SAAN IDIN SHEEGAY GOLD LAMA AAMINI KARO BE AAN GALAY WUUNA IGA SAARAY HOOS UU U JABSADAY MARKUU SOO LAABTAY AAN TRADE KALE KA GALAY ISLA MEESHII WUUNA SII SOCDA LKN 5$ SL AYAAN DHIGAY GUUL AMA GOBANIMO AA NOO BALAN AH SUXUUR WANAAGSAN ASXAABTEYDA
MEESHAAS AAN KU HARAY DANTEEYDA AA KU JIRTO GOLD SAANSAAN SELL OO XOOGAN INUU SOO WADAAN KA SHAKIYAY MAALINKA HA IDIN WACNAADO WAAGA WAA BARYEE DAGAALKII GOLD NAGA DHEXEYAY HALKAAS AYUU KU EGYAHAY LONDON OPEN AYAA NOO BALAN RAMADAN MUBARIK 🌙