Ahmed Alem
503 subscribers
750 photos
86 videos
10 files
863 links
We work on building your forex skills, giving you profitble signals and managing your accounts join for free.

BLUE IS OUR ACTIONABLE MOTIVATION.
Download Telegram
Asalamu Aleykum Dhaman Walalaha Aan ku Midoownay Halkaan Ee Hayaanka FOREX kuwada jirno Asxaab badan oo waxaa jiray aad ii weeydiiyay inaan dib usoo celiyo Account aan dhaafin jiray Sidii waagii hore ee FIDELCREST aan u dhaafinay oo kale si dhalinta dhaafin weeysay eey MORAL ,MOTIVATION,DHIIRI GALIN ugu noqoto una Aaminaan in Suuqaan Lacag Laga sameeyn karo Nin walbana intuu dadaalo uu miraheeda guranaayo .
Waxan Furay ACCOUNT FUNDING PIPS ah oo aan rabo inaan PHASE 1 , 2 aan rabo inaan dhaafiyo mudo kooban 31/07/2024 ayan furay sida aad ka aragto sawirka muddo 6 maalmood ayuu furan yahay 3 maalin waan trade gareeyay 3 maalin kalena waan mashquulay oo Sabti iyo axad eey ku jirtay 3% ayaan ku daray waxaan rajeynaa alle inuu igu guuleeyo sidii kii hore oo kale Walaladey ACCOUTIGOODA dhaafin waayayna dhiiri galin u noqoto ayaan alle ka rajeynaa si wada jir ah aan u wada guuleysano Halku dhigeena waa
#WECAN💪
👍1
Forwarded from Ahmed Alem (Ahmed Alem)
👍1
Asc dhaman walalaha aan halkaan aan ku midoownay waana idin soo dhaweynaa mar kale waan ku faraxsanahay inaan walalahey garabkooda ahay waqti kasto waxaan rajeynaa inaan guulo fiican wada gaarno inanoo isku xiran Suuqa inta aan idinku dhaamana garabkiina ayaan ahay waxba idinkama hakran doono ee kaliya waxa wanaagsan waxey tahay in leys maqlo oo daacad noqoto guusha aan rabno inaan ka dhabeeyno Alle idamkii waan guuleysan doonaa Bari oo Taarikhda Tahay 11/08/2024 08:00 Habeenimo waxaan noo Qaban doonaa Zoom aan Halkaan WhatsApp soo dhigaa kaas oo gaar noo ah qof walba oo nala gali doono HAYAAN ka Safarkeena qaabka aan u wada socon laheyn iyo sidaan hoowsha ku bilaabi laheyn sida ugu dhaqsiyaha badan 12/08/2024 oo ah Maalinka Xigto Aad ayaan idinku mahad celinaa walaalahey qaaliga ah waqtiga aan ilaalino Bari 08:00 Habeenimo waqtiga Afrika Alle Idamkii
GUNAANUD
Waxaan Si gaar ugu Mahad Celinaa Walalahey
@⁨Mohamed Shariif⁩
@⁨Ismail Faataho⁩
Oo Suura gal ka dhigay in Hoowshaan qabsoonto walal jira ayaad tihiin Guuleysta Qalbiga ayaan idinka Og soonahay Sida aad u jeceshihiin Guusha Walaladiin

N.B
Walalaha jecel ineey ku soo biiraan waxan lee yahay wali waqti waa dhiman yahay La xariira Mo Shariif Iyo Ismail Fataho si aad ugu soo biirtaan Groupka WhatsApp ka Si aad Isniinta Noola gasho HAYAANKA GUUSHA
La Xariir
Ismail Fataho +252 61 2267569
Mo Shariif +357 94 089803
👏2
Asxaabta aan Ogeyn waxan u sheegaa inaan bilaabi rabno 10k Account qofkii heeysta oo dhaafin waayay dhibna ku noqotay inuu baasiyo Lacagna La boxo inaan garab isku siino inuu qof walba oo nagu soo biiro guul la sameeyno Ilaa uu Lacag kala boxo Allena aan Talo saarano garabna ku siino marka hadii aad awoodi karto oo Account 10k heeysato nagula soo biir si aan u wada guuleysano La Xariir

+252 61 2267569 Ismail Fataho

+357 94 089803 Mo Shariif
Si groupka Laguugu soo daro

Ogoow hadii Account 10k heeysto ee aad -minus ku jirto waxba kama qaban karno Suura galna maaha inaad naga mid noqo balse hadii aad +Profit tahay waad naga mid noqon kartaa ardayda Luuqa Su’aalaha isoo weydiinaayo waxaan rajeynaa iney Cadahay Jawaabtooda
Dadka heeysto Account aan aheyn 10k hadaad heeysato 5k ‘ 15k ‘ 25k ‘ 100k ‘ 200k
Ayagana waxaan u sheegaa ayaga waxaan u sheegaa Kama mid noqon kartaan Xumaana nagama aha mana idin Necbin ee Anaga Muhiimada 10k ayaan Saarnay waqtigiina wuu Imaan doonaa Guuleysta waana idinla joogaa Groupyada hadaad @AhmedAlem ahaan wax iiga baahato inaad i weydiiso ama si General u Trade gareeyneyno Mar walba diyaar ayan idin ahay waan joogaa Group ya deena Waa weyn Waadna Ila soo Xariiri kartaa Waqti walba diyaar ayaan idin ahay walalahey aan Jeclahay
Guul ayaad idin wada rajeynaa Suuqa Forex aan ka Guuleysano Si wada jir ah 🙏
GOLD WUXUU SAAKAY NOO DHAQAAQI WAAYAY GALABTA NEW YORK KADIB 90pips Aan KA QABTAY ALHAMDULILAH ✈️🔥📊📉📈