This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from Dhiiragaliye (Muhammad Bin Faarax)
Wali ma booqatay pagekaan
https://www.facebook.com/waxaadtahaysaxaabiyad
Feminist waa dumar aaminsan inay radiyan xaq ka maqana wanaa dumar naceeb ragaa wana dumar aan aaminsaneyna Inuu Allah xaq falay oo waxeyba aaminsan yihiin inuu ukala leexday adomadiisa .
Qodobo Noloshada Muhiim U ah🥰❤️
1. Ilaahey Maahe Cid Kale Oo Kuu Baal Gudi Karto Majirte Wx Ha Xisaabsanin Ilaaheyga Xasiibka Ahaa Kuu Xiisabinaye Adiga Ixtisaabso
2. Ku Raaxeyso Waajibadkaga inaad Gudatid Ee Haku Raaxeysan Xuquuqdada Inaad Raadiso
3. Kala Saar Ra'Yiga Dadka Ku Siinayaan Iyo Xaqiiqada
4. Shay Walbo Oo Kaa Fogeynayo Muhiimada Nolosha Aad Utimid Tuur Hana Ka Shakinin.
#AdoontiiRabbi

Xilliyada ugu haboon ducada:
- Xilliyada Sujuudda.
- Dhammaadka Salaadaha.
- Wakhtiga u dhaxeeya Adaanka iyo Iqaamka.
- Marka aad dhammayso waysada.
- Marka aad soomman tahay.
- Marka aad affurayso.
- Badhtamaha habeenkii markaad salaad iyo duco u kacdo.
- Maalinka Jicmaha ah.
- Xilliyada safarka.
- Marka aad biyaha Zamzam’ka cabayso.
Afkaagu yuu ku gabin - Allah oo aad barido waxaad ku heli kartaa wax kasta oo aad baahi u qabto.
Mohamed A. Kahn
- Xilliyada Sujuudda.
- Dhammaadka Salaadaha.
- Wakhtiga u dhaxeeya Adaanka iyo Iqaamka.
- Marka aad dhammayso waysada.
- Marka aad soomman tahay.
- Marka aad affurayso.
- Badhtamaha habeenkii markaad salaad iyo duco u kacdo.
- Maalinka Jicmaha ah.
- Xilliyada safarka.
- Marka aad biyaha Zamzam’ka cabayso.
Afkaagu yuu ku gabin - Allah oo aad barido waxaad ku heli kartaa wax kasta oo aad baahi u qabto.
Mohamed A. Kahn
Forwarded from Dhiiragaliye (Muhammad Bin Faarax)
🎶Dhageysi Buugga waxaad tahay Saxaabiyad
👉Qeybta 1aad
👉Qeybta 2aad
👉Qeybta 3aad
👉Qeybta 4aad
👉Qeybta 5aad
👉Qeybta 6aad
👉Qeybta 7aad
👉Qeybta 8aad
👉Qeybta 9aad
👉Qeybta 10aad
👉Qeybta 11aad
👉Qeybta 12aad
👉Qeybta 13aad
👉Qeybta 14aad
👉Qeybta 15aad
👉Qeybta 16aad
👉Qeybta 17aad
👉Qeybta 18aad
👉Qeybta 19aad
👉Qeybta 20aad
👉Qeybta 21aad
👉Qeybta 22aad
👉Qeybta 23aad
👉Qeybta 24aad
👉Qeybta 25aad
👉Qeybta 26aad
👉Qeybta 27aad
👉Qeybta 28aad
👉Qeybta 29aad
Ramadaankii hore ayaan duubay, buugga inta uusan soo bixin😊

Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"Alle ka cabso meelwalba oo aad joogto,Xumaan marka aad samaysona wanaag kadaba samee-xumuhu wanaagga wuu baabi'ine,Dadka dhaqan wanaagsan kula dhaqan"
__
Alle ka cabso meelwalba oo aad joogto;meel lagaa arkayo iyo meel aan lagaa arkaynba,xumaan markaad samaysona wanaag kadaba samee,yacnii xumaan markaad sameeso misna wanaag kadaba sameeso denbigii xumaha wanaaggan dambe ayaa biibiin,dadkana dhaqan wanaagsan kula dhaqan;af iyo addinba.
#Axadith
#r2024

"Qur'aanku waa casuumadii rabbi inoogu talo -galey in aan qofna ka qadin- qofkii awooda in uu wax uun ka bartaa haw degdego, guryaha aan lagu xusin kitaabka Ilaahay waa kharaab aan wax khayr ahi dhex oolin. shaydaankuna waa ka carara guriga lagu akhriyo suuratul al- baqara"
-Ibnu mascuud RC
Allahayow Ahlul Qur aan Naga dhig
#Tibyan
-Ibnu mascuud RC
Allahayow Ahlul Qur aan Naga dhig
#Tibyan
Ibnu jawzi allah ha uraxmadee wuxuu dhahay: " adoon muslim ah ma jiro oo rasuulka (salaalhu calyhi wasalam) saligiisa badiyay , ilaa haduu jiro alle wuxuu Qalbigiisa yeelaa nuur , denbigiisa wuu dhafaa , laabtiisa ayuu u waasiciyaa , arimihiisana wuu fududeeyaa.
#AdoontiiRabbi
#AdoontiiRabbi
aniga xaqaa igama maqna oo waxaba aaminsanahy inaa ka xaq badanahy ina rageed oona ka naxriis badanahy mana jirto xaq aan ku raadiye meel ay isku imadan rag iga ajnabi ah 😑
#highlights
#highlights