Ahmed Alem
505 subscribers
750 photos
86 videos
10 files
863 links
We work on building your forex skills, giving you profitble signals and managing your accounts join for free.

BLUE IS OUR ACTIONABLE MOTIVATION.
Download Telegram
Trade kii ugu horeeyay ee Maanta Xili Saq dhexe aan Maqaalinta Tuurtay ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿ“Š๐Ÿ“Š๐Ÿ“Š๐Ÿ’ต๐Ÿ’ต๐Ÿ’ต๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ
Last week 3 Maalin Ayaan Ka Trade Gareeyay 38$ ayaan Withdarawal Ku Sameyay First Deposit 10$ buu ahaa
ALHAMDULILAH ๐Ÿคฒ
Gold waloow aan ka guuleystay Suuqa BUY badan ee ka jirtay Xaalka America ee Aad u qasan tahay Maalmahan Iyo Trump oo Warkiisa Isdaba Joog yahay Waan Ka Guuleystay Wali Suuq Sell inuu usoo Laabto aaan rajeynaa Waloow aan ka dagay Xaalka ayaan Qiimeyn doonaa
GUUL DHAMAN ASXAABTEYDA ๐Ÿ™
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Maxaa Ka Wanagsan Markii Withdarawal Aad La Baxeyso Waxaan Video gaan Idinkugu Tusay Sida ugu Fudud ee aan Lacagta Ula Baxay Isla Daqiiqad eey Dhamaan eey Lacagteyda Wallet keyga Mpesa Ugu Soo gashay Alhamdulilah ๐Ÿคฒ
F.G Ardayda Kenya Joogaan Waa Ila Soo Xariiri karaan sida ugu fudud eey Mpesa DEPOSIT/WITHDARAWAL U Sameyn lahaayeen JUSTMARKETS hadaad heysan waan la furaa
All Documents Intaan Passport/ID aheyn waan kaa Caawin doonaa Si Verifed ACC kaaga Lagaaga dhigo ayaan kuu Sameyn doonaa Mahadsanidiin ๐Ÿ™
GUULEYSTA MEEL WALBA AAD JOOGTAAN ๐Ÿ‘
2 Trade Oo Aan BTCUSD(BITCON) ka qaatay Guul Ayey Kusoo Dhamaadeen Alhamdulilah
Channel name was changed to ยซTrade With Ahmed Alemยป
GOLD MAANTA WAAN KA SHAQEYSANAY INTA NALA GUULEYSTAY DADAAL AYAA INOO BALAN AH
JIMCO WANAAGSAN ๐Ÿ˜Š๐Ÿ’ต๐Ÿ“Š