Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Fadlan Muuse Iyo Haawo π«΅
Hala Laga Faa'iideysto Soonka Bari Insha Allah π
Friendly Message π

Asc Dhamaan Azxaapta Zupax Wanaagsan π
Waxaan Filayaa Inuu Qof Waliba Caafimaad Qabo.
Rabiyoow Caafimaadka Noo Siyaadi Alhamdulilaah π€²
Maalin Kale OO Qurux Badan Weeye β

Waa Trade kaan βοΈβοΈβοΈ Maanta Gold Qaatay Bal Ufiirso Wixii Comment ahna Waaa Furan tahay π
Forwarded from Ahmed Alem
Asc Dhamaan Asxaabteyda qaaliga Habeen ku Ha idin wacnaado Inta Aroortii Aragtana Fariinteyda Subax Wanaagsan ayaan lee yahay Shalay Galab Suuqii wuu noo dhaqaaqi waayay BE ayaan kuwada dhameystay balse Trade 20:30 Habeenimo kadib aan u arkay mid Profitble inuu noqon karo ayaan Shiishka Saartay Alle Mahadii 450$ ayaan ka helay Waloo Uu Trade kii Maalin kale ila galay 20$ oo Commition iyo Overnight baa la iiga goostay Balse 430$ in One Single Trade is Amazing Allow Mahadaa Cilmigaad Na haleeshiisay iyo Dulqaadkii Aan Sugay inaan Trade kaas TP Giisa gaaro
Forwarded from Ahmed Alem
MAHADCELIN
Dhamaan Saaxiibadeey aad ayaan u salaamay Intii iga war heeysay oo Soo Laabashadeyda ogeyd waaba i ogaayeen intii aan ka war qabin asxaabteeyda Halkan aan ku midoownay waan soo laabtay ayaan lee yahay Intii aan xanuunsanaa intii aan qaliin ku jiray iyo intii aan Bukaan jiif ahaa Ducadiina iyo Garab istaagiina Qalbiga ayaan idinka ogsoonahay 100/90 waan fiicanahay hada inta dhimana Alle ha ii dhameeyo Waadna Mahadsan Tihiin Walaladey qaaliga Allaha idin Sharfo meel Walba aad joogtaana Allaha Idinku Amaansado πβ€οΈ
Dhamaan Saaxiibadeey aad ayaan u salaamay Intii iga war heeysay oo Soo Laabashadeyda ogeyd waaba i ogaayeen intii aan ka war qabin asxaabteeyda Halkan aan ku midoownay waan soo laabtay ayaan lee yahay Intii aan xanuunsanaa intii aan qaliin ku jiray iyo intii aan Bukaan jiif ahaa Ducadiina iyo Garab istaagiina Qalbiga ayaan idinka ogsoonahay 100/90 waan fiicanahay hada inta dhimana Alle ha ii dhameeyo Waadna Mahadsan Tihiin Walaladey qaaliga Allaha idin Sharfo meel Walba aad joogtaana Allaha Idinku Amaansado πβ€οΈ
Asc Dhamaan Azxaapta Zupax Wanaagsan π
Waxaan Filayaa Inuu Qof Waliba Caafimaad Qabo.
Rabiyoow Caafimaadka Noo Siyaadi Alhamdulilaah π€²
Jumco Mubaarak π