Ahmed Alem
505 subscribers
750 photos
86 videos
10 files
861 links
We work on building your forex skills, giving you profitble signals and managing your accounts join for free.

BLUE IS OUR ACTIONABLE MOTIVATION.
Download Telegram
Profitka oo Waxyar kadhiman ayuu Laabtay Balse Isma Dhiibin
Dicipline iyo Managment Waxey u Badan tahay in Tp geyga La tagi doono Alle Idankii
Target keyga oo 750 ahaa waan badalay 1000 baan ka dhigay Sababo Muhiim aan arkay oo Strategy geyga ka ogaaday waa Inoo Target Kaas
RAJO SUG
GUUL
WAXBARASHO
Wali Dagaalkii ayaa socda Meesheey GOLD ku dambeeysa waan idin soo Update gareynaa insha allah
Guul aan Loo Rafaadin Guul Maaha 😜💲💴
Wali waa Socodaa Trade kii aan soo qaadanay Guushu Sabar ayey rabtaa iyo Dulqaad Hadii aad Intaas Aqoon Suuqaan inaad Sii joogto wey kugu Adkaan Doontaaa 🫡👍
Markaa Naftaada Ku Kalsoon tahay iyo Waxa aad baratay Waa iska Sidaan Tradekii Shalay Aan Soo Qaatay Si Qurux badan ayuu Iigu Dhamaaday Alhamdulilah
Guul Iyo Gobanimo 🛬💸💵🔥💲🛩
New Trade aan Hada Qaatay Waxaan Rajeynaa Guul Insha Allah ✈️💶💵💲
GUUL AYAA INOO BALAN AH INSHA ALLAH 🤲
✈️✈️✈️✈️✈️
HOOWSHA WAA SOCOTAA GUUL 🫡👍
Shaqada Wey Socotaa
1
Si Qurux badan ayuu Gold u socdaa 🫡💎🙏🏼