Ahmed Alem
505 subscribers
750 photos
86 videos
10 files
861 links
We work on building your forex skills, giving you profitble signals and managing your accounts join for free.

BLUE IS OUR ACTIONABLE MOTIVATION.
Download Telegram
RAJO SUG
GUUL
WAXBARASHO
Wali Dagaalkii ayaa socda Meesheey GOLD ku dambeeysa waan idin soo Update gareynaa insha allah
Guul aan Loo Rafaadin Guul Maaha 😜💲💴
Wali waa Socodaa Trade kii aan soo qaadanay Guushu Sabar ayey rabtaa iyo Dulqaad Hadii aad Intaas Aqoon Suuqaan inaad Sii joogto wey kugu Adkaan Doontaaa 🫡👍
Markaa Naftaada Ku Kalsoon tahay iyo Waxa aad baratay Waa iska Sidaan Tradekii Shalay Aan Soo Qaatay Si Qurux badan ayuu Iigu Dhamaaday Alhamdulilah
Guul Iyo Gobanimo 🛬💸💵🔥💲🛩
New Trade aan Hada Qaatay Waxaan Rajeynaa Guul Insha Allah ✈️💶💵💲
GUUL AYAA INOO BALAN AH INSHA ALLAH 🤲
✈️✈️✈️✈️✈️
HOOWSHA WAA SOCOTAA GUUL 🫡👍
Shaqada Wey Socotaa
1
Si Qurux badan ayuu Gold u socdaa 🫡💎🙏🏼
Rajada Soo Socota Ee Gold Aan Rajeynaayo Sida Eey Ila Tahay Waa Nuucaas Alle Idankiis 👍❤️💵
70% Aan ka xirtay BE Waan Galay Xaalkeeyga BARAA BARAA Waaye 😂✈️💲💵❤️
BE HA I TAABAN KUMA TAABANAAYI 😂😂😂😂
😁1
Masha Allah Hoowsha Waa Dhowdahay Tradekii Gabagabadiisa Baa Soo Dhawaatay
TARGET KEENA WAA SOO DHAWAADAY ❤️
1
WAX YAR OO DHAMAADKII AYAA HARAY GUUSHII AYAA AFKA U SAARANAHAY
1