymous Quiz
42%
27 Khaliif
31%
37 Khaliif
15%
47 khaliif
11%
57 khaliif
Waxaad sheegtaa Halka uu ku dhashay Abuu Cabaas As-safaax?
Anonymous Quiz
24%
Xumeyma
31%
Kuufa
33%
Dimishiq
13%
Madiino
Waxaad Sheegtaa Caasimaddii Dowladdii Cabaasiyiinta?
Anonymous Quiz
49%
Magaalada Dimishiq
6%
Magaalada Madiino
18%
Magaalada Isatnbuul
27%
Magaalada Bagdaad
Waxaad sheegtaa magaca khaliifkii labaad ee khilaafadii Cabaasiyiinta?
Anonymous Quiz
40%
Haaruun Al-rashiid
18%
Muctasim Billaah
6%
Ma'muun
36%
Abuu Jacfar Al-mansuur
ASC Raali noqdo asxaabta maalmahaan mashquul ayaa iska jiray balse wixii hadda ka danbeeyo ilaahay idinkii waxaa sii laba jibbaari doonaa Inshaa Allaah Su'aalihiiaad inooga barateen soo gudbintooda, idinkana waxaa idinka codsanaynaa inaad channelkeena Dhare inoo dhahdaan si aan u helno walaalo kale oo idinka oo kale:

🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Aqoonta_guud
Waxaad Sheegtaa Sanadkii uu dhashay Abuu Cabaas As-safaax oo ahaa Khaliifkii Ugu horeeyey ee Cabaasiyiinta?
Anonymous Quiz
41%
Sanadkii 102-aad Hijriyada
32%
Sanadkii 104-aad Hijriyada
20%
Sanadkii 106-aad Hijriyada
7%
Sanadkii 108-aad Hijriyada
Immisa Xadiith ayuu Salmaan Al-faarus Nabiga ﷺ ka wariyey?
Anonymous Quiz
20%
20 Xafiith
32%
40 Xadiith
25%
60 Xadiith
23%
80 Xadiith
Immisa sano ayaa uu noolaa Nabi Luud Calayhi Salaam?
Anonymous Quiz
8%
20 sano
16%
40 sano
23%
60 sano
53%
80 sano
Waxaad Sheegtaa Suuraddii ugu horeysey ee ka hadashay Duulaanadii ama dagaaladii dhex maray Muslimiinta iyo Gaalada?
Anonymous Quiz
22%
Suuratu Aala Cimraan
17%
Suuratul Acraaf
28%
Suuratul Anfaal
33%
Suuratu At-towba
Waxaad sheegtaa nabigii ilaahay ku amray inuu wiilkiisa gowraco?
Anonymous Quiz
8%
Nabi Nuux CS
4%
Nabi Luud CS
81%
Nabi Ibraahiim CS
6%
Nabi Yuunis CS
Waxaad sheegtaa magaca shakhsigii gaalka ahaa ee uu ku dhintay ama uu dilay Nabiga ﷺ ee dagaalkii Uxud?
Anonymous Quiz
26%
Waliid Ibnu Mughiir
39%
Ubaya Ibnu Khalaf
14%
Cabbullaahi Ibnu Ubaya
22%
Musaylama
Waxaad sheegtaa Suuradda lagu sheegay ama lagu xusay Qisadii Dul Qarnayn?
Anonymous Quiz
14%
Suuratul Baqara
15%
Suuratul Anfaal
61%
Suuratul Kahfi
10%
Suuratul Furqaan
Waxaad sheegtaa sanadkii uu dhashay khaliifkii 2-aad ee dowladdii Cabaasiyiinta ee Abuu Jacfar Al-mansuur?
Anonymous Quiz
37%
Sanadkii 95-aad ee Hijriga
28%
Sanadkii 85-aad ee Hijriga
18%
Sanadkii 75-aad ee Hijriga
17%
Sanadkii 65-aad ee Hijriga