Ahmed Alem
506 subscribers
750 photos
86 videos
10 files
862 links
We work on building your forex skills, giving you profitble signals and managing your accounts join for free.

BLUE IS OUR ACTIONABLE MOTIVATION.
Download Telegram
Gold waloow aan ka guuleystay Suuqa BUY badan ee ka jirtay Xaalka America ee Aad u qasan tahay Maalmahan Iyo Trump oo Warkiisa Isdaba Joog yahay Waan Ka Guuleystay Wali Suuq Sell inuu usoo Laabto aaan rajeynaa Waloow aan ka dagay Xaalka ayaan Qiimeyn doonaa
GUUL DHAMAN ASXAABTEYDA πŸ™
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Maxaa Ka Wanagsan Markii Withdarawal Aad La Baxeyso Waxaan Video gaan Idinkugu Tusay Sida ugu Fudud ee aan Lacagta Ula Baxay Isla Daqiiqad eey Dhamaan eey Lacagteyda Wallet keyga Mpesa Ugu Soo gashay Alhamdulilah 🀲
F.G Ardayda Kenya Joogaan Waa Ila Soo Xariiri karaan sida ugu fudud eey Mpesa DEPOSIT/WITHDARAWAL U Sameyn lahaayeen JUSTMARKETS hadaad heysan waan la furaa
All Documents Intaan Passport/ID aheyn waan kaa Caawin doonaa Si Verifed ACC kaaga Lagaaga dhigo ayaan kuu Sameyn doonaa Mahadsanidiin πŸ™
GUULEYSTA MEEL WALBA AAD JOOGTAAN πŸ‘
2 Trade Oo Aan BTCUSD(BITCON) ka qaatay Guul Ayey Kusoo Dhamaadeen Alhamdulilah
Channel name was changed to Β«Trade With Ahmed AlemΒ»
GOLD MAANTA WAAN KA SHAQEYSANAY INTA NALA GUULEYSTAY DADAAL AYAA INOO BALAN AH
JIMCO WANAAGSAN πŸ˜ŠπŸ’΅πŸ“Š
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
DADAALKA BADAN GUUSHIISA WAA NUUCAAN OGOOW QOF WALBA INTUU DADAALO AYUU MIRAHIISA GURANAA
WITHDRAWAL VIDEO πŸ’΅πŸ’΅πŸ’΅πŸ“ŠπŸ“ŠπŸ“Šβ€οΈβ€οΈβ€οΈ
#TRADEWITHAHMEDALEM πŸ“Š
I AM HUNTING MIDDLE OF THE NIGHT πŸ¦πŸ“ŠπŸ’΅πŸ«‘πŸ‡ΈπŸ‡΄

#TRADEWITHAHMEDALEM
πŸ‘1