Ahmed Alem
505 subscribers
750 photos
86 videos
10 files
863 links
We work on building your forex skills, giving you profitble signals and managing your accounts join for free.

BLUE IS OUR ACTIONABLE MOTIVATION.
Download Telegram
GOLD HUNTER IN SUHUUR TIME 📊🇸🇴🔥
Asc Dhamaan Walalaha aan Halkaan ku midoownay Ramadaan Kareem Allaha naga aqbalo Soonkeena iyo Salaadeena
‼️‼️‼️
FARIIN QATAR AH OO MUDAN IN LEYSKA ILAALIYO DHAMAAN DHALINTA SUUQA FOREX NAGULA JIRTA QAASATAN KUWA HALKAAN EEYNU KU MIDOOWNAY

Somali hadaan nahay maku cibri qaadano dhib walba oo nasoo gaara weynu ku noqnoqonaa Tuugada Suuqaan ayagoo MALAYIIN nooc ah ayey dadka MASAKIINTA lacagtooda cunaan ayagoo iskaga dhigaayo iney FAA’IDO u sameynaayaan fariimaha hoose ku xusan waa ARDAY la dhacay ee Walal iska Ilaali qofka numberkaas wata iyo kuwa la midka ah ARDAYDANA halooga digo yaan lagu kadsoomin
Forwarded from karaama Yare
Bro waxaa rabay inaa kula wadaago arin ani iquseysa oo ah
Inaan lacag maalgashi gashty kadibna waa leegu booqday
Sxp marka waxaan rabay inaan dhalinta ooga digato dadka noocaas oo kle
Waxey Lee yihin telegram oo dadka ku qiyaaamaan waxaana oogu qoran maalgashi
Lambarkoodana waa kan +252 68 6735437
Forwarded from karaama Yare
Forwarded from karaama Yare
Zxp waxan si sharaf kaaga codsanayaa inaad lawadaagto dhalinyarada raba iney maalgashi sameeyaan ninkaan waa qiyaanole usoo dhigtay xoolaha dadka

Lambarkiisana waa kan 68 6735437
Forwarded from IAMKOROR TST+TMR
Asc Dhamaan Asxaabteda Habeen Wanaagsan
Mudo Badan aan Ku Trader Gareeynay #JUSTMARKET waan ka Cadiimeysanay wixii alle nooga calfay waan helnay balse Markaan anagoo JUSTMARKET heeysana ayaan ka War dooni doonaa #EXNESS oo aan Caawa furay waxaan rajeynaa inan Guul ka keeno insha allah waloow aan Rer Somalia eey Isticmaali karin oo la ogaleyn wixii KENYA jooga iyo Wadamada kale ha ila soo xariiraan telegram keyga waan ka caawin doonaa sida loo furto insha allah
My Telegram
@AhmedAlem
👍1