Ahmed Alem
506 subscribers
750 photos
86 videos
10 files
861 links
We work on building your forex skills, giving you profitble signals and managing your accounts join for free.

BLUE IS OUR ACTIONABLE MOTIVATION.
Download Telegram
Ahmed Alem
Photo
TRADE KAAS HALKAAS AYAAN KU XIRAY QOFKII ILA SAARNAA HAKA DAGO ASXAABTA
Asc Dhamaan Asxaabteyda Qaaliga After Long Time Hoowlaha Aduunyada ayaa nakala Irdeeysiiyay Inaad Nimco iyo Baraare Ku Jirtaan ayaan Rajeynaa Waana Idin Wada Salaamaa Isku soo Laabasho Wanaagsan
Waa kaas Trade kii Iigu Horeeyay After Muddo Kadib
Si Qurux badan ayaan Ku Socdaa Guul Ayaan Rajeynaa
Asc Subax wanaagsan Asxaabta
1👏1
Trade kaas aan galay saacad kahor anoo jaanis fiican u arko Amazing wuu i sharfay BTCUSD uu ahaa Alhamdulilah
Alhamdulilah Allow Adaa Mahad Leh. 🤲
Jaanis Lama Helaan Uu Ahaa ❤️
1