Aisha Bintu Ahmed
15.3K subscribers
2.24K photos
54 videos
19 files
600 links
"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌

Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021

WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed
Download Telegram
Qofkii qur’aanka la jira..
Qur’aanku wuxuu u noqon saaxiibka xilida kalinimda,dawada xanuunka, wehelka xiliga cidlada , iyo kuhagaha jannada

Carabkeena aan kayeelno mid marwaliba uu kaqoyanyahy xuska allh🤍.

Jimco wanaagsan 😊❤️

Saliga nabiga ha ilaawinaa .
[Cilmu nafsi dumarka ku saabsan.]👇

1- Gabadha way dhoola cadaysaa marka ay aragto qofka ay sida dhabta ah u jeceshahay dhoola cadeyntaas farxad ayaa ka keentay.

2- Gabdhaha saaxiibada dhabta ah waxbo ma kala qarsadaan midkood hadduu qof naco ama ay is dagaalan tan kalena way la nacdaa.

3- Cilmu nafsiga wuxuu leeyahay gabdhaha 95% way naxaris badan yihiin balse uma naxristaan qofka aan iyaga u naxrisan.

4- Gabadhu inta badan way ka caajistaa markii shaqo loo diro balse mar hadday hawsha faraha la gasho wax kasta way sii dhamaystirtaa.

5- Gabdhaha way xishood badan yihiin wayna aamusnan badan yihiin marka ay ka ag dhaw yihiin wiilal aysan aqoon balse wax ka qaylo badan ma jiraan markay la joogan wiilal ay yaqaanan sida saxiibadood walalahood.

#AdoontiiRabbi
⭕️❗️ Community ++ ⚪️
━━━━━━━━━━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
@Diinteenna_Macaan
@Al_xakiim
@Quruxdaislaamka
@Hidaayatu_Rabi
@hogaan_Dumar
@Dhaqan_wanaag
━━━━━━━━━━━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
━━━━━━━━━━━━━━━━
@XikmadoSom
@Dhiiragaliye
@Mucaashaq_Jacayl
@AishaAhmed99
@QalbiDhaye143
@kalimakariim
@xaqiiqadanolosha
@Albaanichannel252
@Ruuxda

━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
━━━━━━━━━━━━━━━━
@Dareen_side
@Hasancaashaq)
@daren_jaceyl
@Mohametahmed
@Noqoxiddig
@FAAIDOCHANEEL
@DunnidaSuugaanta

━━━━━━━━━━━━━━━━
🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓
━━━━━━━━━━━━━━━━
@maanhage
@farsamada
@goodirfx
@KobciAqoontaada2
@guuleyso11
━━━━━━━━━━━━━━━━
📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
━━━━━━━━━━━━━━━━
@somalibooks
@Somalilibrary
@kobciyebooks
@somalienglish3

━━━━━━━🔺━━━━━━━━━
https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk
━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
Hal maalin yeysan ku dhaafin /ka tagin adigoon qur'aanka aqrin xataa hal bogna ha ahaadee wax uun ka aqriso qur'aanku waa nolol raaxo iyo qabow badan waana saaxiibka kaliya ee aanan kaa tagynin..

#quraan

@aishabintuahmed
Wali ma maqashay qaabka loo burburiyay sanamkii ugu weynaa hindiya

Daawo 👉
https://youtu.be/P788D_WlE2A
Mararka qaar Waxaa jiraan xasuuso uu Qofka diidayo Xitaa inuu naftiisa U qirto.😐👌

#AdoontiiRabbi
Sometimes, you can strongly feel when someone is making dua for you. Sometimes, you can strongly feel when someone is missing you. Alhamdulillah, Allah has blessed us with intuitions and senses. Sometimes, the strong urge for something is guidance from Allah. Don't ignore these!
قال أبو سعيد الخراز رحمه الله: مَنْ أحَبَّ اللهَ أحَبَّ كلامَ الله، ولم يشبع من تلاوته.

Wuxuu dhahay abu saciid al-kharaaz " qofkii illaahay jeclaada wuxuu jeclaadaa hadalka alle ( qur'aanka) kamana dhergo akhrintiisa".

Alle ha inaga yeelo kuwo alle iyo quraankiisa jecel, aan marnaba ka daalin akhrinta kitaabka alle.

#Tibyan
‏قال العلامة ابن عثيمين - رحمه الله:(إذا رأيت مِن نفسك أنك كلما تلوت القرآن ازددت إيماناً ؛ فإن هذا من علامات التوفيق ).
Wuxuu yidhi ibnu cuthaymiin:" Hadaad naftaada ka aragto markasta aad qur'aanka akhrido inaad iimaan siyaadsatay , taasi waxay kamid tahay calaamadaha tawfiiqda

Yaa Rabbi Ahlul Quraan naga dhig🤲

#Tibyan
Aisha , i jecelow jacayl aan waarayn, jacayl aan ballamo lahayn, jacayl aan masuuliyad lahayn. Jacayl farxad iyo qosol ku dhisan filashana ka maran.

Jacaylkaygii waxa aan ku jeclaanayaa jacayl aysan berri jirin, jacayl aan lihi la isu qaadanayn, jacayl daqiiqad walba dhammaan kara, jacayl wadnuhu la garaacmo hubanti la’aanta dhexdeenna dhooban.

Jacaylkaygii, isii jacayl aan ku illaawo wax walba oo horay ii soo maray, jacayl illintu indhahayga soo buuxiso markasta oo aan kula qaato waqti u qalma xasuusasho.

Jacaylkaygii, waxa aan ku siinayaa jacayl aad ku illowdid in aad tahay, qof wayn oo leh masuuliyado waawayn, jacayl dib kuugu celiya carruurnimadii, iyo xilligii qar iska xoornimada. Jacayl xasuustaada ka buuxsama, si le’eg sida ay kuu xanuujinayso iswaayitaanka daqiiqad walba imaan kara.

Jacaylkaygii, waxa ay dhahaan noolow inta aad nolosha helayso, jacaylkeennu waxa uu ahaanayaa jacayl astaan u ah isu dhawaansho, si le’eg kala fogaansho iyo wax walba oo labadaas u dhaxeeya. Qabo gacantayda oo ila dhex lugee duni wayn oo lama yaqaan ah.
Clear rejection is better than fake promise
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🫧 @somalibooks 🌪
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join 👉 @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇 🕋Muslim Channels🕋👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🎥 @Diinteenna_Macaan
🎥 @Al_xakiim
🎥 @Quruxdaislaamka
🎥 @Hidaayatu_Rabi
🎥 @hogaan_Dumar
🎥 @Dhaqan_wanaag
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇😂JOKES AND FUN😂👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🎧 @XikmadoSom
🎧 @Dhiiragaliye
🎧 @Mucaashaq_Jacayl
🎧 @AishaAhmed99
🎧 @QalbiDhaye143
🎧 @kalimakariim
🎧 @xaqiiqadanolosha
🎧 @Albaanichannel252
🎧 @Ruuxda
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇📽ENTERTAINMENT📽👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
✍️ @Dareen_side
✍️ @Hasancaashaq)
✍️ @daren_jaceyl
✍️ @Mohametahmed
✍️ @Noqoxiddig
✍️ @FAAIDOCHANEEL
✍️ @guuleyso11
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇 📲 Educations 📲👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📲 @maanhage
📲 @farsamada
📲 @KobciAqoontaada2

▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇📚 Pdf Books📚👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📕 @somalibooks
📕 @Somalilibrary
📕 @kobciyebooks

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🎯Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Waxaad si yaqiin ah u ogaata in haddii qofka muslimka ahi uu kitaabka Alle ku akhriyo niyad wanaagsan isagoo Qur'aanka weyneynaaya oo niyadda ku haya cidda uu hadalkiisa akhrinaayo weynideeda inuu yahay Rabbul caalamiin isla mar ahaantaana uu aayadaha ka baarandego uguna fiir-fiirsado sidii uu ugu hanuuni lahaa, haddii taasi dhacdo... waxa hubaal ah inuu akhriskaas dhamaysan doono isagoo yeeshay qalbi aan qalbigiisi hore ahayn iyo naf aan ahayn tii u ku bilaabay.. waxa uu xaqiiq ka helaa doona iimaan, naxariis iyo degaanansho.

Yaa Rabbi Ahlul Qur'aan Naga Dhig🤲

#Tibyan
Kulankii Aniga Iyo Uukow

Kulan aan qorshaysnayn oo ku bilowday,
- Fiicnaan ma dareemayo shaqo badanna waa ii taallaa.
- Maxaad jeclaan lahayd in aad samaysid.
- In aan badda tago ayay naftu doorbidaysaa.

Bajaaj ayaan raacnay, cabbaar baan ka cabannay nolosha na gu hareeraysan, daqiiqado dabadeed waxa aan joognaa xeebta liido oo aan kula kulmay jawi aanan horay ugu arag. Dadkii oo aad u yar, dayaxii oo badda bartankeeda heehaabaya, neecaw macaan oo aad moodid in ay leedahay ‘kaalay aniga igu illow wax walba oo ku dhibaya.’

Sidii gabar yar oo albaabka ka soo gashay aqalkii hooyadeed oo ay u hilowday ayaan sanka ula raacay carafta badda. Ma qaylisaa oo waxa laabtaada culaysinaya oo dhan bannaanka ma u soo saartaa. Saaxiibkay Abdulkadir oo ila socday ayaan iri ‘Ma qayliyaa?’ ‘Haa qayli, oo ka soo qaad in aysan cidina ku maqlayn.’

Maya go’aan fiican maaha ee deganaan u daawo hirarka is hardinaya ayaan nafta kula faqay. Waxa aan fariisannay xeebta, meel biyaha xoogaa u jirta, ciiddu waa ay qallalnayd, dharka aan wadanayna maahayn kuwo wasakh la ga ilaalinayo oo waan ugu soo talo galnay.

Taleefankaygii ayaan furay. Heeso aan is waydaarsanno ayaan is niri. Mid walba mar ayuu hal hees daarayaa waynu wada dhagaysan dabadeedna jawigaaas ayaan ku dhex dhumaynaa, liido oo cidlo ah, neecaw macaan iyo dayaxa oo korkaaga taagan sidii in uu markhaati ka yahay joogitaankaaga oo uu hubinayo wacnaantaada.

Agagaarka Wadnahaa ee uu Qaado Awais lillahi ayaa nasiib u yeelatay heesta koowaad, oo aniga doorashadayda ku timid.
Dhawr kale oo dhex taal ah, waxaa ku xigtay Abdi diini - Dawadii Naftaydaay . Buuga Cusub ee uu Soo wado Dhawaan Ee Naafada Caashaqa ayaan ku dheeraannay ka sheekaynta qisadooda. Heestii Amina Sahra ee Waa dab iyo naar caashaq ayaan ku soo gabo gabaynay jawi aan la ga sheekayn karin.

Kadib waan iska soo dhaqaaqnay oo Bajaaj ayaan soo raacnay, inta wadada kusoo jirnay Bajaajlihii oo ahaa saaxiibkeyga ayaa inoo shiday Hees uu si cusboonaysiis u qaadey Cabdi diini oo Ereyadeeda aan ka xasuusto : "Kuwa Nala da'da ahna way is doonanayaan Anagana duleedka iyo darbiyada wareegnaa Doqonimo weeyaan" Gurigeena ayaan nimid ugu dambayn
💎يا أهل باب الريّـــــان💎

📍‏صيام الأيّام البيض 💬

‏12 ذو القعدة - الإثنين 20/5/2024m
‏13 ذو القعدة - الثلاثاء 21/5/2024m
14 ذو القعدة - الأربعاء 22/5/2024m
15 ذو القعدة - الخميس 23/5/2024m

Ilaahey Hanaga Dhigo Kuwii Ka faaideysta 🤲
Dumar jeceylnimo waxaan maraa heer ninka shukansado in aan ka xanaqo marku idhaho dumarka wax dheertahay.!

aniga wax dumarka ma dheeri wllo 🥴😂
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:" ma idiin ka warramayaa wax tagsiiya oo baabiiya kulayka laabta(murugta..)-waa- in bil kasta 3cisho laga soomo"

#Axadith
#r2024
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Tacsida qofka iyo sawirkiisa kala reeba oo alle ka cabsada.!
Aniga markaa dhinto ma doonay ama ma rabo sawir aan leeyahay amaa qof la galay in la rajeeyo lagu soo dul qoro tacsideyda . Inta sawir leeyahay wareejin laheed isoo duceey oo alle ibary inuu inaxriisto walal.
Quraan joogta inaa leedahay isku day maalmahaga ❤️ wardi
"Qur'aanka waa barako waa shifa"
"Quraanku waa sheyga kaliya aan ku hilmameynin aduna iyo aqiro "

Alle hanaga dhigo ehelka quraan 🥺
Forwarded from Dhiiragaliye (Muhammad Bin Faarax)