Ahmed Alem
505 subscribers
750 photos
86 videos
10 files
863 links
We work on building your forex skills, giving you profitble signals and managing your accounts join for free.

BLUE IS OUR ACTIONABLE MOTIVATION.
Download Telegram
Forwarded from IAMKOROR TST+TMR
Asc Dhamaan Asxaabteda Habeen Wanaagsan
Mudo Badan aan Ku Trader Gareeynay #JUSTMARKET waan ka Cadiimeysanay wixii alle nooga calfay waan helnay balse Markaan anagoo JUSTMARKET heeysana ayaan ka War dooni doonaa #EXNESS oo aan Caawa furay waxaan rajeynaa inan Guul ka keeno insha allah waloow aan Rer Somalia eey Isticmaali karin oo la ogaleyn wixii KENYA jooga iyo Wadamada kale ha ila soo xariiraan telegram keyga waan ka caawin doonaa sida loo furto insha allah
My Telegram
@AhmedAlem
👍1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
WAR TUUGADA WAA SOO BATEEN HALEYSKA ILAALIYO YAAN LA AAMININ NIN KU DHAHAY LACAGTAADA II SOO DIR SI AAN KUUGU SHAQEEYO 2025 QAABKAAS QOFKII KUULA YIMAADA HAKA YEELIN WALALKEY AMA WALASHEY ADIGA WAX BARO EE SHAQEYSO
10$ To 28$ JUSTMARKETS BEST BROKER I EVER TRADE IN MY LIFE
GOLD HUNTER 📊🔥
SHAQAA NOO BALAN AH 👍
Trade kaas aan qaatay waana ka qabsaday
ALHAMDULILAH RAMADAAN IYO ROOB RER NAIROBI HADAAN NAHAY WAAN QABOOWSANAY
Waa Ka Qabsanay US30 ALHAMDULILAH 🤲📊📉📈💵