Aisha Bintu Ahmed
17.3K subscribers
2.3K photos
55 videos
19 files
642 links
"Jeclow naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌

Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021

WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed
Download Telegram
Yaa Rabb Hadii aan ka gaabinay Qur’aan aqriska iyo Cibaadada, Naxriistaada inoogu kaalmeey in aan kamid noqono kuwa wanaagga u degdegga kadibna haleela Ajarka Soonka iyo Laylatul qadriga 😊❤️
Ibnu jawzi allah ha uraxmadee wuxuu dhahay: " adoon muslim ah ma jiro oo rasuulka (salaalhu calyhi wasalam) saligiisa badiyay , ilaa haduu jiro alle wuxuu Qalbigiisa yeelaa nuur , denbigiisa wuu dhafaa , laabtiisa ayuu u waasiciyaa , arimihiisana wuu fududeeyaa.

#AdoontiiRabbi
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"Qofkii qofkale culays haystay ka kala fudaydiya,Alle(arrimihiisa) ayuu Adduun iyo aakhiroba u fudeydiyaa"

#Axadith
#r2024
Sidaa ugu fudud maal ku yeelan karto gabarey waa labo
1: inaa cid taajir ka dhalato
2: inaa nin taajir guurtid .

Labadan hadda mid ka hayin wll janada ku duceeyso.
aniga xaqaa igama maqna oo waxaba aaminsanahy inaa ka xaq badanahy ina rageed oona ka naxriis badanahy mana jirto xaq aan ku raadiye meel ay isku imadan rag iga ajnabi ah 😑

#highlights
Koorsooyin Free ah📕
🆔JOIN⤵️
Hadiyadii Rabi 📿
🆔 jOIN⤵️
Buugaag Somaliyeed📚
🆔 jOIN⤵️
Xigmada Aduunyada🖊
🆔 jOIN⤵️
Mucaashaq jacayl 🔅
🆔
jOIN⤵️
Umuuraha Jaceylka💔
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Dhaawacan ❇️
🆔 jOIN⤵️
Joogtaynta Faa,iidada 📊
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Daweeye  💖
🆔 jOIN⤵️
Akhlaaqda Sare 📸
🆔 jOIN⤵️
Nuxurka Amuuraha 😘
🆔 jOIN⤵️
Hagaha dumarka 🧕
🆔 jOIN⤵️
Aqoon kororsi. 📚
🆔 jOIN⤵️
Kobci aqriskaaga 📖
🆔 jOIN⤵️
Hadalada Wanaagsan 🔈
🆔 jOIN⤵️
Quruxda Islaamkeena
🆔 jOIN⤵️
Fikrado gaara 💭
🆔 jOIN⤵️
Xogta Qalinmaal  📝
🆔 jOIN⤵️
Suugaanta Sugan 📷
🆔 jOIN⤵️
Dareen qoyan ❤️‍🩹
🆔 jOIN⤵️
Aqris kunool 💡
🆔 jOIN⤵️
Hoyga mucaashaqiinta ❤️
🆔 jOIN⤵️
Xaqiiqda qarsoon 🫣
🆔 jOIN⤵️
Ruuxda Nafta ✍️
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Jileec ❤️‍🩹
🆔 jOIN⤵️
Dhiiragalinta Nolosha 😊
🆔 jOIN⤵️
SOMALI LIBRARY 📚
🆔 jOIN⤵️
Haqabtire College
🆔JOIN⤵️
Nolosha iyo Diinta 🕌
🆔JOIN⤵️
Dhiragelinta nafta😊
🆔JOIN⤵️
Diinteena suuban
🆔
JOIN⤵️
KULIYADA📖
@Maanhage

🌓----------------------🌗
⭐️ Powered By :  @Somalibooks
🌓----------------------🌗
Waxa uu yiri rasuulkii ALLE N.N.K.H
xaqa uu ku leeyahay muslimku muslimka kale waa lix;
1. Haddii uu la kulmo waa salamaa.
2. Haddii uu u yeero waa ajiibaa.
3. Hadduu talo waydiisto waa la taliyaa.
4. Hadduu hindhiso oo uu ALXAMDU LILAAH dhaho YARMAKULULAAH ayuu u yiraahdaa.
5.Haddii uu xanuunsadana waa booqdaa.
6. Haddii uu dhintana janasadiisa ayuu racaa.

#Axadith
#r2024
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from Dhiiragaliye (Muhammad Bin Faarax)
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Meel walbo wuu ka dhex muuqdaa☺️
Caa'isha Alle haka raalli noqdee waxay tiri:"nebigu ﷺ wuxuu ahaa markay 10'ka dambe ee ramadaan soo gasho mid habeenka nooleeya(aad u cibaadeysta) guntigiisana adkaysta,ehelkiisana -cibaadada- u kiciya"
_

Guntigiisa adkaysta waxa laga wadaa: inuu nebigu habeenka cibaadada u diyaar garoobi jiray, waxa kale oo lagu micneeyaa inuu xaasaskiisa habeenkii iska dhawri jiray oo guntigiisa adkaysan jiray.

#Axadith
#r2024
Sidee loo tukadaa Taajudka(Tahajjud)?

- Niyad dhameystiran la imow.
- Go'aanso inta rakcadood aad tukan rabtid, Salaadan waxaa loo tukadaa tiro dhabban ah sida 2, 4, 6, 8 iwm. Waxaa ugu yar labo rakcadood.
- Si lamida sida aad salaadaha kale u tukatid oo kale Faatixada ku bilaabo kadibna wixii Qur'aanka kaaga fududaada aqri labada rakcadoodba.
- Markaad salaama naqsatid (Assalamu Caleykum waraxmatu Allah), waa marka aad bilaabeysid inaad illahay u dan sheegatid.
- Waxaad ku duceysan kartaa wax walba oo qalbigaga ku jira, Adigoo adeegsanaya luuqada aad is leedahay hadalkaga si fiican baad ugu cabiri kartaa(waajib mahan inaad Af-Carabi ku duceysatid).
- Isku day inaad si khushuuc iyo daacadnimo ku dheehantahay Alle u baridid, kuna kalsoonow inuu illahay wixii kuu fiican kuu doori doono.
- Salaadan hadii aad rabtid inaad tukatid habeenka oo sadex meelood labo meeli ay tagtay, waxaad tukan kartaa marka ay 20-30 daqiiqo ka dhiman tahay Aadaanka salaada subax (xiliga suxuurta ).
- Taajudka kadib waxaa lasoo jeediyaa inuu qofku hal rakco oo Witri ah kusoo gunaanado 🙏
❤️
Abdillahi bin mascuud ayaa nebiga weydiiyey:Dembigee Alle agtiis ugu weyn? Nebiguna wuxuu ugu jawaabay;waxa ugu weyn inaad Allihii ku abuurtay aad cidkale la sinto(la caabuddo).

#Axadith
#r2024
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Wuxuu yiri sheekh samakhshari " Anigoo wiil yar ah ayaan shimbir lugta xarig uga xiray dabadeedna waxaan bilaabay inaan jiido ilaa ay lugtii ka go'day, hooyadey oo aad uga xumaatay falkaas ayaa igu tiri: Adna ilaahay lugta hakaa jaro sidaad shimbirka yar lugta uga jartay! Wuxuu yiri markaan nin weyn noqday ayaa lugteyda waxaa kuu dhacay cudur sababay in lugta la iga gooyo"

Wuxuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyey caruurtiina ha habaarina laga yaabee in habaarkaas lagaa aqbalo oo hadhow caruurta dhibaato soo gaarto.

#Xigasho
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"nin iyo naag meel iskuma kaliyaystaan ilaa shaydaan baa saddexeeya"

#Axadith
#r2024
Nin layiraahdo John ayaa ku faanay`` Inankaygu caqli badnaanti aniga ayaa uu iga qaatay`` Xaaskiisii ayaa ugu warcelisay "Waa aan hubaa saxnaanta hadalkaas, sababta oo ah anigu caqligaygii waa aan haystaa👌😁"
Marka hore Kee Badbaadintisa Doorbidi Laheed...?

Me: Asi Wallashis ha Badbaadiso anna Walalkeyga😁❤️