TRADE KII LABAAD OO AAN KU GUULEYSTAY MAANTA 2 WIN TRADES ALHAMDULILAH 🤲
Profitka oo Waxyar kadhiman ayuu Laabtay Balse Isma Dhiibin
Dicipline iyo Managment Waxey u Badan tahay in Tp geyga La tagi doono Alle Idankii
Dicipline iyo Managment Waxey u Badan tahay in Tp geyga La tagi doono Alle Idankii
Target keyga oo 750 ahaa waan badalay 1000 baan ka dhigay Sababo Muhiim aan arkay oo Strategy geyga ka ogaaday waa Inoo Target Kaas