Target keyga oo 750 ahaa waan badalay 1000 baan ka dhigay Sababo Muhiim aan arkay oo Strategy geyga ka ogaaday waa Inoo Target Kaas
Markaa Naftaada Ku Kalsoon tahay iyo Waxa aad baratay Waa iska Sidaan Tradekii Shalay Aan Soo Qaatay Si Qurux badan ayuu Iigu Dhamaaday Alhamdulilah