I Deposited 10$ 02:21 i get Profit After 1:49 minutes 04:09 Alhamdulilah GOLD HUNTER 🇸🇴
WAX HALA BARTO DHALINYAROOY DADAAL LA’AAN MEELNA LAMA GAARO
GUULEYSTA MY TEAM 📊🙏

Asc Dhamaan Walalaha aan Halkaan ku midoownay Ramadaan Kareem Allaha naga aqbalo Soonkeena iyo Salaadeena
‼️‼️‼️
FARIIN QATAR AH OO MUDAN IN LEYSKA ILAALIYO DHAMAAN DHALINTA SUUQA FOREX NAGULA JIRTA QAASATAN KUWA HALKAAN EEYNU KU MIDOOWNAY
Somali hadaan nahay maku cibri qaadano dhib walba oo nasoo gaara weynu ku noqnoqonaa Tuugada Suuqaan ayagoo MALAYIIN nooc ah ayey dadka MASAKIINTA lacagtooda cunaan ayagoo iskaga dhigaayo iney FAA’IDO u sameynaayaan fariimaha hoose ku xusan waa ARDAY la dhacay ee Walal iska Ilaali qofka numberkaas wata iyo kuwa la midka ah ARDAYDANA halooga digo yaan lagu kadsoomin